Galkacyo,(Lasanod Online) Xoghayaha Gaashandhiga SSC, Yaasiin Cali Tamaad ayaa maanta maamul goboleedka Puntland Waxay ku xidheen Magaaladda Galkacyo dhinaca Maamulka Puntland..
xili uu ku sugnaa hotel uu ka deganaa.
Waxaana uu ku jiray nasasho gaaban isaga oo u soo socday dhanka gobolka Cayn, gaar ahaan magaaladda buuhoodle oo xiligan ay ka jiraan abaabul dagaal oo ka dhan ah maamulka Somaliland.
Sida Warar lagu kalsoonyahay ay sheegeen in ciidamo ka tirsan maamulka puntland oo laba tikniko ah siday ka kaxaysteen hotelkii uu ka deganaa magaaladda Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug, mana jirto war ka soo baxay maamulka puntland oo la xidhiidha xadhiga Xoghayaha difaaca SSC.
Maalmo ka hor bay ahayd markii uu xoghayaha difaaca SSC uu shir jaraaid ku qabtay magaaladda muqdisho oo todobaadadii ugu dambeeya ku sugnaa isaga oo xiligii uu shirka jaraaid qabanayay sheegay inay qorshaynayaan in si deg deg ah oga saari doonaan maamulka Somaliland iyo ciidamo beeleedka kusoo duulay kalshaale.
Weli ma cadda in labada maamul ee Somaliland iyo Puntland ay iska kaashadeen xadhiga xoghayaha difaaca SSC oo isaga hadda u waday bulshadda SSC hawlo baaxad weyn dhinaca ciidamada iyo difaaca.
SSC defence minister jailed in Galkayo
Moderator: Moderators
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
SSC defence minister jailed in Galkayo
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: SSC defence minister jailed in Galkayo
good job pu'ssyland
arrest all somalilandiids they are parasites that should be cleansed.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: SSC defence minister jailed in Galkayo
Good work pirateland

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: SSC defence minister jailed in Galkayo
Keyse_0208 wrote:good job pu'ssylandarrest all somalilandiids they are parasites that should be cleansed.
Bintiland wey duushay!
Re: SSC defence minister jailed in Galkayo
WTF IS THIS SHIT??
Re: SSC defence minister jailed in Galkayo
Jeeclida sidaas & making Idoor's happy.
Idoor gather your dead from the battle field.
Maamulka SSC Oo Beeniyey in Yaasiin Tamaad Galkacyo Lugu Xiray
Written by Jaamac Nuur Muuse
Maamulka SSC Oo Beeniyey in Yaasiin Tamaad Galkacyo Lugu Xiray
Buuhoodle (SPR): Xoghayaha arimaha bulshada maamulka SSC, Mudane Keyse Cabdi Yuusuf iyo xoghayaha cadaalada isla maamulkaasi, mudane Abshir oo si wadajir ahi ulasoo xiriiray barqanimadaan Idaacada Somali Public Radio ayeey daaqada kasaareen wararka saakay lagusoo daabacay saxaafadaha qaarkood oo sheegay in xarig loo gaystay xoghayaha difaaca maamulka SSC, mudane Yaasiin Cali Tamaad.
“Yaasiin Cali Tamaad, Gaalkacyo ayuu kusuganyahay, si-fiican bay shacabka magaaladaasi ula dhaqmeen, wuuna badqabaa,” ayuu yiri Keyse Cabdi Yuusuf oo dhanka Teleefoonka kulasoo xiriiray idaacada SPR.
Mudane Yaasiin Cali Tamaad ayaa dhawaan kasoo baqoolay magaalada Muqdisho, halkaasi uu joogay howlo shaqo, mudo tobobaad, isagoo shir jaraa’id kuqabtay magaalada muqdisho uu ku cambaareeyey dagaalkii Kalshaale.
Xoghayaha difaaca, mudane Abshir ayaa isagana sheegay in Yaasiin Tamaad uu kusoo foodleeyahay magaalada Buuhoodle, kana sii wadi doono hawlihiise shaqo uu u hayo shacabkiisa.
Dhanka kale saxaafadaha qaarkood ayaa saakay faafiyey warar sheegayo in maamulka Puntland ee ka arimaya waqooyiga Gaalkacyo ay xarig u gaysteen xoghayaha difaaca SSC, Yaasiin Tamaad.
Wararkani ayaa imanayo xilli mudo yar laga joogo dagaalkii Kalshaale ee u dhaxeeyey maamulka Somaliland iyo kan SSC, walina laga dareemayo jiidaha dagaladu hore uga dhaceen saan saan colaadeed.

Babygirl, even your cousins are claiming he got detained:

Xamud. wrote:It was wrong of the authority in Gaalkacyo to jail him in the first place
AllPuntland did so as well, dont you look stupid nowSomalian_Boqor wrote:The guy was never really jailed but questioned. He is a high ranking official in SSC and rather then contacting the Puntland Government and letting them know what's up. He wanted to undermine the administration and do photo-ups with wounded SSC warriors, the state of Puntland is treating freely, in the general hospital in Galkayo.Xamud. wrote:It was wrong of the authority in Gaalkacyo to jail him in the first place
Puntland will not be disrespected he learned his lesson.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 1271 Views
-
Last post by MaroodiJeexNabad95
-
- 7 Replies
- 1233 Views
-
Last post by Canuck2
-
- 15 Replies
- 1713 Views
-
Last post by sahal80
-
- 15 Replies
- 1858 Views
-
Last post by Xiis1928
-
- 25 Replies
- 2297 Views
-
Last post by Archerr
-
- 8 Replies
- 976 Views
-
Last post by kkk47
-
- 3 Replies
- 806 Views
-
Last post by highclass
-
- 1 Replies
- 597 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 50 Replies
- 3985 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 6 Replies
- 677 Views
-
Last post by Somaliman50