Tacsi:- Professor Faarax Xuseen Gedle Oo Geeriyooday Innaa liliaahi wa innaa ilahay raajicuun.
Written by Jidbaale.com
Monday, 14 February 2011 20:07
Toronto(Jidbaale):-Waxaa Goor dhawayd ku geeriyooday Magaalada Toronto ee dalka Canada Allaha U naxariiste Professor Faarax Xuseen Gedle Waxaan tacsi loo dirayaa dhamaan Qoyskii uu ka geeriyooday marxuumka oo Aduunka dacaladiisa kala jooga iyo dhamaan Ummada Soomaaliyeed.
Waxaa halkan Tacsi diraya
Garaad Jaamac garaad Ismaaciil
Garaad Cali Buraale
Abdirashiid .M. Cismaan Boos
Maxamed Jibriil Caateeye
Yaasiin Cali Neevy
Abdinasir Abdirizaq
Abdirahman Cali Xuseen
Abdirahim Abdirizaq .X. Maxamed
Abdulahi laandhi
Axmed Xaafuuni
Ahmed Dhiif
Cali mahdi
Kamaal cali Xuseen
Cali Xuseen
Cabdulaahi Cawad
Cabdiqani maxamud Ismaaciil
Saleebaan Herer
Yuusuf Galaydh
Xasan Food
Cabdiqani Guhaad .X. Warsame
Mukhtaar Cismaan cabdi Xaashi
Dhamaan reer Toronto
waxa kale oo tacsi diraya
Axmed Dhagahoray,
Xaawo Dhagahoray
Xasan Cali Dhagahoray
Maxmuud Dhagahoray.
C/wali Cumar Faruur
C/risaaq Cumar Faruur
C/qani Cumar faruur
C/qaadir Axmed Xandule
C/waaxid Axmed Bashiir
C/laahi Maxmed Dhagahoray
C/qani Cali Khaliif
Guuleed Maxmed Dhaqane Dhoore
oo kala jooga USA, Yurub iyo Sucuudiga
Waxaa Galabta Magaalada Toronto ee Dalka Canada Ku Geeriyooday Alle Ha'u Naxariistee Prof. Farah Hussein Gadle oo ahaa Aqoonyahan Waxgarad aad looga yaqaan guud ahaan Dalka Soomaaliya, Prof waxaa sidoo kale aad u qadarin jiray dhamaan Qurba joogta Soomaaliyeed iyaga oo ku Ixtiraami jiray Wax qabadkiisa Daacad nimadiisa iyo Kartidiisa dheeraadka ah.
Jaaliyada Soomaaliyeed Ee ku Dhaqan Magaladan Toronto Canada Waxay Tacsi U Dirayaan dhamaan umada Soomaaliyeed Gaar ahaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday alle ha'u Naxariistii Prof: Farah Hussein Gadle Aamiin Aamiin Aamiin.
Xiriiriyaha Jaaliyada Soomaaliyeed
Dr. Mahamed Suleman
Dhamaan Waxay Dadkaasi Tacsi tiiraanyo leh udirayaan Qoyskii uu ka geeriyooday Ala ha unaxariiste Marxuum Professor Faarax Xuseen Gedle oo ku geeriyooday Magaalada Toronto Waxaan eebe uga Baryaynaa in eebe Janadii Ka waraabiyo caruurtii uu ka tagayna Samir iyo Imaan ka siiyo
Sidoo kale Shaqaalaha Warbaahinta jidbaale.com waxay tacsu u dirayaan eheladii uu ka geeriyooday Professor faarax Xuseen Gedle iyo dhamaan Shacabka Soomaaliyeed.
Aaamiin Aamiin Aaamiin
Jidbaale.com@gmail.com