PM Farmaajo: 'UN and Relief Agencies are useless'

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

PM Farmaajo: 'UN and Relief Agencies are useless'

Post by XimanJaale »

Muqdisho : (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa sheegay in Hay’adaha samafalka iyo Qaramada Midoobay ay ka gaabiyeen wax u qabashada dadka ay abaaruhu halakeeyeen.

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya Max’ed C/laahi Max’ed Farmaajo oo la hadlay saxaafadda ayaa waxaa uu ka warbixiyay abaaraha ka jira dalka Soomaaliya ee saameeyay dadka iyo duunyada kuu nool goobaha ay abaaruhu ku dhufteen.

Max’ed C/laahi Max’ed Farmaajo ayaa tilmaamay in Hay’adaha samafalka aysan wax muuqda ka qaban abaaraha ka jira Soomaaliya islamarkaana aysan keenin gar gaarkii ay u baahnaayeen dadka dhibaataysan, wuuxna sheegay in ay baaba’ayaan xoolihii ku noolaa goobaha ay abaaruhu saameeyeen taasina uu sheegay in hadii ay sii socoto ay dadka bini’aanka ay saamayn wayn ku yeelan doonaan abaarahasi.

Ra’iisul wasaare Farmaajo ayaa ku eedeeyay Qaramada Midoobay inaysan kasoo bixin kaalintoodii ku aadanayd taakulaynta dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku nool gobolada dalka Soomaaliya, wuxuuna carabka ku dhuftay in loo baahanyahay in Qaramada Midoobay ay ka qaadato kaalintooda caawinta dadka dhibaataysan.

Ugu dambeyn ayaa Ra’iisul wasaaraha waxaa uu ugu baaqay wadamada Carabta iyo kuwa kale inay gar gaar bini’aanimo u fidiyaan dadka Soomaaliya ee ay la dageen abaaraha ku dhuftay qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya.

Hadlka kasoo yeeray Ra’siiul wasaare Max’ed C/laahi Max’ed Farmaajo ayaa imaanaya xili maanta uu ansixiyay guddiga qaranka gurmedka abaaraha oo dhawaanahaan ay soo magacaawday Wasaaradda arimaha gudaha ee dowladda KMG Somaaliya taasi oo ka kooban 21-xubnood.
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: PM Farmaajo: 'UN and Relief Agencies are useless'

Post by Coeus »

'''They were useless since day one, they are only there to convert the people. :up:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: PM Farmaajo: 'UN and Relief Agencies are useless'

Post by XimanJaale »

Coeus wrote:'''They were useless since day one, they are only there to convert the people. :up:
It's good, to have the first prime minister since 1991 to speak the truth, thats wat counts :up:
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: PM Farmaajo: 'UN and Relief Agencies are useless'

Post by Cirwaaq »

Image


... Life support machine is slowing being deactivated :|
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”