Founders of Hargeisa
Moderator: Moderators
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Founders of Hargeisa
Who cared who founded it? Habar jeclo are taking over anyway 
-
somaliland10
- Posts: 49
- Joined: Sun Dec 19, 2010 5:43 pm
Re: Founders of Hargeisa
Cali_Gaab wrote:Who cared who founded it? Habar jeclo are taking over anyway
looool
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Founders of Hargeisa
hargaysaay wrote:isaaqaan ka waynaan hargeysa yaa sameeyay iyo yaa soo degay iyo sheekooyin noocaas markaa muduloodka sheekadaan ku so jarayey
laakiin haday gaalo madow degenayd sidaad sheegtey dee waxa la yidhaa magaalada ogaden baa deganaa bilawgiiye armaa idinka tahay ina aadan
Waxaaasi wa been ogaden waligood shaqo kuma lahayn hargeysa qarnig 12 waxa Hargeysa haystey gaalki Yuhuudiga Maxammad bin xanif Bucur bacayr marki Sheikh isxaaq dilay ,, Bucur bacayr.. ayeey isaaqi bariga ka soo guureeen. ila xiliyadi qarnigi 14 qabil fara badan maynu ahayn wagaas.,. Xiligaas Boqorkeenu wuxu ah dhuux baraar.ilahay ha naxaristo Boqorki toljecle. Bucur bacayr wixi ka horeyey Hargeysa cid leh garan mayno Koley oromo iyo waxaasa laha ka hor. Laakin Ogaden anigu ma maqlin macquul ba maha ogaden qarnigi 13 babu dhashay xiliyadas Marka hargeysa maba lahaan kareyn abtirsintisa hadaad dib u eegtid. Hargeysa habar magaadle iyo toljecle ugu so hor degey.
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Founders of Hargeisa
emperor ok waxa laga yaabaa inaad saxantahay oo ogaden degenayn magalada inkastoo august 1988 markii latnaga saaray hargeysa lalahaa sarakiil ogadena khayriyada kaga qudbaynaysay dhulkaynu weynay boqolala sano ka hor ayaa dib u soo ceshenay, secondly inagu dad xeebaha ku koobayn baynu ahayn koonfurta dagaalki lafaruug iyo wixii ka dambeeyay baynu u soo kacnay
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Founders of Hargeisa
Hargaysa
Siduu khalidba kuu shaegay maana dagijirin, markaad tarikhada ogadenka baadhid waxaa ku so baxaysa inaan ka nimid dhinacaa iyo bari marka macquul ma'ah ina aanu hargaysana so marno.
Midakale ee tidhi sarakiil ogadena waxay yidhaahden waa iska dacaayad, lagu kicinayay shicibka reer hargaysaad.

khalid ali wrote:hargaysaay wrote:isaaqaan ka waynaan hargeysa yaa sameeyay iyo yaa soo degay iyo sheekooyin noocaas markaa muduloodka sheekadaan ku so jarayey
laakiin haday gaalo madow degenayd sidaad sheegtey dee waxa la yidhaa magaalada ogaden baa deganaa bilawgiiye armaa idinka tahay ina aadan
Waxaaasi wa been ogaden waligood shaqo kuma lahayn hargeysa qarnig 12 waxa Hargeysa haystey gaalki Yuhuudiga Maxammad bin xanif Bucur bacayr marki Sheikh isxaaq dilay ,, Bucur bacayr.. ayeey isaaqi bariga ka soo guureeen. ila xiliyadi qarnigi 14 qabil fara badan maynu ahayn wagaas.,. Xiligaas Boqorkeenu wuxu ah dhuux baraar.ilahay ha naxaristo Boqorki toljecle. Bucur bacayr wixi ka horeyey Hargeysa cid leh garan mayno Koley oromo iyo waxaasa laha ka hor. Laakin Ogaden anigu ma maqlin macquul ba maha ogaden qarnigi 13 babu dhashay xiliyadas Marka hargeysa maba lahaan kareyn abtirsintisa hadaad dib u eegtid. Hargeysa habar magaadle iyo toljecle ugu so hor degey.
Waar beenta jooji, Shiikh Isixaaq ma dilin Bucur Bacayr ee waxaa diley Shiikh Yusuf Al-Kowneyn. Shiikh Isixaaq wuxuu adapt gareeyey yararkii uu dhalay Bucur Bacayr. Waa tii la lahaa "they call him Awaleen, well if he is Awaleen, how come he is the youngest son of Shiikh Isixaaq?"
That is the main reason people call you folks down here Bucur Bacayr kids
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Founders of Hargeisa
^

Last edited by ToughGong on Wed Jan 19, 2011 12:51 pm, edited 1 time in total.
- MujahidAishah
- Posts: 16994
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Founders of Hargeisa
the simple reason is that when it comes to elections sacaad muuse cant combine their electoral power vote for one candidate...looking in perspective, the last mayoral vote of hargaysa, we had 3 nuux ismail competing among themselves.. i hope that explainAishahWaqooyi wrote:Thnx Emperior so there two history hmm I only know the sh madar part looolz so gues da H/Y has a point . Y r nuuh ismaacil not a govner of hargeisa coz apprently there as not been a SM one
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Founders of Hargeisa
hey dude waad soo mirqantaan u malaynayaa this topic is not about hargeysa mayoral elections its about the founders of hargeysa read it again with big eye glass
Re: Founders of Hargeisa
^^^^DIR boy, read what i wrote and see if it did actally responded to what its been quoted...what do u care about hargaysa, aint u a xamarawi?
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Founders of Hargeisa
iam xamraawi the same way your are jabuutaawe end of story
Re: Founders of Hargeisa
Dir boy,
1)I believe in my people right to determine their own future and be a supe-power in the globe. I believe in my country, Somaliland
2) I believe in my heritage. Do you? what am i saying, you're dir and not isaaq

- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super

- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: Founders of Hargeisa
Hargeisa was founded by Martian aliens in 8000 BC.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 1054 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 0 Replies
- 553 Views
-
Last post by sahal80
-
- 7 Replies
- 694 Views
-
Last post by Colonel
-
- 0 Replies
- 316 Views
-
Last post by Gashireedle
-
- 7 Replies
- 1626 Views
-
Last post by XHKS
-
- 4 Replies
- 1176 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 35 Replies
- 7482 Views
-
Last post by FieldMarshalMenace
-
- 11 Replies
- 2906 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 22 Replies
- 9729 Views
-
Last post by kambuli
-
- 10 Replies
- 2850 Views
-
Last post by Khalid Ali