Chief Of Cabinat-Ka Oo Gidaar U Dhiibay Salaadiinta H.A

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Chief Of Cabinat-Ka Oo Gidaar U Dhiibay Salaadiinta H.A

Post by Siciid85 »

Chief Of Cabinat-Ka Madaxtooyada Oo La Sheegay Inuu Gidaar U Dhiibay Salaadiinta Subeer Awal Oo Balan La Lahaa Madaxweyne Siillaanyo
(Hadhwanaagnews) Thursday, January 20, 2011

Hargeysa (Hadhwanaagnews.com)--Chief of Cabinat-ka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa la sheegay in salaadiinta Beesha Subeer Awal oo Madaxweyne Siilaanyo Madaxtooyada Balan rasmi ah kula lahaa uu xafiiskiisa fadhiisiyey markii ay gacnta ka galiyeen Waraaqaha ogolaanshaha kulanka Madaxweynaha ee laga gooyo xafiiska Baratakoolka.

Image

Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ilo wareedyo aanu ka helay Madaxtooyada ay sheegeen in Madaxdhaqameedyaasi uu ku wargeliyey in xafiiskiisa ay ku sii sugaan inta uu madaxweynaha u soo sheegayo imaatinkooda, hase yeeshee la sheegay markii ay gaadhay Eedaankii Salaada Duhur kuna soo noqon waayey ay madaxdhaqameedyadu ka soo Huleeleen Madaxtooyada.

Salaadiintan beelaha Subeer Awal ee Madaxweyne Siilaanyo la balansanaa inay la kulmaan oo uu hogaaminayey Suldaanka guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan C/laahi Suldaan C/raxmaan oo ay wehelinayeen Aqlabiyada Salaadiinta beelahaasi oo ay ka mid ahaayeen Suldaan Axmed Nuur C/llaahi Samaale, Suldaan Cismaan Cali Kooshin, , Suldaan Shariif Batuun, Suldaan Xiis Barre iyo Salaadiin kale, ayaa ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ka ag-dhaw qasriga Madaxtooyadu ay Haatuf u xaqiijiyeen, in Salaadiintaasi beesha Subeer Awal oo Chief of Cabinte-ka Madaxtooyadu Xirsi Cali Xaaji Xasan uu fadhiisiiyey xafiiskiisa abaara 10:00 subaxnimo, kuna wargeliyey inuu Madaxweynaha balanta imaatinkooda uu la socodsiinayo, balse markii ay fadhiyeen ilaa Salaadii Duhur, isla markaana uu dib ugu soo noqon waayey cid kale oo jawaab ku soo celisana ay waayeen ayaa la sheegay iyagoo muujinaya dareemo cadho leh iyo shucuur ay ka muuqato sida loola dhaqmay ay ka soo noqdeen.


Chief of Cabinte-ka madaxtooyada Xirsi Cali X Xasan ayaa lagu tilmaamaa in marti sharafta iyo dadweynaha Somaliland ee u socda xafiiska madaxweynaha, inuu si qayrul masuulnimo ah u warwareejiyo, isagoo inta badana lagu eedeeyo inuu cidda uu doonana u sii daayo Madaxweynaha cidda uu doonana ka hor joogsado, xataa masuuliyiinta golaha Xukuumadda ayaa la sheegay in aanu ixtiraamin, isla markaana aanu u joojinin awood kasta oo xileed oo ay ku magacaaban yihiin.


Xigasho: Wergeyska HAATUF
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Chief Of Cabinat-Ka Oo Gidaar U Dhiibay Salaadiinta H.

Post by djibsomali »

wallahii waa niinkaa qudhaa ee aan jeecelay xukumaad sinlayoo!!

waa niinkaa soo cararay ee kursigii saylici dhinaac kaga fadhistay markana mudii laa soo baxay.
intuu hareerahaa daydayay ayuu dhowr meesha xadhxadhayeey kuu eeryaday!!
looooool

matanaa muxuu yeelay??
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Chief Of Cabinat-Ka Oo Gidaar U Dhiibay Salaadiinta H.

