Gal-Mudug State Says we will Put SL Flag in Galkacyo IF Punt
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Gal-Mudug State Says we will Put SL Flag in Galkacyo IF Punt
GALMUDUGNEWS.COM – Waxa Beryahan socday Shirar uu kala Dhaxeeya maamulada Puntland iyo Gal-mudug oo kuwaasi Maalinti Shalay Go’aamo laga soo saaray, Shirkan oo aha mid Maamulka Puntland ku soo Casumay Maamulka Gal-Mudug oo ay Magaalo Madax wada Wadaagan Sida Magaalada Gaalkacyo, Halkaas’na Midba Magaalada Dhinac Ka Xukumo, Xagga Dhinaca Waqooyiga Magaalada ay Xukunto Mamulka Faroole ee Puntland halka Koonfurta Magaaldaasina ay Xukunto Maamulka Gal-Mudug.
Haddaba Maamulka Puntland iyo Ka Gal-Mudug aya ah mid ay aad isko hayn jireen Labadaas Maamul Kaas in Badan Dagaalo Ku dhex maray, degaano ay Qabiilada Labada Maamul wada Degaan, Halkaas Maamulka Puntland Marar badan Xasuuq uu geystay Dad Masaakin ah oo Ka soo Jeeda Beelweynta Habar-Gidir ee Ka Tirsan Maamulka Gal-MUdug.
Waxaad Mooda Beryahan Dambe ino Maamulka Gal-mudug Soo Xoogeysanayo, iyago Wasaaradihi dhamaan Looga Baahnya Maamulada Federaaliga ah ee Somalia ka jira inay Ka wada Hhirgeliyeen Degaanada ay Ka Taliyaan, Waxaaney Sameysteen Ciidamo Xoogan oo Difaaca Dhulka Lagu Magaacbay Gal-Mudug.
Haddaba taasi waxey cabsi yara gelisay Maamulkan Puntland, markey arkeen siday uu soo laba kacleynayso Maamulka Gal-Mudug ee Beesha Sacad ee Habar Gidir ka Taliyaan, waxaaney Puntland aad uga wer wertay Haddi La Walaalooban Walaaloohooda ka Soo Jeeda Maamulka La Baxay ( Ximan iyo Xeeb) oo iyana Beesha Habar Gidir Ka Taliso!
Maamulka Puntland aya ah Mid ay is Hayaan Dowlada Somaliland ee ka Talisa Gobolada Sanaag iyo Sool, Halkaas Marar Badan Dagaal Ku Dhex Maray Dowlada Somaliland iyo Maamulka Puntland siday uu Hantiyi Lahaayen Goboladaasi, Waxaana Hadda Gacanta Ku haya Gobolada Sanaag iyo Sool Dowlada Somaliland oo ka Tirsantahay.
Maamulkan Puntland aya Heshiish Shalay Benaale ah la Galay iyagu Maamulka Puntland kala Saxeexday Inay Mab’da Somaliwey Muqadis yahay, Halka Looga Jeedo ino Maamulka Gal-Mudug Tageero Ciidan iyo Dhaqaale Ku Soo Caawiyo Maamulka Puntland siday uu Qabsan lahaayen Gobolada Somaliland Ka Tirsan ee Sanaag iyo Sool.
Haddaba Dhinaca Dadweynaha Ka so Jeeda Beelaha Gal-Mudug ee Sacad ama Habar Gidir, aya aad uga soo Horjeestay Wax Alaala wax lala Damacsanayhay Dowlada Somaliland Halkaas oo Ku Tilmaamen Inay Somaliland ama beesha Ugu weyn ee Isaaq yahin Walaalahood, Si Badheedh ahna Uga soo Horjeestay in Wax Dagaal ah Lagu Qaado Somaliland.
Beesha Habar Gidir aya sheegtay Inay Dhamaan Tageersanyahin Nabada Dowlada Somaliland, waxaaney sheegen inay Kala Badh Beeshoodo Maanta Ku Noolyahin Degaanada Somaliland, waxaaney aad uga soo Horjeesten Colaada ay madaxa Doonayso Maamulka Maajerten ino Madax iskula Geliyo Labadaas Qabiil ee Walaalaha.

- abdalla11
- SomaliNet Super
- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: Gal-Mudug State Says we will Put SL Flag in Galkacyo IF
LOL are you guys affraid that Puntland, ONLF, Alshabaab and galmudug will join reer buuhodle? Nimanyahow just say we lost, waa caadi. One day you win, one day you lose
Btw ur title is misleading, mise af somaali ma aqrisid?

