Nabadoons from Gedo had enough of Xisbul Islam & Al-Shabaab

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Nabadoons from Gedo had enough of Xisbul Islam & Al-Shabaab

Post by XimanJaale »

Gedo:(Sh. M. Network) Waxgarad kasoo jeeda gobolka Gedo ayaa ku eedeeyay ciidamo ka tirsan kuwa Ururka Xisbul Islaam inay weerar ku qaadeen degaano ay dad rayid ah dagan yihiin oo ka tirsan gobolkaasi.

Nabadoon Axmed Max’ed Cismaan oo ka mid ah nabadoonada ka soo jeeda gobolka Gedo ayaa waxaa uu sheegay in ciidamo ka tirsan Maamulka Xisbul Islaam degmada Luuq ee gobolka Gedo ay weeraro gar daro ah ku qaadeen dad degan dhowr ah deegaan oo hoosyimaada degmada Dooloow ee gobolkaasi.

Nabadoonka ayaa waxaa uu sheegay in markii ciidamada Xisbul Islaam ay weerareen deegaanadaasi ay ku dileen 2-ruux halka 3-kalana ay ku dhaawaceen kuwaasi oo dhamaantooda ahaa dad rayid ah, waxaana uu tilmaamay in ay ka xaysteen ilaa 5-ruux oo uu sheegay in uu k jiray mid ka mid ah Nabadoonada kasoo jeeda deegaanaadasi.

Axmed Max’ed Cismaan oo ka mid ah Nabadoonada gobolka Gedo ayaa hadalkiisa waxaa uu raaciyay in ilaa iyo iminka aan garanaynin sababaha rasmiga ah ee ka dambeeya weeararada Ciidamada Xisbul Islaam ay la beegsadeen dad rayid oo beeralay ah, waxaana uu ka codsaday Odayasha iyo waxgaradka kasoo jeeda gobolka Gedo inay arimaha ay kula dhaqaaqeen ciidamadasi ay wax ka qabtaan.

Sidoo kale Nabadoonka ayaa waxaa uu ugu baaqay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya Max’ed C/laahi Max’ed Farmaajo in uu ka shaqeeyo sidii uu nabad u dhex dhigi lahaa beelaha dega gobolka Gedo kuwaasi oo intooda badan Xurgufi ay ka dhex taagantahay.

Weeraradaani ay ciidamada Xisbul Islaam degmada Luuq ee gobolka Gedo ay ka gaysteen deegaano dhowr ah oo hoostaga degmada Dooloow ayaa imaanaya xili gobolkaasi ay ka jiraan xiisado colaadeed oo u dhaxeeya ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo Ahu Sunna oo isku dhinac ah iyo Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.

Will Farmaajo unite the Marehan elders in Gedo? or ignore their disunity? Only time will tell.
User avatar
Garbo_Gedo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1138
Joined: Sun Mar 29, 2009 10:42 am
Location: Gedo, Baladki Amiirada

Re: Nabadoons from Gedo had enough of Xisbul Islam & Al-Shab

Post by Garbo_Gedo »

take your cheap propaganda and nonsense somewhere else. The unity of marehan is sacret and today it is at it best and no such thing you're claiming is reality so do us all a favour and shove your nonsense and farmaajo up your arse.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Nabadoons from Gedo had enough of Xisbul Islam & Al-Shab

Post by XimanJaale »

Garbo_Gedo wrote:take your cheap propaganda and nonsense somewhere else. The unity of marehan is sacret and today it is at it best and no such thing you're claiming is reality so do us all a favour and shove your nonsense and farmaajo up your arse.
No wonder Marehan havent achieved nothing for the past 20 years because we have people like you. u have no clue wat so ever on whats happening in Gedo and there u r talking cheap, niinyahow caadi iska dhig, you dont own Gedo.
Last edited by XimanJaale on Mon Nov 29, 2010 5:11 pm, edited 1 time in total.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Nabadoons from Gedo had enough of Xisbul Islam & Al-Shab

Post by XimanJaale »

XimanJaale wrote:
Garbo_Gedo wrote:take your cheap propaganda and nonsense somewhere else. The unity of marehan is sacret and today it is at it best and no such thing you're claiming is reality so do us all a favour and shove your nonsense and farmaajo up your arse.
No wonder Marehan havent achieved nothing for the past 20 years because we have people like you. u have no clue wat so ever on whats happening in Gedo and there u r talking cheap, niinyahow caadi iska dhig, you dont own Gedo.
User avatar
Garbo_Gedo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1138
Joined: Sun Mar 29, 2009 10:42 am
Location: Gedo, Baladki Amiirada

Re: Nabadoons from Gedo had enough of Xisbul Islam & Al-Shab

Post by Garbo_Gedo »

XimanJaale wrote:
Garbo_Gedo wrote:take your cheap propaganda and nonsense somewhere else. The unity of marehan is sacret and today it is at it best and no such thing you're claiming is reality so do us all a favour and shove your nonsense and farmaajo up your arse.
No wonder Marehan havent achieved nothing for the past 20 years because we have people like you. u have no clue wat so ever on whats happening in Gedo and there u r talking cheap, niinyahow caadi iska dhig, you dont own Gedo.
No wonder???what is there to wonder eh??? wake da fock up, Marehan has never been behind the rest of the greater Somalia, matter fact they have always been at forefront and at their best state compared to all others and till this continue to be. I know everything I need to know about my region and my people and I am very pleased in all aspects when it comes to them. Do yourself a favour and keep Marehan off your mouth.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Nabadoons from Gedo had enough of Xisbul Islam & Al-Shab

Post by XimanJaale »

Garbo nacas, Wallahi u have no idea who u talkin to laakin waxaan ku sheega, stop being nonesense! i like to speak the truth, and the truth is marehan have so many people like u that dont want no success for beesha. Why do u think every project beesha start, it ends up failing? Because marehan have people like u. Marka stop the hate and stop being a prick!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”