Ciidamadda dowladda oo bilaabay inay ka ganacsadaan jirka dumarka Somaliyeed “Dhacdo xanuun leh”
Ciidamadda dowladda kmg ee Soomaaliya ayaa caadeystay dhaqan aad u foolxumo badan, kana dhan Shareecada Islaamka, kadib markii ay caadeysteen in’ay ka ganacsadaan jirka haweenka Soomaaliyeed.
Ciidamadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa ciidamadda Amisom kharashaad kaga soo qaata sidii ay ugu kayni lahaayeen dumar ay la-tuntaan, isla-markaana ciidamadda dowladda ayaa ciidamadda Amisom aallaaba u sahla in’ay u keenaan gabarba, gabadha ay ka qurxoon tahay, taasoo noqotay wax si weyn looga argagaxo.
Ciidamadda Amisom ayaa lacago xoog leh ku bixiya sidii loogu keeni lahaa, dumarba dumarka ka qurxoon ee ku sugan caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho, iyadoo galab kasta xaruunta ciidamadda Amisom ee Xalane la-geeyo dumar kala duwan, kuwaa oo midba midda kale ka qurxoon.
Dhacdadaan oo mid xanuun badan ah ayaysan ka hadlin madaxda sar sare ee dowladda, xilli ay si-weyn ula socdaan dhaq dhaqaaqaan oo ay ciidamadda dowladda kaga ganacsadaan jirka dumarka Soomaaliyeed, iyadoo ay dad badani isweydiinayaan wax-yaabaha ku dhaliyay ciidamadda qaranka Soomaaliyeed in’ay ku dhaqaaqaan dhacdooyinka ceenkani oo kala ah.
Dhanka kale culimada ku sugan caasimadda oo dhawr oo hore ka hadlay dhacdooyinka ceenkani oo kala ah ayaa waxay sheegeen haddii aan tanoo kale laga hortagin in’ay imin karaayaan cuduro xanuun badan.
Laba bilood kahor ayay ahayd, kadib markii Xarakada Al Shabaab ay weeraro culus ku qaaday Ex Kulliyadii Jaalle Siyaad, xilli ay ciidamadda dowladda ay sii-gelinaayaan dhawr dumar ah oo ay u wadeen ciidamadda Amisom, gaar ahaan kuwa ka socda dalka Burundi.
Shabakadda Dhacdo.com Runta kama xishooto.
While alshabab are giving away women to pakistani, afghanis the tfg is doing the same! Disgusting
ShockingNews about Amisom&Dowladda Akhlaaqda Xun
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: ShockingNews about Amisom&Dowladda Akhlaaqda Xun
Lies made by Khawharijta, fuckn propoganda!
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: ShockingNews about Amisom&Dowladda Akhlaaqda Xun
Inallilahi wa ina ilaahi rajicuun if this is true wallahi Al Shabab's jihad is valid and necessary!
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 317 Views
-
Last post by HELWAA
-
- 0 Replies
- 385 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier