Garowe(Puntlandi.com) Wasaarada Caafimaadka ayaa hada bilowdey iney mashaariic caafimaad ka fuliso qaybo ka mid ah gobolka Sool,Shacabka Gobolka ayaa horey u heli jirey kaalmo caafimaad laakiin waxey imaan jireen Garowe halkaasoo lagu daweyn jirey, Sababta keentey iney Garowe yimaadaan ayaa aheyd arimo la xiriira Amaanka Gobolka.
Xiligii ay yimaadeen Takhaatiirta Turkiga ah waxaa Garowe lagu daweeyey boqolaal qof oo ka yimid Gobolka Sool .
Wafti balaaran oo uu horkacayo Wasiir ku Xigeenka Caafimaadka Dr.Maxamed Xirsi Ducaale ayaa maanta booqdey Qaybo kamid ah Gobolka Sool, Wuxuuna Wasiir ku Xigeenku sheegey in hada laga bilaabo ay helayaan kaalmo caafimaad oo u dhiganta tan ay helaan gobolada kale ee Puntland.
Wasiir ku xigeenku wuxuu xariga ka jarey Xarumo caafimaad oo bukaanka lagu daweeyo deegaanka Buura Wadal.
Warar kale oo aan mar kasoo xiganey Sargaal ka tirsan wasaarada Caafimaadka ayaa noo sheegey in Wasaaradu dhowr jeer isku day’dey iney kaalmo Caafimaad gaarsiiso qaybo ka mida Gobolka balse ay suura gali weydey Arimo amaanka la xiriira awgeed, balse aysan ka hagraneyn wasaaradu Shacabka Gobolka kaalmada ay xaqa u leeyihiin iney helaan,oo ah buu yiri in Wasaarada caafimaadku gaarsiiso gargaarka caafimaadka sida ugu suurta galsan.
wasaarda Puntland health mashaariic gaarsiiso Gobolka sool
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
wasaarda Puntland health mashaariic gaarsiiso Gobolka sool
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 400 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 4 Replies
- 620 Views
-
Last post by quark
-
- 1 Replies
- 628 Views
-
Last post by waraabe251
-
- 8 Replies
- 1453 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 0 Replies
- 449 Views
-
Last post by Executive
-
- 21 Replies
- 2225 Views
-
Last post by razer
-
- 25 Replies
- 2232 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 5 Replies
- 1174 Views
-
Last post by Gaashaanle_87
-
- 1 Replies
- 798 Views
-
Last post by HooBariiska