Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Is Faro Saaray

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Is Faro Saaray

Post by Siciid85 »

Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Is Faro Saaray
(Hadhwanaagnews) Monday, January 24, 2011

Hargeysa (HWN) Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Md. Cali Maxamed Cali iyo guddoomiyaha waxbarashada gobolka Hargeysa ayaa saaka isku af dhaafay aqoon isweydaarsi loo soo gabogabaynayay macalimiinta dugsiyada hoose dhexe ee gobolada Hargeysa iyo Boorama.

Aqoon isweydaarsigan oo u socday macalimiinta muddo ku siman saddex maalmood, laguna baranayay fayo dhawrka oo ay soo qaban qaabisay hay’da Caritas ayuu Agaasmaha guud ku mamnuucay in macalimiinta la siiyo wax lacag ah, waxaanu u soo jeediyay in marka uu dhamaado ay ka baxaan, taas oo ka cadhaysiisay guddoomiyaha waxbarashada gobolka Hargeysa iyo qaar ka mid ah macalimiinta.

Waxaanu agaasimaha guud ku dacwoonayaa in aanay macalimiintu aqoon isweydaarsiyada u soo gelin sidii ay aqoon u korodhsan lahaayeen balse ujeedada koowaad tahay sidii ay lacag uga heli lahaayeen.

Ma jiro wax ilaa hadda kala gaadhay labadan masuul, balse waxa la sheegayaa in ay yaab iyo amakaag ku noqotay macalimiintii ka qayb galayay aqoon isweydaarsigaas weedhihii ay isweydaarsanayeen.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ayay hore isugu dhaceen masuul ka tirsan isla wasaaradaas.

Najax Aadan Cunaaye

Hadhwanaagnews/Office
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Is Faro Sa

Post by Bohol iyo karaman »

waar tanu xukumaad ma'aha? waa dhilowdey? waa waalatay walahay.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Is Faro Sa

Post by Siciid85 »

Bohol
This continuous disputes are getting beyond absurd to the point it's delaying Somaliland's long-term process.
User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Re: Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Is Faro Sa

Post by Madelina »

Bohol & Siciid :mrgreen: ...y'all on a roll hada yaa..
User avatar
NewHargeisaGirl
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4876
Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am

Re: Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Is Faro Sa

Post by NewHargeisaGirl »

Bohol iyo karaman wrote:waar tanu xukumaad ma'aha? waa dhilowdey? waa waalatay walahay.

The chickens are coming home to roost :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”