SHARIF DISSOLVES PARLIAMENT

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

SHARIF DISSOLVES PARLIAMENT

Post by quark »

Narobi (RBC Rado) Sida ku cad warqad Raxanreeb.com soo gaartey ayaa Madaxweynaha DFKMG mudane Shariif Sh Axmad ayaa dhaliilo badan Madaxweynuhu ujeediyay xubnaha Xildhibaanada Baarlamaanka, kuwaasi oo uu ku tilmaamey in ay ku guda jiraan musuqmaasuq iyo kala qeybsanaan joogta ah, islamarkaana ay ka seexdeen howshii loo soo doortay sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Dowladda FKMG Soomaaliya oo faafintiisa dib loo dhigey.

Dhaliisha Madaxweynaha dowladda FKMG Soomaaliya uu ujeediyay Xildhibaanada ayaa waxaa dhinac socda eedeyn uu ujeediyay Maamulka Golaha Baarlamaanka oo lagu tilmaamey kuwa gabey shaqadii ay shacabka iyo dowladdaba u hayeen.

Axdiga kumeel gaark ah ee ay ku shaqeyso DFKMG ayaan madaxweynaha awood ku siineyn in uu kala diro golaha Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya, balse waxaa tani kamid tahay xusul duubka uu madaxweyne Sh Shariif ugu jiro sidii uu ugu sii nagaadi lagaa xilka hogaanka dalka marka waqtiga ka dhamaado oo ay ku beegan tahay bisha agoosto ee fooda nagu soo heysa.

Warsaxaafadeedka oo ku taariikheysnaa 26/01/2011 ayaan la ogeyn waxa faafintiisa dib u dhigey ayaa uqornaa sidatan.

Ujeeddo:- Kala Diris Golaha Baarlamaanka Kumeel Gaarka Ah

Baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya oo gudan waayey xilalkii loo doortay.
Kala qeybsanaan dhinaca siyaasada ah iyo musuqmaasuq joogta ah, iyo Baarlamaanka oo gabey inuu yeesho fadhiyadii loogu talo galay si howsha Qaran ay u socoto, sharciyadana u hirgalaan.
Ku xadgudbid xaga sharciga oo ay xubnaha Xildhibaanadu caadeysteen, iyagoon marnaba fiirineyn sharciga wadanka u deggan, iyo tixgelin la’aan qaanuunka axdiga kumeelgaarka ah.
Howlgab iyo safaro aan shaqo ahayn oo ay caadeysteen hoggaanka Golaha Baarlamaanka KMG ah.
In dhamaan xubnaha Baarlamaanka ay caadeysteen laaluush qaadasho iyo qash-qashaad joogta ah, iyaddoo marxalada wadanka uu marayo aay tahay halis dhinaca amaanka ah iyo abaaro xun.
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: SHARIF DISSOLVES PARLIAMENT

Post by Cirwaaq »

Image

Melez says disolve parliament and there will be nobody to vote you off your seat :D

:clap: Capital clown
Complicated19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2832
Joined: Fri Jan 14, 2011 12:05 pm
Location: Ihdina sirat al - mustaqeem

Re: SHARIF DISSOLVES PARLIAMENT

Post by Complicated19 »

Somalia is a lost cause. Stop caring :clap:
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: SHARIF DISSOLVES PARLIAMENT

Post by Cirwaaq »

Complicated19 wrote:Somalia is a lost cause. Stop caring :clap:

I can't so long as my umbilical cord is burried under the rubble of Xamar!

:evil:

Actually there are benefits in this, if Shariff plays his cards right you never know his next move could bring peace and stability let us hope.
Last edited by Cirwaaq on Sun Jan 30, 2011 8:33 am, edited 1 time in total.
Complicated19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2832
Joined: Fri Jan 14, 2011 12:05 pm
Location: Ihdina sirat al - mustaqeem

Re: SHARIF DISSOLVES PARLIAMENT

Post by Complicated19 »

Cirwaaq wrote:
Complicated19 wrote:Somalia is a lost cause. Stop caring :clap:

I can't so long as my umbilical cord is burried under the rubble of Xamar!

:evil:
What's ur umbilical cord doing there? :shock: :lol:
Or were u metaphorically speaking ? :?
Ahmed17
Posts: 74
Joined: Sat Jan 29, 2011 6:58 pm

Re: SHARIF DISSOLVES PARLIAMENT

Post by Ahmed17 »

There is no government in Somalia :roll: :roll: :roll: :roll: :roll: :roll: :roll: :roll: :roll: :roll:
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: SHARIF DISSOLVES PARLIAMENT

Post by Cirwaaq »

Complicated19 wrote:
Cirwaaq wrote:
Complicated19 wrote:Somalia is a lost cause. Stop caring :clap:

I can't so long as my umbilical cord is burried under the rubble of Xamar!

:evil:
What's ur umbilical cord doing there? :shock: :lol:
Or were u metaphorically speaking ? :?
My DNA is really there somewhere i feel attached to the place.
Complicated19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2832
Joined: Fri Jan 14, 2011 12:05 pm
Location: Ihdina sirat al - mustaqeem

Re: SHARIF DISSOLVES PARLIAMENT

Post by Complicated19 »

Ahmed17 wrote:There is no government in Somalia :roll: :roll: :roll: :roll: :roll: :roll: :roll: :roll: :roll: :roll:
:lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”