Jaaliyadaha somaalida ogadeenya ee Qaarada europe ayaa saaka subaxii hore banaabax wayn oy kasoo qaybgaleen dadwayne aad u tiro badan ku qabtay magaalada Munchen oo uu ka socday shir caalami ah
Isku soo xooriyoo banaanbaxan ayaan ahaa midkii ugu mucjida badnaa uguna codka dheeraa ee abid ka dhaca qaarada europe. dhanka kale uu malese zenawi wajigabax & Ceeb kala kulmay.





[youtube]MEqEWIthMYU#[/youtube]


