The_Emperior5 wrote:de marna madaxduub bu xiidhanyahay marna ma xiidhna,, as u see in the pictures
Besides no one said it was hargeysa, the guy who made the video said it was hargeysa second wufuuda somaliland 28 june ba Xammar wa joogeen and xaflada 1 july wey ka qeyb galleen fagaaraha xammar aya labada calan ki ingriiska iyo ki talyaaniga isku mar la dadjiyey
the cimaamad man is not timacade hes reer xamar cad cad man from probably xaafada shingaani or xamarweyne in mogadishu, cimaamada madaxa tintiisa meesha ka bilaabato waad aragtaa waa wajiga agtiisa, halka uu timacade aun yahay nin bidaar leh.
dhinaca kale filimka CALAN SAARKA waxaa duubey filim qaadayaal ka socdey soviet union 1 july 1960, habeenkaana calanka BRITIAN and CALANKA ITALY ayaa la dajiyey, dadka sacbinaya ee qoslaya ee dagaal degayana waa XAMAR and not HARGEYSA.
WAA SIDII caadada aheeyd in qof youtube video sameeyso ay been abuur sameeyso sidiii ASKAR DHIMATEY DAGAALKII ERTIREA VS ETHIOPIA 1998 dagaalkii bedme meeyd baddan la yiraahdo waa dadkaa lagu xasuuqey HARGEYSA 1988.

NIN KA TIRSAN BEESHA REER XAMAR(CAD CAD) AMA BEESHA YEMENI SOMALIS
AND timacade look like normal soomaali person whit bidaaaar

the only known picture of timacade
