Wafti GalGala Booqday

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
muftaax
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 626
Joined: Fri Nov 26, 2010 9:02 pm
Location: Throwing Dabaycos into the Red Sea- Bosaaso Maakhir

Wafti GalGala Booqday

Post by muftaax »

Wafti GalGala Booqday
November 27, 2010
By Axmed Muuse Dheere
Wafdigan ayaa waxaa safarkiisa ku weheliyay Masuuliyiin katirsan dawlada Puntland ayna ka mid yihiin ku xigeenada Wasiirada amniga iyo gudaha ,barasaabka gobolka Bari iyo iyo ku xigeenka duqada degmada Bosaso


Wafdigan ayaa waxaa ay u kuurgaleen xaalada Amaan iyo tan bini’aadanimo ee ka jirta degaanka Gal gala .

Wafdigan ayaa waxaa Warbaxin ay ka dhegaysteen Gen Siciid Dheere oo isagu faah faahin Ka Bixiyay dhinaca Amaanka ,waxana uu sheegay in Amaanka uu sugan yahay waa sida uu hadalka u dhigaye.

Barasaabka gobolka Bari Sheekh Cabdi Xaafid oo isaguna u warramay saxaafada safarkan kadib ayaa waxa uu sheegay in wafdiga ka socday QM ay la dheceen warbaxinihii la siiyay iyo dhamaan waxyaalihii ayku soo arkeen degaanka Gal gala .

Waxana uu sheegay in maadaama Gal gala ay ka tirsan tahay gobolka Bari uu gobolka kaalin wayn ka qaadan doono dib u dejinta dadkii ku barakacay dagaaladii ka dhacay degaankas ,waxana uu sheegay in QM ay ka dhawrayaan in ay gar gaar bin’aadantimo u fidiso qoysaska dib ugu soo laabanaya degaanka Gal gala.

Lama sheegi karo inay weerar kale soo qaadi doonaan iyo in kale Garabkii Dawlada GalGala kula Diraray Bilihii, iyada oo ay Sahal tahay in Daaqiiqad kasta uu Dagaal curan karo.

Wakiilka Bosaaso

Galgalanews@Yahoo.com
User avatar
muftaax
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 626
Joined: Fri Nov 26, 2010 9:02 pm
Location: Throwing Dabaycos into the Red Sea- Bosaaso Maakhir

Re: Wafti GalGala Booqday

Post by muftaax »

Why do Majarteens parade around with Bosaaso when they know it can end in an instance?

:?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”