"Abaayo maacan iska waraan aad baa uu quuruxbaadantahay
waaaw ilahay ayaa qurux kugu maneestay ilahay hakudeesto abaayo waxaan jeclahay inaan is fahano oon isbarano inabadana aan sheekeesano abaayo ciwankaan ku darso xxxxxxxx@hotmail.com waxaan rajeynayaa inay ku dhamaado kulan keena mid kheyr qabo byyy waxaana aad u daneenayaa isla socodkeenaa waxaana rajeenayaa inaad iga aqbasho by"
is this a hint? is he cheating? why would he call me abaayo maacan? SHALL I TELL HER? wallahi this aint no joke SERIOUS ANSWERS PLEASE!
