Dagaaaladan ayaa si rasmi ah maanta uga bilowday deegaano hoostaga gobolka Mudug ,waxaana ay u dhaxeeyeen labo maleeshiyo beeleed oo ka soo kala jeeda waqooyiga iyo koonfurta magaalada Galkacyo.
"Waxa uu dagaalka ka bilowday tuulada Godod iyo xardhaban lamana soo sheegin cid ku geeriyootay " ayuu yiri mid ka mid ah odayaasha Gaalkacyo oo warbaahinta la hadlay.
Dhinacyada dagaalamay ayaa la sheegay in ay maalmihii la soo dhaafay isku horfadhiyeen deegaanadasi,waxaana muranka uu markii hore ka bilowday dhul daaqsin halkaasi ku yaala.
Warar laga helayo maamulka gobolka ayaa sheegaya in ay socdaan dadaalo ay wadaan maamulada Puntland iyo Gal-Mudug oo la xiriira wax ka qabashada colaadda u dhaxaysa xoolo dhaqatadan.
Gudoomiyaha gobolka Axmed Cali Salaad oo dhawaan wafdi uu hogaaminayay booqday meelo ka tirsan goobaha lagu muransanyahay ayaa sheegay in dadaalada nabadeed ay sii kordhin doonaan si dagaalka uu u joogsado.
Dhinaca kale barlamanka Puntland ayaa ansixiyay todobo Wasiir, hal-Wasiiro dowle iyo sagaal-Wasiir ku xigeeno,waxaana wasiiradan la ansixiyay soo magacaabay madaxwaynaha Puntland horaantii sanadkan.
Figting erupts in Puntland
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 591 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 6 Replies
- 838 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 3 Replies
- 697 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 387 Views
-
Last post by GuleedWarsame
-
- 5 Replies
- 887 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 469 Views
-
Last post by Burco Boss
-
- 1 Replies
- 306 Views
-
Last post by TheWayfarer
-
- 1 Replies
- 645 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 39 Replies
- 3932 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 3 Replies
- 869 Views
-
Last post by MAD MAC