How relevant is this ? Yacni qof urur dhallinyareed oo la yaqaan u guddomiye ah , magacisa ku ma aragno halkan . Maxay sheegayaan marka ? Bayaan waxa la soo saara , markaad magacaaga aad ku darayso , oo marka waxay "signal" u tahay dadkii ku soo magacaabay inaad hawashaadi ka soo baxday . Laakin dhalinyarada beesha hebel hebel ...blahblahblah ..waxba ka ma dhignaSiciid85 wrote:SahanGalbeed. Wa maxay suasha? so daa sxb.
Ma cid baa Arap wadan-nimo ku qabsatay ? Adiga siciid ahaan sheegi maye , waste of time weeye nimanakn waxan soo qoray .
Unless otherwise we all know where they stand ... exactly with where the rest of us

