DOWLADDA SOOMAALIYA OO DOMAINKII SOOMAALIYA (SO) KA IIBISAY SHIRKAD AJNABI AH!
1960kii Markii aan xornimadeenna ka helnay waddamada Ingriiska iyo Talyaaniga oo gumeysan jiray Dalkeenna Soomaliya, waxaan helnay aqoonsi buuxda oo adduunyada noo aqoonsatay in Soomaliya ay tahay waddan xor ah, Iyadoo la tixraacayo xornimadaas ayaa Soomaliya waxay yeelatay labo (2) shey oo lagu aqoonsado oo kala ah:-
1.Calanka buluugga ah oo xidigta cad aay dhaxda kaga taal (taasoo astaan u noqoto dhinaca aragga).
2.Waxa uu waddanku yeeshay astaan number oo ah dhanka is gaarsiinta (country code 252)
3.Wixii ka danbeeyay sannadkii 1990 waxaa soo baxay astaan seddexaad oo ah dhinaca isgaarsiinta internetka (Country Domain Name). Maadaama aay Somaliya ka jireen dagaallo sokeeya waddankuna uu burburay lana bilileqeystay isgaarsiintii qaranka (Communication Infrastructure; ayaa lama huraan noqotay in astaanka internetka waddanka aanan al isticmaalin.
Waxaa ayaan darro ah sheygii kaliya oo ka nabad galay gacanta ganacsatada Somaliyeed “Magaca Internetka Somaliya .SO” muddo kabadan 20 sanadood in maanta aay shaqsiyaad isticmaalaya magaca dowladda TFG ee xafiiska madaxweynaha ay ka iibiyaan shirkad ka beec mushtarta sii gedidda domain-namaka ee internetka lacag aad u jaban oo ah 5 sano $10 Milyan oo Doollarka Mareykanka ah.
Waxay ahayd in aanan la iibin domain nameka Somaliya ee .SO sababah hoos ku qoron aawgood
1.In Somaliya maanta aanay jirin dowlad dhexe oo leh isgaarsiin u gaar ah oo aay ka koontroosha dhammaan aaladaha kala duwan ee isgaarsiineed (Network Operation Center – NOC).
2. Country Codeka waddanka ama furaha waddanka oo aanay hadda maamulin dowladda dhexe 252. Ma jirto waddan adduunka aay kala baxsanyihiin labadaa waayo waa aaladaha is gaarsiineed ee aay dowlad isticmaasho si gaar ah iyo si ganacsiba. DNS and NIS “252 iyo .SO”
3.Inta aanan la iibin xoolo aay leeyihiin ummadda Somaliyeed waxay ahayd in marka hore laga helo oggolaasho golaha wasiirada iyo baarlamaanka. Waa la dhinac maray waxaaney u egtahay in loo iibsaday si shaqsiyan ah .SO.
Shaqsiga u qoran inuu yahay Administrative contact domainka Somaliya waa Dr. Abdikarin Hassan Jama oo ah Agaasimaha Madaxtooyada ee Villa Somalia.
Haddaba Dhammaan Soomaalida ay weli Waddanniyaddu ku dambeyso waxan ka codsanayaa in ay Arrintan uga dhiidhiyaan sidii ay uga dhiidhiyeen Markii Caadaqaatayaashu ay isku dayeen in ay Baddii Somaaliyeed ka Iibiyaan Dowladda Kenya.
Eng. Ismail D. Osman
Telecommunication consulting, expert
osmando@gmail.com
DFKMG oo Shirkad Ajnabi ah ka IIBISEY Domainka Internetka ..
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
KeligiiJabhad
- SomaliNetizen

- Posts: 939
- Joined: Mon Oct 22, 2007 8:38 am
- Location: TURMO
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 250 Views
-
Last post by r_u-maadd
-
- 0 Replies
- 143 Views
-
Last post by reer_boqor
-
- 3 Replies
- 297 Views
-
Last post by zingii
-
- 0 Replies
- 256 Views
-
Last post by reer_boqor
-
- 43 Replies
- 6046 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 2 Replies
- 399 Views
-
Last post by dawwa9
-
- 2 Replies
- 379 Views
-
Last post by BABYGIRL123
-
- 3 Replies
- 379 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 230 Views
-
Last post by Afri_Somali
-
- 15 Replies
- 928 Views
-
Last post by Basra-