Al shabab oo u hanjabtay Galmudug
Moderator: Moderators
Al shabab oo u hanjabtay Galmudug
Kadib markii ay alshabaab kala wareegeegeen gacan kuhaynta magaalada xarardheere ururkii taagta darnaa ee xisbul islaam,ayaa hogaamiyaha kooxda mayalka adag ee argagaxisada al shabaab ee ka amarka qaadata ururka argagaxisada ee baqdin ku noolka alqaacida ninka la yiraahdo kabakutukade oo ka qudbeynayay degmada xarardheere oo ka tirsan gobolka mudug oo ay ka taliso maamulka galmudug state ayaa waxaa ku hanjabay inaanay halkaa ku hari doonin oo ay ka xorayn doonaan mudug maamulka murtidka ee ka arimiya halkaasi.Maamulka galmudug ayaana wax jawaab ah ka bixin hanjabaadaas cad,maamulka kale ee isna ka taliya ximan iyo xeeb ayaa isna wax war ah laga la' yahay.Hadaba ma waxa ay alshabaab ku daaleen inay hantiyaan mareerguur ,guriceel iyo dhuusamareeb? mise waxa ay moodaan inay kuwaani ka jilicsan yihiin kuwaasi.Calanka madoobina waxaa uu ka dhinac babanayaa xitaa iyo hakaasi mudug.
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Al shabab oo u hanjabtay Galmudug
first where is the link
second alshabab cant do nothing only talking shit
second alshabab cant do nothing only talking shit
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 22 Replies
- 1806 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 22 Replies
- 2691 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 5 Replies
- 983 Views
-
Last post by metamorphosis
-
- 1 Replies
- 525 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 4 Replies
- 536 Views
-
Last post by Righteous
-
- 9 Replies
- 1466 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 4 Replies
- 536 Views
-
Last post by Keyse_0208
-
- 27 Replies
- 1574 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 4 Replies
- 649 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 6 Replies
- 1027 Views
-
Last post by abdisamad3
