Maakhir Ardayda India oo Taageertay Jaamacada Maakhir Daawo

The region of Maakhir coast and its environs. Maakhir forum discusses current events, economic development and Somali Unity.

Moderator: Junior Moderators

User avatar
muftaax
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 626
Joined: Fri Nov 26, 2010 9:02 pm
Location: Throwing Dabaycos into the Red Sea- Bosaaso Maakhir

Maakhir Ardayda India oo Taageertay Jaamacada Maakhir Daawo

Post by muftaax »

Maakhir Ardayda India oo Taageertay Jaamacada Maakhir [Daawo Sawirada]

Image
Ardayda Reer Maakhir ee dalka India wax ka Baratay ayaa Muujisay Taageero xoogan oo ay u hayaan Dhismaha Jaamacada Maakhir ee dhawaan dalkii laga Furay, Xafladaasi waxa soo qaban qaabiyay Ururka Ardayda Reer Maakhir ee dalkaasi ka dhisan waxana Munaasibada Khudbado badan ka Jeediyay Qaar ka mid ah Ardayda.



Sheekh C/Casiis Bile Maxamed Faarax Cali Buur ayaa Quraan ku Furay Madasha Xaflada isaga oo dhiiri Galiyay Ardayda inay sii Xoojiyanaa Xidhiidhkooda iyo wada Shaqaynta si Loo Gaadho Buu Yiri Horumar iyo Cadaalad Waarta.



Gudoomiyaha Ardayda Maakhir ee India Siciid Cabdi Cabdalle oo loogu yeedho Siciid Madoobe ayaa Kulankaasi ka Jeediyay Hadal isaga oo Amaanay Ururka Maakhir Development Gruop oo ay sheegeen inuu ahaa Ururkii ka danbeeyay Aas Aaska Jaamacada Maakhir.



Gudoomiyaha ayaa ka hadlay Horumarka ay Leedahay Aqoonto iyo in Deegaanka Hayland Sanaag iyo Bari ay aad looga SHaqeeyo in Kobaca Aqoonta Kor loo qaado.



Gaba Gabadii xafladaasi ayaa u Muuqatay mid Jawi Wanaagsan u dhacday waxana ay Horay Ardaydu u Qabsadeen Xafladu badan oo ay kaga hadlayaan Mustaqbalka Gobolada Hayland iyo Sanaag.







Hoos ka Daawo Sawirada


Image

Image

Image

Image

Image

Image
User avatar
muftaax
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 626
Joined: Fri Nov 26, 2010 9:02 pm
Location: Throwing Dabaycos into the Red Sea- Bosaaso Maakhir

Re: Maakhir Ardayda India oo Taageertay Jaamacada Maakhir Da

Post by muftaax »

UNITED WE STAND DIVIDED WE FALL

HYD-INDIA :up:
User avatar
muftaax
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 626
Joined: Fri Nov 26, 2010 9:02 pm
Location: Throwing Dabaycos into the Red Sea- Bosaaso Maakhir

Re: Maakhir Ardayda India oo Taageertay Jaamacada Maakhir Da

Post by muftaax »

UNITED WE STAND DIVIDED WE FALL

HYD-INDIA :up:
User avatar
gemini_snake
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1938
Joined: Mon Feb 11, 2008 12:12 pm
Location: staging an intervention @ liban ashkirs house

Re: Maakhir Ardayda India oo Taageertay Jaamacada Maakhir Da

Post by gemini_snake »

:shock: are they pure maakhiri? they look so....somali. :|
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Maakhir”