Nibirigaan oo maanta kusoo caaryey xeebta magaalada Boosaaso ee xarunta G/Bari ayaa lagu guulaystay in dib loogu celiyo gudaha badda.
Badbaadinta Nibirigaan ayaa si wada jir ah waxaa uga qayb qaatay maamulka Puntland,ganacsato iyo dadweynaha kunool gudaha magaalo ganacsiga Puntland ee Boosaaso kuwaasi oo u adeegsaday doonyo si dib loogu celiyo badda.
Ifraax Xasan oo ah haweenka ku gacsada gudaha dekedda Boosaaso ayaa Horseed Media u sheegtay in ay indhaheeda ku aragtay Nibirigaan xili ay usoo shaqo tagtay dekedda oo ay ku iibiso Kalluunka.
Waxay kaloo sheegtay in Nibirigaan uu biyaha badda ku dhawaad qiyaastii 6-mitir ka koreeyo kaasi oo u baahan in dib loogu celiyo badda balse waxay rajo wanaagsan ka muujisay in maamul,ganacsato iyo dadweynaha Boosaaso ay isku xilqaameen in ay dib ugu celiyaan gudaha badda .
Nibirigaan oo noociisu yaha madaw ayaa xili danbe oo galabtay ah dib loogu celiyey badda,waxaana sida dad goob joogayaal ah ay u sheegeen Horseed Media in Nibirigaan xeebta Boosaaso ay keeneen rag kalluumaysato ah oo sida la sheegay uu u galay shabaagyo ay dhigteen gudaha badda oo ku Kalluumasanayeen taasi oo keentay in Nibitgu uu galo shabaag ka mid ah kuwa la dhigay sidaasina uu kusoo caariyey xeebta.
Waxaana lagu qiyaasay balaca Nibirigaan hal iyo bar,dhererkana afar iyo bar,kaasi oo dadweynihii usoo daawasho tagay ay aad ula yaabanaayeen.
Xayawaankaan ayaa sida la sheego wuxuu yahay mid had iyo jeer u taagan in uu wax badbaadiyo waana mida keentay in isaga la badbaadiyo oo dib badda loogu celiyo.
whale stranded in bosaso!
Moderator: Moderators
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
whale stranded in bosaso!
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: whale stranded in bosaso!
yeah i read it before puntland shores rich with fish alxamdolla

- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: whale stranded in bosaso!
i thought dhabayaco people eat whales, bahalka intay jarjaraan may magaalada uqaybiyaan 
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: whale stranded in bosaso!
whates youes wantess in puntladees seactan go to your siilaandees roomesKeyse_0208 wrote:i thought dhabayaco people eat whales, bahalka intay jarjaraan may magaalada uqaybiyaan
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: whale stranded in bosaso!
my best friend fbi, how u doing bro,? 
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: whale stranded in bosaso!
whales are majestic creatures that needs to be savedXayawaankaan ayaa sida la sheego wuxuu yahay mid had iyo jeer u taagan in uu wax badbaadiyo waana mida keentay in isaga la badbaadiyo oo dib badda loogu celiyo
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: whale stranded in bosaso!
fine sxb iwaraanKeyse_0208 wrote:my best friend fbi, how u doing bro,?
Re: whale stranded in bosaso!
IF A WHALE WASHES UP SHORE IT MEANS IT'S GOING TO DIE! 
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: whale stranded in bosaso!
tightrope wrote:IF A WHALE WASHES UP SHORE IT MEANS IT'S GOING TO DIE!
Re: whale stranded in bosaso!
THE ONLY WAY TO SAVE THE WHALES AND THE REST OF PUNTLAND'S MARINE LIVE IS TO ESTABLISH A NAVY SO THAT SO NO FOREIGNER WILL OVERFISH AND DUMP TOXIC WASTE INTO OUR WATERS!damu wrote:whales are majestic creatures that needs to be savedXayawaankaan ayaa sida la sheego wuxuu yahay mid had iyo jeer u taagan in uu wax badbaadiyo waana mida keentay in isaga la badbaadiyo oo dib badda loogu celiyo![]()
Re: whale stranded in bosaso!
WHALES USUALLY WASH UP ON SHORE DUE TO INJURY, ILLNESS OR OLD AGE AND THEY EVENTUALLY DIE.damu wrote:tightrope wrote:IF A WHALE WASHES UP SHORE IT MEANS IT'S GOING TO DIE!![]()
is that why they get stranded??
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: whale stranded in bosaso!
damm thx for da info

Re: whale stranded in bosaso!
IT LOOKS LIKE A BABY WHALE! POOR THING!
CANADIANS SAVING A STRANDED BABY HUMPBACK WHALE!
CANADIANS SAVING A STRANDED BABY HUMPBACK WHALE!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 544 Views
-
Last post by knet
-
- 5 Replies
- 1001 Views
-
Last post by DANGIRL
-
- 8 Replies
- 1260 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 5 Replies
- 909 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 0 Replies
- 515 Views
-
Last post by Navy9
-
- 0 Replies
- 474 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 2 Replies
- 493 Views
-
Last post by The-Screw
-
- 12 Replies
- 1475 Views
-
Last post by Navy9
-
- 0 Replies
- 368 Views
-
Last post by Sexy_Maaha
-
- 103 Replies
- 6267 Views
-
Last post by neocon_2007
