ssc militia men killed in Kalshaale, Buhoodle district.
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: ssc militia men killed in Kalshaale, Buhoodle district.
that was an innocent man who was murdered for no reason, but the consequences were severe for his killers
DAGAL SAAKA KADHACAY BALI KALSHAALE
deeganka bali kalshaale oo dhawanahanba ay kajirtay xalad colaadeed oo u dhaxaysa beelaha habar jeclo. iyo
dhulbahante, kadib markii ay baraago qodis kabilaaben deeganka beesha habar jeclo iyadoo beesha
dhulbahantena, sheeganayso deegankaa lahaanshahiisa ayaa saaka waxa kadhacay dagal qadhadh dagalkan
aya wuxuu daba socda kadib markii habeen hore lagu dilay nin ganacsade ah oo kasoojeeda gobolka cayn
dilkan oo ay geysteen nimankii baragaha sharcidarada ah ka qodanayey deegankaasi waxaa ilaa shalay
lagadareemaeyey gobolka cayn ciidan uruursi xoogbadan waxan saaka waabarigii ay dagal kula wareegen
deeganka (balikalshaale) qasaraha dagalkaa kadhashay ayan wali lasoo xaqiijin lakiinse inta lahubo waxaa
ku geeriyooday 4 nin oo kasoo jeeda beesha habar jeclo iyadoo ay jiraan tiro dhawac ah oo loola cararay
burco
waxa laga dareemaya gobolada togdheer, iyo cayn, xalad ciidan uruursi iyo gurmad xoog badan iyadoo laga
baqayo in sacadaha fooda inagu soo haya xaladu faraha kabixi karto dhanka kale waxaa iyana dadaal nabad
raadin ah wada
wax garadka iyo culimo ow diinka iyo isimada gobolka cayn oo uu horkacayo garad c/laahi garad soofe
wixii kasoo kordha dagalka kala soco buhodlepost
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: ssc militia men killed in Kalshaale, Buhoodle district.
Solomadow need to step their game up and sort these daddy's army brigade calling itself SSC. 
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: ssc militia men killed in Kalshaale, Buhoodle district.
Latest News im getting is, Solomadow Caaqil's are Having meetings with Reer Daahir and Adan Madoobe in (Taalo-Buur) This SSC Ilaahay ha uu Sahlo!!!!
Re: ssc militia men killed in Kalshaale, Buhoodle district.
loooooooooooooooooooooool amiiiiiiiiiiiinLiQaaye_TDH wrote:Latest News im getting is, Solomadow Caaqil's are Having meetings with Reer Daahir and Adan Madoobe in (Taalo-Buur) This SSC Ilaahay ha uu Sahlo!!!!
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: ssc militia men killed in Kalshaale, Buhoodle district.
You know the funny thing is they never learn. They push us we react take land of them and then couple of years later they make the same mistake again. If its true this time we wont hold Buhoodle for a few days but forever. Every action has a reaction my qurjile friends.malakumod wrote:loooooooooooooooooooooool amiiiiiiiiiiiinLiQaaye_TDH wrote:Latest News im getting is, Solomadow Caaqil's are Having meetings with Reer Daahir and Adan Madoobe in (Taalo-Buur) This SSC Ilaahay ha uu Sahlo!!!!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 29 Replies
- 2872 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 6 Replies
- 1192 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 8 Replies
- 871 Views
-
Last post by PrinceOfDarwiishLand
-
- 4 Replies
- 1090 Views
-
Last post by knet
-
- 11 Replies
- 1927 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 5 Replies
- 777 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 18 Replies
- 3312 Views
-
Last post by LusciousBella
-
- 43 Replies
- 3440 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 3 Replies
- 1470 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 293 Views
-
Last post by adanboy
