Faroole says farmaajo talks like a nacas

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Faroole says farmaajo talks like a nacas

Post by The_Emperior5 »

Madaxweynaha Puntland oo dalka dib ugu Soo Laabtay

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud Faroole iyo Wefdi u hogaaminaayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay kadib markii ay safar ku tageen dalka Jabuuti.

Wefdiga Madaxweynaha ayaa duhurnimadii maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe,waxaana halkaas kusoo dhoweyeen masuuliyin ka tirsan Puntland iyo dadweyne badan.

Dr.Faroole oo safarkiisa ay ku weheliyeen Wasiiro ka tirsan Xukuumada Puntland iyo saraakil ka tirsan madaxtooyada ayaa loo galbiyey xarunta madaxtooyada ee Garoowe.

Madaxweynaha ayaa hadal kooban ujeediyey Saxaafada isla markaana ka warbixiyey safarkiisa,waxaana uu sheegay in magaalada Jabuuti ay kula soo kulmeen masuuliyin ka tirsan Qaramada Midoobay,Midowga Yurub,Midowga Afrika iyo madax kale.

Wuxuu sheegay in masuuliyinta ay la kulmeen u bandhigeen qoraal cadeynaaya sababaha ay u jareen xirrirka kala dhaxeeyey Dawladda Federaalka,waxaana uu cadeeyey in Puntland aysan ka go’aynin Soomaaliya.

Dr.Faroole ayaa mar kale ku celiyey inuu aad uga xunyahay hadalkii Raysalwasaare Farmaajo oo ahayd in shacabka Puntland aysan isku go’aan ahayn Dawladda isagoo hadalkaas ku tilmaamay mid nacasnimo ah.
Madaxweynaha Puntland ayaa ugu dambeyntii sheegay in Beesha Caalamka iyo Umadda Soomaaliyeed kala shaqayn doonaan sidii loo heli lahaa qof bedela Madaxda hadda jirta ee Dawladda Federaalka markii uu dhamaado waqtiga yar ee u harsan.


:lol: :lol: :lol:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Faroole says farmaajo talks like a nacas

Post by Coeus »

Wallahi faroole has issues :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Faroole says farmaajo talks like a nacas

Post by ToughGong »

:lol: :lol: :lol:
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Faroole says farmaajo talks like a nacas

Post by garoweboy »

qaldaanyahow dadka isku dirka jooji :evil:
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Faroole says farmaajo talks like a nacas

Post by ina aadan »

Faroole hadalka umbaa ka maray farmaajo moyee meel kaluu u socdaa.

Farmaajona wa nin u qalma dad hagaagsan inuu hogamiyo, e kumuun ficnayn inuu umadan xaar walwaalka dhex galoba.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Faroole says farmaajo talks like a nacas

Post by The_Emperior5 »

walahi faroole is funny he said this when he came back to garowe today from Djibouti :lol: :lol:

we will wait for faarmaajos response :lol:
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Faroole says farmaajo talks like a nacas

Post by Hyperactive »

garoweboy wrote:qaldaanyahow dadka isku dirka jooji :evil:
i co-sign.

emperior who ka fa'ideysana/ko raheysanaya khilaafka somalia's politicians. illen isagu woh yiri somaliland ban ahay :down:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Faroole says farmaajo talks like a nacas

Post by Coeus »

The_Emperior5 wrote:walahi faroole is funny he said this when he came back to garowe today from Djibouti :lol: :lol:

we will wait for faarmaajos response :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Didnt he learn anything from the meeting he had? :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: He is just as mad as he was when he arrived in Djibouti
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Faroole says farmaajo talks like a nacas

Post by Murax »

The_Emperior5 wrote:we will wait for faarmaajos response :lol:


Farmaajo is educated, and a statesman. You think He will respond in turn? He will continue to conduct Himself as a politician :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Faroole says farmaajo talks like a nacas

Post by The_Emperior5 »

war hyper maxaan ka faiideysanaya i was just reading horseed.net today markasan arkay maxa laga faiida dadkani 20 sannoh bey sida isku cunayeen :lol:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Faroole says farmaajo talks like a nacas

Post by Coeus »

WTF how is emperior causing iskudir, when its futoole making these dumb statements :?

Walle puntlanders are worst then seccecionists when it comes to reason :shock: :lol: :lol: :lol:
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Faroole says farmaajo talks like a nacas

Post by ina aadan »

Nimankan majerteen boskoodi bay diyaarsanayaan,,,ninkan kalena wuu fahmi waayay.

Faroolen waxaabad modaa inuu hada uun siyaasi noqday.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Faroole says farmaajo talks like a nacas

Post by The_Emperior5 »

Murax wrote:
The_Emperior5 wrote:we will wait for faarmaajos response :lol:


Farmaajo is educated, and a statesman. You think He will respond in turn? He will continue to conduct Himself as a politician :up:
i have to say though faarmaajo on bbc he talked very calm and as a politician while faroole was very emotional and angry
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Faroole says farmaajo talks like a nacas

Post by garoweboy »

Coeus wrote:WTF how is emperior causing iskudir, when its futoole making these dumb statements :?

Walle puntlanders are worst then seccecionists when it comes to reason :shock: :lol: :lol: :lol:
Sxb adi your just a news reporter stick what you do best.
which is reporting news to somalinet :lol: :lol:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Faroole says farmaajo talks like a nacas

Post by Coeus »

garoweboy wrote:
Coeus wrote:WTF how is emperior causing iskudir, when its futoole making these dumb statements :?

Walle puntlanders are worst then seccecionists when it comes to reason :shock: :lol: :lol: :lol:
Sxb adi your just a news reporter stick what you do best.
which is reporting news to somalinet :lol: :lol:
You are right, this futoole taxi driver worship is not something im experienced in :lol: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”