we have in the south monkeys and in the north west baboons
Axmed Baasto: Ciidamada Dowlada Puntland waxa ay si ula kac ah u laayeen dad reer Miyi ah
Muqdisho Axmed Maxamuud Baasto oo ah ku xigeenka wasiirka warfaafinta maamulka Gal-Mudug ayaa waxa uu ka hadlay dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay deegaano hoostaga magaalada Gaalkacyo.
Waxa uu sheegay in dagaaladaasi ay u dhaxeeyeen Ciidamada amaanka ee dowlad Puntland iyo waliba dad reer miyi ah oo ku nool deegaanada hoostaga magaalada Gaalkacyo.
Axmed Baasto ayaa waxa uu ku eedeeyay ciidamada Amaanka ee dowlada Puntland in ay si ula kac ah u laayeen dad reer miyi ah oo aan waxba galabsan.
Waxa uuna sheegay in arintaan ay tahay mid aanan horay u dhicin isla markaana ku cusub dhaqanka Soomaaliya waxa uuna sidoo kale uu sheegay in arintaan aysan marnaba filaynin.
Wasiir ku xigeenka ayaa sidoo kale waxa uu carabka ku dhuftay in dowlada Puntland hubkii la siiyay oo loogu talagalay in ay kula dagaalamaan kooxaha burcad badeeda ay haatan ku laayeen dad maataa.
Hadalkaan ayaa waxa uu imaanayaa xili dhowaan ay dagaalo xoogana ay ka dhaceen deegaano hoostaga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug kuwaasi oo sababay waxyeelo badan.
RBC Radio
the new alliance (hutu-siiland) want to play again in our backyard attacking our lands ...!!!
puntland should catch this jews guy and hutus monkeys that he use them
hutu last time were lucky when they end the war after dariwshii move to frontline fights
we have to catch all galgcio this time and kick hutu back to hoboyo where they belong