-
- Posts: 204
- Joined: Tue Dec 29, 2009 7:45 am
Re: Gal-Mudug State Says we will Put SL Flag in Galkacyo IF
From this article we know Majeertenia is equivalento to Sacad and also Isaaq is equivalent to Majeertenia.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Gal-Mudug State Says we will Put SL Flag in Galkacyo IF
LoL Somaliland Afraid
Punaniland is the one that cant even Take on Sheikh ATTAM IN GALGALA 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Gal-Mudug State Says we will Put SL Flag in Galkacyo IF
abdalla11 wrote:LOL are you guys affraid that Puntland, ONLF, Alshabaab and galmudug will join reer buuhodle? Nimanyahow just say we lost, waa caadi. One day you win, one day you lose![]()
Btw ur title is misleading, mise af somaali ma aqrisid?
Sacad and us have a great relations since 1894 till the day of today , President caalin is the only Somali Mamuul goboleed leader that can visist Somaliland.
you can join your brothers we just wish you did long time ago

But Amiir godane and his likes are busy destroying bantus in Mogadisho
Re: Gal-Mudug State Says we will Put SL Flag in Galkacyo IF
Whose interest, exactly are those bantus defending? I said you're good sultan, but not smartest sultaan of beesha. Redefine your boundaries awoowe.The_Emperior5 wrote: But Amiir godane and his likes are busy destroying bantus in Mogadisho

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Gal-Mudug State Says we will Put SL Flag in Galkacyo IF
Faranacab wrote:Whose interest, exactly are those bantus defending? I said you're good sultan, but not smartest sultaan of beesha. Redefine your boundaries awoowe.The_Emperior5 wrote: But Amiir godane and his likes are busy destroying bantus in Mogadisho
hey i am the smartest sultan they are defending a weak fake government created by the international clan the bantus commit atrocities against the Somali people.But Amiir godane and his likes are busy destroying bantus in Mogadisho
The interest of the Somali people in Mogadisho unless you believe Amisom will bring great stuff in Mogadisho
Last edited by The_Emperior5 on Mon Feb 21, 2011 10:20 am, edited 2 times in total.
Re: Gal-Mudug State Says we will Put SL Flag in Galkacyo IF
And Moqadisho people(Abgaal), not same family as those of Sacad? Aren't they all one big family to you, like you say em konfurians?The_Emperior5 wrote:Faranacab wrote:Whose interest, exactly are those bantus defending? I said you're good sultan, but not smartest sultaan of beesha. Redefine your boundaries awoowe.The_Emperior5 wrote: But Amiir godane and his likes are busy destroying bantus in Mogadisho
The interest of the Somali people in Mogadisho unless you believe Amisom will bring great stuff in Mogadisho

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Gal-Mudug State Says we will Put SL Flag in Galkacyo IF
No we have special relations with Beesha Hg sacad.
other then that.. its not in the interest of abgaal to their biggest Man Maxmamad dhere was arrested by these bantus

- kambuli
- SomaliNet Super
- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Gal-Mudug State Says we will Put SL Flag in Galkacyo IF
Here we go again..Trying to divide and trick the Southern Somalis in order to reach their secessionst agenda.
Listen waaryaa, Isaaq are Somalis, anyone who hates them hates Somalia and Somalis, if anyone is against you because you hail from Isaaq, then let them lose...But the reality is no sane Somali wants to divide this tiny country...The Habargedir you have mentioned are never for the division of Somalia....
No matter what they have against the Majeerteens, they will never ever secede to Somali division...Believe me I know them and I talk to them and I know were they stand on issues like that...

Listen waaryaa, Isaaq are Somalis, anyone who hates them hates Somalia and Somalis, if anyone is against you because you hail from Isaaq, then let them lose...But the reality is no sane Somali wants to divide this tiny country...The Habargedir you have mentioned are never for the division of Somalia....

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Gal-Mudug State Says we will Put SL Flag in Galkacyo IF
Kambuli i have seen you talk for beesha gadabuursi beesha habargedir beesha Habaryoonis Beesha Dhulbahantekambuli wrote:Here we go again..Trying to divide and trick the Southern Somalis in order to reach their secessionst agenda.![]()
Listen waaryaa, Isaaq are Somalis, anyone who hates them hates Somalia and Somalis, if anyone is against you because you hail from Isaaq, then let them lose...But the reality is no sane Somali wants to divide this tiny country...The Habargedir you have mentioned are never for the division of Somalia....No matter what they have against the Majeerteens, they will never ever secede to Somali division...Believe me I know them and I talk to them and I know were they stand on issues like that...

your funny indeed.

