Gudoomiyaha Caabudwaaq visits Marehan settlements in Gelaadi

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Gudoomiyaha Caabudwaaq visits Marehan settlements in Gelaadi

Post by ibrahimcw »

Gudoomiyaha iyo wafti uu hogaaminayey oo booqasho ku tagey deegaanoka
tirsan Dhulkasoomalidu degto e Etiopia ayaa ka warbixiyey
socdaalkoodii kaasi ooqaatey maalmo isla markaana ay ku soo mareen deegaano dhowr ah oo ay beesha Sade degto oo ka tirsan deegaanka
Degmada Galaadi.

Sh. Xasan Caabudwaaq ayaa sheegay in ay kulamo la qaateen masuuliyiin
ka tirsan maamulka Galaadi kaasi oo uu sheegay inay ku qotomey
iskaashi ay ka sameeyaan dhinacyada amniga iyo horumarka iyo xoojinta xiriirka ka dhexeeya.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay dadka ku nool deeganada ay booqashada ku tageen isaga iyo waftiga uu hogaaminayey ay kalakulmeen soo dhaweyn taasi oo keentey in ay waxbadan ka wadahadlaan.

Gudoomiyaha Degmada Caabudwaaq Sh. Xasan Cabdi Calas (Xasan
Caabudwaaq) oo la weydiiyey waxa ka jira warar la isla dhexmarayey
maalmahaan oo ku saabsanaa in ay xireen ciidamada deegaanka
Somalidaayaa shegay in ay tahey been abuur iyo borobogaando aan waxba
ka jirin ayna shegeen dad uu ku tilmaamey war xun sheeg.

ugu dambeyn gudoomiyaha iyo waftigiisa ayaa ku soo laabtey degmada
xili ay dadweynaha Degmada isla dhex marayeen inay xireen ciidamada
deegaanka Etiopia.

C/karin Axmed Bulxan

Radio Caabudwaaq Codka Galgaduud
User avatar
jamols2
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Tue Feb 24, 2009 9:31 am

Re: Gudoomiyaha Caabudwaaq visits Marehan settlements in Gel

Post by jamols2 »

saxib im from galaadi and sade hold a big area to themselfs they live in the suuq area:up:
most of them i blieve in galaadi are geel dhaqato.
the too biggest sub clans are mj iyo sade hadaan qalad galin 8-)
i was around mj from left to right :lol:
i heard abti abdullahi yusuf ya mar kataagay galaadi somaliweyn flag :lol:
i went to shilaabo also to see my reer adeer and i got sick on the way and my brother left to get help and in few minutes a army of awrtables where marching my way 8-)
best memories of my childhood life is in galaadi and bosaso even though i was born in xamar cadey :D
thankx for the galaadi topix bro :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”