Rounaboutku wadooyinkaan kuu sheegayay ayuu ka mid yahay. Hargeysa iyo Burco ayaa roundabout iyo traffic lights u baahan si shilalka badan uga yaraadaan. Liqaaye inaadeer waan ogahay wadankeena meel inooga fiicani inaanay jirin laakiin adigu uun la iskama fikiro. Markaad wadankii tagto miyaanad arkin siduu wadanki yahay. Dadka 70% waa shaqo la`aan, arday jaamacadaha ka baxay oo gidaarada taagtaagan ayaad arkaysaa. Dadku waa qaar wax haysta iyo qaar bakhtiyaya. Waa highclass iyo lowclass. Dadkeena qurbaha degen markay wadankii tagaan intay soo arkaan xoogaa guryo qurbajoogu dhisteen ayay yidhaahdaan Somaliland way duushay iyo horumar bay gaadhay. Anigu maalintaan arko dadkoo biyo la`aan ka cabanayn,wadooyin la sameeyey, iskuulo bilaasha ama cisbitaalo bilaasha ayaan odhanayaa horumar baynu gaadhnay.LiQaaye_TDH wrote: waxaad arkaysa somali ino Xayeeysiinaysa Some Round a AboutsAdigona waxaad ka soo Horjeeda Fooqa ugu Weyn ee dhul somaliyeed laga sameeyo!!
The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City
Moderator: Moderators
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City
Taasi Arrin Dowladeed! Maaha Mid Ganacsato Kifeyn Karo!!![/quote]LiQaaye_TDH wrote:
Bilicdu dadka baahan maxay u taraysaa? Bilicda miyay ku cuntaynayaan? Hargeysa ayay biyo la`aani ka jirtaa oo xaafadaha qaarkood 3 maalmood bilaa biyo la ahaadaa. Dadka badankoodu waa bilaa camal oo waata camal la`aan darteed dadki soo wada tahriibayaan. Dhulku wadooyin malaha, Dadku waa jaahiliin oo inta wax baratay way yartahay. Iyadoo waxyaabahaas oo dhan jiraan ayaa fooq nin dhistay lagu faanaa miyaa?
poiintgaygu waa kaas.waxa dawladu samayso e qof gaar ahi lahayn ayaa lagu faanaa. Public service iyo Private ayay kala yihiin. Private xiitaa ma xuma laakiin public serviceka ayaa ka fiican oo ka faaido badan. dadkoo dhan baa ka faaidaya.
Wadamada qurbaha ee aynu joogno waa inaynu isku dayno inaynu ka faaidaysano oo waxyaabaha fiican kaga dayano. Sinaanta iyo cadaalada inaynu kaga dayano weeye.dadku xiitaa markay wax ka wada dhexeeya samaystaan way dhawrtaan oo iska burburin maayaan.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City
Kaliil: Sax waanan ku fahmay, insha allah Dadkeeno, waxey uu qaban karaan wey uu qaban dadka dhibaataysan.. Haddaba Itaalkeeno ma Yara... Laakin nimanka Ganacsatada iyo Siyaasiinta waxaaan anigo kula Talin Laha (Stop taking Staff from Abroad) Kuwan Qurbo-joogi iyagi waxi oo dhan qaatay, Macal Shaqooyinka Dowlada iyaga aya lagu taxay!!!
Laakin i know where you coming from!!
Laakin i know where you coming from!!
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City
LiQaaye_TDH wrote:Kaliil: Sax waanan ku fahmay, insha allah Dadkeeno, waxey uu qaban karaan wey uu qaban dadka dhibaataysan.. Haddaba Itaalkeeno ma Yara... Laakin nimanka Ganacsatada iyo Siyaasiinta waxaaan anigo kula Talin Laha (Stop taking Staff from Abroad) Kuwan Qurbo-joogi iyagi waxi oo dhan qaatay, Macal Shaqooyinka Dowlada iyaga aya lagu taxay!!!



Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City
Actually dahabshiil is building these tall buildings in many towns in Somalia like Boosaaso, Las Anod, and Garoowe. That is what one engineer who works for it told me. A similar plan is in the works for major towns in Southern Somalia.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City
wariye liqaaye,why do u call it somali building as oppose to somaliland building,tongue slip is a bitch yo




-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City
Mr_Alfaas wrote:The_Emperior5 wrote:liqaaye building kani ma kii dawladu 100ka cisho waxqabadka ku darsatay baa![]()
![]()
![]()
![]()
good one
ceeb haku qoslin buildingka dawladu 100ki cisho dhisaysay![]()
imikad rabta liqaaye ka xanajiso



- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City
LiQaaye_TDH wrote:
Soon Complete![]()
![]()
mashalah that is big beutiful building but come on man you have not seen mogadisho their are bulidings 4 times as larger then this one
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City
LiQaaye_TDH wrote:
Soon Complete![]()
![]()
mashalah that is big beutiful building but come on man you have not seen mogadisho their are bulidings 4 times as larger then this one
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 22 Replies
- 1857 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 62 Replies
- 5611 Views
-
Last post by anzeloti
-
- 11 Replies
- 1382 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 60 Replies
- 3925 Views
-
Last post by Abdi-Samatar
-
- 29 Replies
- 2820 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 12 Replies
- 1388 Views
-
Last post by Rambie
-
- 15 Replies
- 2256 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 28 Replies
- 2625 Views
-
Last post by RoobleAlWaliid
-
- 7 Replies
- 1234 Views
-
Last post by Xamud.