Re: Gal-Mudug State Says we will Put SL Flag in Galkacyo IF
Oh so the self-hating secessionists are taking some relief with some guy writing somewhere that another clan is fine with SL?
Looks like 2 defeats in Kalshaale is causing secessionists to seek alliances
They say desperate people do desperate things at desperate times. This definitely fits the Somalidiids

They say desperate people do desperate things at desperate times. This definitely fits the Somalidiids

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Gal-Mudug State Says we will Put SL Flag in Galkacyo IF
Udun meydkaagi ma guratayudun wrote:Oh so the self-hating secessionists are taking some relief with some guy writing somewhere that another clan is fine with SL?![]()
![]()
Looks like 2 defeats in Kalshaale is causing secessionists to seek alliances
![]()
![]()
They say desperate people do desperate things at desperate times. This definitely fits the Somalidiids![]()
![]()

Bariitoole waxad arki doonta warqadihi dhadheera eeh aad u qori jirten mat browden

Re: Gal-Mudug State Says we will Put SL Flag in Galkacyo IF
Another shameful thing about the beesha. Why are so they friendly to you dirtbags. But then again, it fits in line with their Anti-maxaakin, sufi views. Support dirtbags at all costs.No we have special relations with Beesha Hg sacad.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Gal-Mudug State Says we will Put SL Flag in Galkacyo IF
Maamulka Galmudug oo hore colaad ugala dhaxeysay.
Reer Galmudug ma aqbali karaan heshiiska Garowe??
Jawaabta waa maya,sababtuna waxay tahay bulshada waa ka daashay inay u sacbiso heshiis danleey kala saxiixatay.
Beesha Galmudug waxay u baahan tahay in la cadeeyo qadiyadda Garoonka Galkacyo iyo rayidkii lagu xasuuqay Dameeraale.
Beesha Galmudug waxay ka soo horjeedaa in madaxdooda laga dhigto adeegayaal u shaqeeya Puntland.
Beesha Galmudug waxay ka soo horjeedaa in qabiil loo isticmaalo dhaawicida iyo ku xadgudbida qadiyadda Somaliland.
Wiilka ama gabadha reer Galmudug waxay Hargeysa ugu noolaan kartaa xoriyad iyadoo aan wax cabsiya qabin laakiin kuma noolaan karto Garowe?
Muwaadinka Somaliland wuxuu Galmudug u yaqaan Galmudug State laakiin muwaadinka Puntland wuxuu Galmudug u yaqaan Maamulka Baraxley.
Wiil uu dhalay Faroolaha Puntland oo iska leh Webka Garowe online ayaan isku aragnay barta Internetka ee Facebook loo yaqaan markaas ayuu igu yiri " Qoladii Isaaqa ee aad is heyseen maanta ayaad ka aargudan kartaa oo aan midoownay ee qorigaaga cabeeyso"
Lix jeer baan isweydiiyay jawaabta u qalanta balse si kooban ayaan ugu jawaabay" Anigu Isaaq dagaal igalama dhaxeeyo balse waxaan mabda ahaan dhaliilsanahay maamulka Siilaanyo laakiin maanta iga qor inay gabadh u dhalatay Galmudug aqbali doonin heshiiskii Garowe oo hadii xabada bilaabato dhamaan reer Galmudug waxay noqon doonaan wada Isaaq"
Ma ogi sida uu hadalkeyga u deeqay laabtiisa wuxuuna galay sheekooyin aan igu socon hasse yeeshee waxaan faaladeyda uga tegayaa " Maalinta ay joogto Garowe iyo Hargeysa qiyaasteydu waxay i siineeysaa in bulshada Galmudug garab istaagi doonto reer Hargeysa lagana taagi doono Galkacyo Calanka Somaliland"
Marka aan sidaan leeyahay dad badan ayaa isweeydiinaya waxa aan uga hadlaa qabiilka oo aan Isaaqa ula safanayo laakiin waxaan ahay ninka maalinkasta leh ficil la'aantuna doofaarbaa loo cadaabaa ee qalinkeyga wuxuu daadinayay dareen xambaarsan maalinta ay joogto Garowe iyo Hargeysa halka aan joogo!!

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 47 Replies
- 416 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 137 Replies
- 7314 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 9 Replies
- 1325 Views
-
Last post by knet
-
- 15 Replies
- 1495 Views
-
Last post by Buursalax
-
- 7 Replies
- 2128 Views
-
Last post by D-Runner
-
- 4 Replies
- 976 Views
-
Last post by Adali
-
- 64 Replies
- 3949 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 14 Replies
- 2146 Views
-
Last post by MajorIgaare