Baarlamaanka Puntland oo Lacag Ugu Deeqay Xabsiga Baran

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Baarlamaanka Puntland oo Lacag Ugu Deeqay Xabsiga Baran

Post by FBISOMALIA »

Image
Baarlamaanka Dawladda Puntland ayaa lacag ugu deeqay dhismaha lagu wado xabsiga weyn ee degmada Baran ee xarunta gobolka Sanaag.

Mudaneyaal ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa maalmihi lasoo dhaafay ku sugnaa degmada Baran,waxaana ay halkaas kula kulmeen masuuliyinta kala duwan ee gobolka Sanaag ee Dawladda Puntland.

Xildhibaan C/xakiim Maxamed Axmed oo u waramaayay Horseed Media ayaa sheegay in mudaneyaasha Baarlamaanka Puntland uu ay lacagta dhexdooda iska soo ururiyeen si loo dhamaystiro dhismaha xabsiga weyn.

Wuxuu intaas raaciyey in lacag ka badan $3,000-doolarka maraykanka ay maanta ku wareejiyey Taliska qaybta booliska ee gobolka Sanaag kaas oo ay ugu talagaleen in xabsiga lagu dhiso.

Hore Taliska Ciidamada Booliska iyo Asluubta Puntland ayaa lacag ugu deeqay dhismaha xabsigaan.

Dhismaha xabsiga degmada Baran ayay maamulka gobolka Sanaag ku dhawaaqeen in ay bilaabeen bishii lasoo dhaafay,iyadoo degmadaas iyo gobolka oo dhan aan ka jirin wax xabsi ah oo lagu xiro dadka dambiileyaasha ah.

Horseed Media
good decision we need jail to put siiland pirates on it :som: :up:
User avatar
Barkhadd
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 993
Joined: Wed Dec 01, 2010 6:05 am
Location: be good

Re: Baarlamaanka Puntland oo Lacag Ugu Deeqay Xabsiga Baran

Post by Barkhadd »

Majeerteen inuu pirate ahaabaan u haystee?
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Baarlamaanka Puntland oo Lacag Ugu Deeqay Xabsiga Baran

Post by FBISOMALIA »

Barkhadd wrote:Majeerteen inuu pirate ahaabaan u haystee?
first of all majertaan don't live in sanaag idiot

secound yeah the pirates in our north west shores is siiland boys soon we will hunt them down by puntland marines :som: :up:
User avatar
Barkhadd
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 993
Joined: Wed Dec 01, 2010 6:05 am
Location: be good

Re: Baarlamaanka Puntland oo Lacag Ugu Deeqay Xabsiga Baran

Post by Barkhadd »

FBISOMALIA wrote:

accused ayuu hadalkaasii yahay ee wax jira sheeg

Barkhadd wrote:

its by default understand its no need write it :ugeek:
User avatar
Barkhadd
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 993
Joined: Wed Dec 01, 2010 6:05 am
Location: be good

Re: Baarlamaanka Puntland oo Lacag Ugu Deeqay Xabsiga Baran

Post by Barkhadd »

meeshaay ku gaaysaba been abuurkaad wadaaa
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Baarlamaanka Puntland oo Lacag Ugu Deeqay Xabsiga Baran

Post by FBISOMALIA »

Barkhadd wrote:meeshaay ku gaaysaba been abuurkaad wadaaa
sxb what been abuur you talking about :|

yes there siiland pirates in our shores last time puntland catch them last year

be relax soon enough we will cut them down in name of somalinmo :som: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”