Post by Siciid85 »

djibsomali. This so called Chief Of Cabinat-Ka is acting like a little spoiled bitch.
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Chief Of Cabinat-Ka Oo Gidaar U Dhiibay Salaadiinta H.

Post by djibsomali »

Siciid85 wrote:djibsomali. This so called Chief Of Cabinat-Ka is acting like a little spoiled bitch.
waar niinkuu shaqo qaran ayuu hayaa

he is just learning that is all
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Chief Of Cabinat-Ka Oo Gidaar U Dhiibay Salaadiinta H.

Post by Cali_Gaab »

""....in Salaadiintaasi beesha Subeer Awal oo Chief of Cabinte-ka Madaxtooyadu Xirsi Cali Xaaji Xasan uu fadhiisiiyey xafiiskiisa abaara 10:00 subaxnimo, kuna wargeliyey inuu Madaxweynaha balanta imaatinkooda uu la socodsiinayo, balse markii ay fadhiyeen ilaa Salaadii Duhur, isla markaana uu dib ugu soo noqon waayey cid kale oo jawaab ku soo celisana ay waayeen...."

WTF :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Chief Of Cabinat-Ka Oo Gidaar U Dhiibay Salaadiinta H.

Post by LiQaaye_TDH »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: @ Gidaar uu Dhiibay, that alone sounds so focking funny :lol:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Chief Of Cabinat-Ka Oo Gidaar U Dhiibay Salaadiinta H.

Post by Cali_Gaab »

Siciid85 wrote:djibsomali. This so called Chief Of Cabinat-Ka is acting like a little spoiled bitch.

How is he acting spoiled? Nobody gave him shit, he just stood salaadiinta up like a date gone wrong :lol: :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Chief Of Cabinat-Ka Oo Gidaar U Dhiibay Salaadiinta H.

Post by Siciid85 »

djibsomali you call that shaqo qaran. :lol: I think it's disrespectful telling a whole group of salaadiin to wait for hours in your office and then not coming back.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32777
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Chief Of Cabinat-Ka Oo Gidaar U Dhiibay Salaadiinta H.

Post by Khalid Ali »

Xirsiga. Midida la dhex wareega madaxtooyada gacantan u taagay waleh as for salaadinta hadanay balan lahayn guryahooda. Ha iska tagan meesha ma mafrishki rayaale oo kale bey moodayaan la iska dhex fadhisan jiray let. The president run the country he has no time for tribal chiefs
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Chief Of Cabinat-Ka Oo Gidaar U Dhiibay Salaadiinta H.

Post by Mr_Alfaas »

Cali_Gaab wrote:""....in Salaadiintaasi beesha Subeer Awal oo Chief of Cabinte-ka Madaxtooyadu Xirsi Cali Xaaji Xasan uu fadhiisiiyey xafiiskiisa abaara 10:00 subaxnimo, kuna wargeliyey inuu Madaxweynaha balanta imaatinkooda uu la socodsiinayo, balse markii ay fadhiyeen ilaa Salaadii Duhur, isla markaana uu dib ugu soo noqon waayey cid kale oo jawaab ku soo celisana ay waayeen...."

WTF :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
war saladiinta may gudaha u sii dhaafaan ma qolka lagu xidhey ,ileyn xirsi toorey ma joogee o wuu ka baxee :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Chief Of Cabinat-Ka Oo Gidaar U Dhiibay Salaadiinta H.

Post by Keyse_0208 »

:lol: :lol: :lol: gidaar baa loo dhiibay
User avatar
yunis09
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3441
Joined: Thu Feb 19, 2009 1:32 pm

Re: Chief Of Cabinat-Ka Oo Gidaar U Dhiibay Salaadiinta H.

Post by yunis09 »

gidaar baa loo dhiibay :lol: :lol: :lol: :lol: walahi cawa i had so much jokes.....
User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Re: Chief Of Cabinat-Ka Oo Gidaar U Dhiibay Salaadiinta H.

Post by Sakhraan »

:lol: :lol: ........ ciyaal suuq slang don''t belong in a ''respected'' NewSpaper.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”