Sida Loo Xulo Kuraasta Ahmed Langadhe Qaybiyo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Sida Loo Xulo Kuraasta Ahmed Langadhe Qaybiyo

Post by Mr_Alfaas »

IshaNews-Hargeysa-Taliyaha cusub ee sirdoonka qaranka Somaliland Maxamed Nuur Xirsi oo madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) Arbacadii daraad u magacaabay xilkaasi, kadib markii uu xilkaasi iska casilay taliyihii hore ee sirdoonka Xuseen Xasan Rooble (Xuseen Keniyaati) ayaa xilkii hay’daasi si rasmi ah ula wareegay khamiistii shalay.
Taliyaha cusub ee sirdoonka qaranka Somaliland loo magacaabay Col. Maxamed Nuur Xirsi oo ay isku jifo yihiin madaxweyne Siillaanyo, iska markaana ka mid ahaa saraakiishii ciidamada Milatariga Somaliya gar ahaana qaybta Taangiyada oo muddo dheer ahaa qurbo joog degenaa dalka Ingiriiska ayaa waxay ilo xogogaal ahi Haatuf u xaqijiyeen in taliyaha cusub Col. Maxamed Nuur Xirsi uu si rasmi ah xilkaasi ugala wareegay Mr. Xuseen Keniyaati, taaso munaasibad lagu qabtay dhismaha cusub ee loo dhisay hay’da sirdoonka qaranka Somaliland ay si rasmi ah xilka ugula kala wareegeen labada taliye, taaso sida ay tibaaxuhu noo sheegeen ay munaasibadii xil wareejintaasi ay goob joog ka ahayeen la taliyaha Madaxweyenah ee dhinaca nabad galyada Saleebaan Cumar Ku Joog iyo saraakiil ka tirsan hay’yada sirdoonka qaranka.
Jagadan taliyaha sirdoonka qaranka oo ay loolan ugu jireen sida la sheegay xubno ay ka mid ahayeen Cabdi Axmed (Cabdi Dheere), Xasan Cali Abokor, Muj. Maxamed Kaahin Axmed, Ibraahim Faarax Doodi, Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed Dheere) ayaa iyaga la sheegay in damacoogii jagadaasi buuxinteeda uu soo afjarmay markii uu madaxweyne Siillaanyo Arbacadii daraad si rasmi ah digreeto ugu magacaabay Maxamed Nuur Xirsi in uu noqdo taliyaha cusub ee sirdoonka Somaliland.
Source :Haatuf

:lol: :lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Sida Loo Xulo Kuraasta Ahmed Langadhe Qaybiyo

Post by LiQaaye_TDH »

Mr Kaneeco.... Sorry man i told a Faarax Cabdille left that positiion and only a Faarax Cabdille will get it, so Reer Keeno will have to wait for what ever comes up :D
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Sida Loo Xulo Kuraasta Ahmed Langadhe Qaybiyo

Post by Mr_Alfaas »

LiQaaye_TDH wrote:Mr Kaneeco.... Sorry man i told a Faarax Cabdille left that positiion and only a Faarax Cabdille will get it, so Reer Keeno will have to wait for what ever comes up :D
Qabiil dhan waxba kamaan sheegin :mrgreen:

mesha cadayn ban so dhigay o runtan farta idiin taabsiinaya beentan ad mesha ku mawelinaysaan dadka :lol: ka baxa
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Sida Loo Xulo Kuraasta Ahmed Langadhe Qaybiyo

Post by KingWaslawi »

Liqaaye niyaw waa ayo ka loo magacaabay, Ma Bayle Faarax baa mise waa Faahiye Faarax

Kiiniyaati Faahiye Faarax buu ahaa. Mise waa Reer Daahir Kolay Axmed Faarax maaha ayaan filayaa.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Sida Loo Xulo Kuraasta Ahmed Langadhe Qaybiyo

Post by LiQaaye_TDH »

Northwind wrote:Liqaaye niyaw waa ayo ka loo magacaabay, Ma Bayle Faarax baa mise waa Faahiye Faarax

Kiiniyaati Faahiye Faarax buu ahaa. Mise waa Reer Daahir Kolay Axmed Faarax maaha ayaan filayaa.
Inaader anigo Ma Hubo waxu ka sii yahay Faarax Cabdile, laakin sida la sheegayo waa Xagga Daahirka!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”