Ethiopians back in Hiiraan beledweyne
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Ethiopians back in Hiiraan beledweyne
Ciidamo Ethiopian-ah oo baaritaano ka bilaaabay Isgoyska Kalabeyr
Jawiil:(Sh. M. Network) Ciidamo Ethiopian-ah ayaa hakad galiyay isu socodkii gaadiidka iyo dad waynaha Isgoyska Kalaberyka kadib labo maalin uu halkaasi dagaal ku dhexmaray ciidamo kawada tirsan dowladda KMG Soomaaliya.
Sida ay Idaacadda Shabelle u shegeen qaar ka mid ah wadayaasha gadiidka isticmaala Isgoyska Kalabeyr, waxaa ciidamo farabadan oo Ethiopian-ah ay hakad galiyeen isu socodkii gaadiidka ee Isgoyskaasi ee duleedka maagalada Baladweyne.
Wadayasha ayaa waxaa ay sheegeen in ciidamada Ethiopian-ka ay halkaasi yimaadeen kadib markii xiisad iyo isku dhacyo labdii maalin ee lasoo dhaafay halaasi uu ku dhexmarayay ciidamo kawada tirsan dowladda KMG Soomaaliya, waxaana la sheegay in halkaasi ciidamada ay ka bilaabeen baaritaano, iyagoo dib u soo celiyay gaari siday xoolo iyo dad rakaab ah oo u socday magaalooyinka Boosaso iyo Gaalkacyo ee gobolada Mudug iyo Bari
Ciidamada Ethiopian-ka ayaa la sheegay in fariisimo ay ka samaysteen Isgoyska Kalabeyr halkaasi oo ay horey ugu sugnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda KMG Soomaaliya ee isku haystay bar Control oo halkaasi ku tiilay.
Labadii maalmood ee lasoo dhaafay ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG Soomaaliya aya iska horimaadyo qasaaro gastay waxaa ay ku dhexmareen Isgoyska Kaleyr ee duleedka maagalada Baladweyne kuwaasi oo la sheegay inay isku hayaan bar Contorol oo gaadiidka lacago looga qaado oo ku taala Isgoyskaasi.
Iska horimaadyada dhexmaray ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ee ka dhacay Isgoyska Kalabeyr ayaa la sheegay in ay ku dhinteen labo askari halka sadex kalana ay ku dhaawcmeen kuwaasi oo ka tirsanaa ciidamada dowladda ee hakaasi ku dagaalamay.

-
SomaliNationalParty
- Posts: 38
- Joined: Wed Jan 19, 2011 4:01 am
Re: Ethiopians back in Hiiraan beledweyne
They have been there since 1991,
the somalis can thank them self, our tribalism destroyed our nationhood and our national army which was defending the somali motherland from Etiophia.
the somalis can thank them self, our tribalism destroyed our nationhood and our national army which was defending the somali motherland from Etiophia.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ethiopians back in Hiiraan beledweyne
^^ waxan baas muxu la calacalaya every day 1991 bu ka sheekeneya adeer 2011 , dunidi wa is badashay
- Coeus
- SomaliNet Super

- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: Ethiopians back in Hiiraan beledweyne
Okay this is a major problem that keeps coming back. Ethiopia and Somalia has a disputed border. The xabashis are occupying Hiiraan because they think that the TFG cant do anything about it. I hope this issue gets worse, this will give us many reasons to cut of ties with Xabashi land. And might even unite all fractions in Somalia against these Xabashis

-
SomaliNationalParty
- Posts: 38
- Joined: Wed Jan 19, 2011 4:01 am
Re: Ethiopians back in Hiiraan beledweyne
What has changed? somalis is still divided by tribalism, somalia like 1991 doen't have a government to protect it, the habashi controls the all country.The_Emperior5 wrote:^^ waxan baas muxu la calacalaya every day 1991 bu ka sheekeneya adeer 2011 , dunidi wa is badashay
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ethiopians back in Hiiraan beledweyne
Coeus wrote:Okay this is a major problem that keeps coming back. Ethiopia and Somalia has a disputed border. The xabashis are occupying Hiiraan because they think that the TFG cant do anything about it. I hope this issue gets worse, this will give us many reasons to cut of ties with Xabashi land. And might even unite all fractions in Somalia against these Xabashis![]()
![]()
TFG = is a xabashi project read what i posted TFG soldiers iyo tigray soldiers wey wada socdaan
Re: Ethiopians back in Hiiraan beledweyne
They have always been around that area. Your title is misleading.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ethiopians back in Hiiraan beledweyne
Executive wrote:They have always been around that area. Your title is misleading.
But they come in and come out when ever they want right
- ArcadeFire
- SomaliNetizen

- Posts: 391
- Joined: Tue Oct 19, 2010 1:12 pm
- Location: Kigali
Re: Ethiopians back in Hiiraan beledweyne
Sland is their playground too.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ethiopians back in Hiiraan beledweyne
its funny though the Ethiopians came in after the TFG soldiers isku khilafeen gobolkaas maybe they were making peace between the tfg soldiers 
- Coeus
- SomaliNet Super

- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: Ethiopians back in Hiiraan beledweyne
Saaxib the TFG knows exactly what kind of Scum the habashis are. But now the ousting of Al shabab is top priority. But there is no doubt in my mind that Farmaajo knows what to do with the Xabashis when farmaajo is gone.The_Emperior5 wrote:Coeus wrote:Okay this is a major problem that keeps coming back. Ethiopia and Somalia has a disputed border. The xabashis are occupying Hiiraan because they think that the TFG cant do anything about it. I hope this issue gets worse, this will give us many reasons to cut of ties with Xabashi land. And might even unite all fractions in Somalia against these Xabashis![]()
![]()
TFG = is a xabashi project read what i posted TFG soldiers iyo tigray soldiers wey wada socdaan
Farmaajo:
Meles Zenawi came to power in Ethiopia in 1991. He too had little concern for starvation, feudalism, or any other troubles facing the Somali people. He facilitated the instability in Somalia in order to reduce its threat which may spill over to Somali-inhabitant region in Ogaden. It must be understood that Ethiopia is fragile and its survival depends on the political situation in its neighboring countries including Somalia, Eritrea, Djibouti, Kenya, and Sudan. Somalia has been the primary threat for Ethiopia in centuries and Meles Zenawi always will look out any political outcome of Somalia.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 65 Views
-
Last post by Coeus
-
- 1 Replies
- 413 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 27 Replies
- 1243 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 14 Replies
- 750 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 23 Replies
- 2497 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 6 Replies
- 766 Views
-
Last post by sahal80
-
- 1 Replies
- 607 Views
-
Last post by pmfaraajo
-
- 1 Replies
- 451 Views
-
Last post by Borne2Lead
-
- 4 Replies
- 450 Views
-
Last post by grandpakhalif