
------------
[quote="Libaax*"][
GOGARAD
salaan sare inadeer heestan iga gudoon
Waxa aan la ooyaa
illinta iiga gobo'leyn
waa aragtidaadoo
jacayl igu abraarsadaa
Ilhaan something something
eebadii kalgacalkaa
uurka igaga taalaa,
adaan kuu ildarananoo
Aawadaa u something
u irdhoobay gacaloow,
ayaantii something something
nafta waxaan iraahdaa
waad asiibi doontaa
Kaalay ubax la moodyey
mar un oofta igu qaad !
...
salan sare
ps i cant remeber who sang that song mizz find out bal.[/quote]
Libax, salan sare oo kashka iyo labta ka so go'oday walalo..How are you doing? Long time no araag? Ma fiicantahaay?

