Laascaanood,(lasanod Online)- Warar horudhac ah oo aanu ka helay magaalada Laascaanood, ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday Taliyihii ciidanka denbi baadhista gobolka Sool..
Cali Dhalaaye ayaa caawa niman Hubaysan oo aan ilaa hada la garanaynini Tacshiirad ku fureen, waxaana la sheegay inuu dhaawac culusi soo gaadhay.
Sidoo kale waxuu warku intaa ku dareen in nin kale oo Caaqil ah oo ag fadhiyay uu isna ku dhaawacmay falkaas.
Ilaa hada wax faahfaahin ah lagama hayo dhacdadan, hase yeeshee waxay wararku sheegayaan inay goobtii ka baxsadeen kooxdii falkan geysatay..
Kala socda LASANOD ONLINE wixii wara ee kasoo kordha weerarkan..
Taliyihii Ciidanka CID'da Ee Gobolka Sool Oo La Dhaawacay-
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Re: Taliyihii Ciidanka CID'da Ee Gobolka Sool Oo La Dhaawaca
Cali Dhalaaye waan garanaya Las Anod baan ku arkay, iyo caqilka dhaawacmay waa Cawil Hersi caqilka reerkayaga waxaa lagu hoor toogtay hotel ataash. I hope they both have a speedy recovery. 
- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super

- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Re: Taliyihii Ciidanka CID'da Ee Gobolka Sool Oo La Dhaawaca
Is he Dhulbahante...the CID guy?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Taliyihii Ciidanka CID'da Ee Gobolka Sool Oo La Dhaawaca
Kingdom taliyaha is dhulbahante , he is well though now
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1013 Views
-
Last post by mashallahbro
-
- 5 Replies
- 678 Views
-
Last post by udun
-
- 0 Replies
- 436 Views
-
Last post by yesman10099
-
- 0 Replies
- 344 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 866 Views
-
Last post by damu
-
- 1 Replies
- 443 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 447 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 3 Replies
- 511 Views
-
Last post by 1nemansquad
-
- 21 Replies
- 2048 Views
-
Last post by razer
