Khasaaraha Dagaalkii Degaanka Buuhoodle oo Kordhay.
TUESDAY, 16 NOVEMBER 2010
Burco-(Togdhnews)- Khasaaraha ka dhashay Dagaalkii Maanta ka dhacay Degaanka Kalshaale, ee
uu Dhexeeya Buuhoodle iyo Burco, ayaa sii kordhayaa dadka ku dhintay Dagaalkaasi ee ilaa hadda la xaqiijiyay ayaa gaadhaya 8 Qof, halka dhawacooduna ka yahay 8 Qof.
Dhimashadda Dhinaca Degaanka Qoru lugud ayaa lagu sheegay inay tahay 6 qof iyo Shan Dhaawaca, halka Degaanka Buuhoodle Dhimashadooda lagu sheegay laba iyo Saddex dhaawac labada dhinac ayaa Mid kastaaba wuxuu Haystaa hal Nin oo Maxbuus .
Dagaaladda dhexmaray labadda Beelood ee Degaankaasi wada degan ayaa la sheegay inuu Istaagay oo hadda Xaaladu Degan tahay.
Khasaaraha kale, ee Dagaalkaasi ka dhashay ayaa la sheegay inuu yahay,iyadoo la burburiyay dhamaanba Baraagihii, laga Qoday Kalshaale, ee Muranka iyo Dagaalku ka dhashay ma jirto cid ilaa hadda gaadhay Degaankaasi oo ka tirsan Xukuumadda soomaaliland, iyadoo Wararka ka imanaaya degaankaasi sheegayaan in labadii Ciidan is hor fadhiyaan, dhinac kastaa uu soo qulqulaaya gurmaddo, waxaana laga cabsi Qabaa in Maanta mar kale Dagaalku ka Qarxo Degaankaasi.
TogdhNews.com
khasaaraha dagaalkii degaanka Buuhoodle oo kordhay
Moderator: Moderators
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
-
Ceelafweyn
- Posts: 199
- Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm
Re: khasaaraha dagaalkii degaanka Buuhoodle oo kordhay
Dagaalkani labada dhinac ee is haya midna uma aha dan, waa in la soo afjara.
Dhinaca qorilugud ama beesha solomadow oo salaada iyago tukanaya la soo gaadey oo laga gilay 4 nin iyo 5 kalane la dhaawacay.
Dagaalki danbe ayaa sababey dhimasho kale oo labada dhinacba. Si kastaba ha ahaatee caadifadu waxba ma daweysee, dagaalkaa u dhexeya labada beelood oo marar horena qarxay aya u bahan in la iska af jaro.
meelo badan bey habarjeclo iyo dhulbahante wada degaan hadana dhibtu ma badna ee dhankaa HAWD hawlaa baa ka taagaan ee tolow colka jooja ayaan leehaya.
salama

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 29 Replies
- 4154 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 1 Replies
- 481 Views
-
Last post by mahoka
-
- 10 Replies
- 590 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 4 Replies
- 803 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 20 Replies
- 2117 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 8 Replies
- 983 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 7 Replies
- 672 Views
-
Last post by garoweboy
-
- 2 Replies
- 692 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 1 Replies
- 7370 Views
-
Last post by gulaid111
-
- 2 Replies
- 1634 Views
-
Last post by kkk47