shabab apostates, amisom mercenaris, tfg tuugo fight 3th day
Moderator: Moderators
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
shabab apostates, amisom mercenaris, tfg tuugo fight 3th day
Dagaaladi Musasalka ahaa oo wali Muqdisho ka sii socda ( Warbixin )
Mogadishu Monday 201 February 2011 SMC
Iyadoo maalintii saddexaad ka socda Muqdisho dagaallo culus oo u dhexeeya DFKMG ah oo gacan
ka helaysa AMISOM iyo xoogagga Xarrakatul Shabaab, iyadoo ay dagaalka maanta ku dhinteen in ku dhow 15-qof oo shacab ah ayna ku dhaawacmeen labaatameeyo kale.
Dagaallada maanta oo ka dhacay degmooyinka Hodan, Boondheere iyo H/wadaag ayaa ahaa kuwo ka culus dagaalkii shalay dhacay, waxaana madaafiic badan ay ku dhaceen suuqa Bakaaraha kuwaasoo geystay khasaare nafeed oo kala duwan.
Dad goobjoogayaal ah halkaasi ku sugan sheegayaan in afar qof ay hal goob ku dhinteen kaddib markii uu madfac kula dhacay, ayna goobta ku dhaawacmeen 10-qof oo kale, kuwaasoo isugu jiray rag iyo dumar.
Sidoo kale madaafiicda ayaa ahaa kuwo laga tuurayay saldhigyada AMISOM ay ku leedahay Muqdisho, waxaana dagaalka oo fool-ka-fool ahaa uu khasaare kasoo gaaray dhinacyada dagaalamaya inkastoo aan la ogeyn.
Sida ay ku waramayaan wadayaasha gaadiidka gurmadka deg-degga ah ayaa sheegay inay dhaawacyo kala duwan ka qaadeen degmooyinka Muqdisho ayna gaarsiiyeen Isbitaallada Madiina iyo Dayniile oo ka mid ah kuwa ka howlgala Muqdisho.
Qaar ka mid ah dhaawacyo la geeyay Isbitaalka Madiina ayaa dhintay, intii aan loo sameyn gargaar caafimaad, waxaana dhaqaatiirtu ay sheegeen in dadkaas ay qabeen dhaawacyo halis ah oo sababay inay u dhintaan.
Si kasataba ha ahaatee dagaallada ka socda Muqdisho maalintii labaad ayaa salfaday nolosha dad ka badan 40-qof, waxaana sidoo kale ku dhintay askar iyo dagaalyahano labada dhinac ka tirsan, iyadoo dhaawacyada dagaalladan ay kor u u dhaafayaan 70-qof.

grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: shabab apostates, amisom mercenaris, tfg tuugo fight 3th
you love rafadha state iran who curse the sahaba and arrest sunnis you are an enemy to the ummah 
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: shabab apostates, amisom mercenaris, tfg tuugo fight 3th
Lool khawarij were desparate today that they commited suicide bombing
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: shabab apostates, amisom mercenaris, tfg tuugo fight 3th
grandpakhalif wrote:you love rafadha state iran who curse the sahaba and arrest sunnis you are an enemy to the ummah
get out, you flipflopping monkey.
you are not to be taken serious.
Re: shabab apostates, amisom mercenaris, tfg tuugo fight 3th
Anyone against Iran is a kafir and enfidel lapdog.grandpakhalif wrote:you love rafadha state iran who curse the sahaba and arrest sunnis you are an enemy to the ummah
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: shabab apostates, amisom mercenaris, tfg tuugo fight 3th
They should stop fighting in civilian populated areas all the 3 groups only civilians are caught in between
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: shabab apostates, amisom mercenaris, tfg tuugo fight 3th
did u enjoy the suicide bomb made by qarandiid? P.S Why are u ignoring the suicide bomb threads? Feeling guilty eh?? And why should they stop now when the government are winning eh? Why not when al shabab were strong. First time u saying this, maybe u feeling the pressure of the government offenseThe_Emperior5 wrote:They should stop fighting in civilian populated areas all the 3 groups only civilians are caught in between
Last edited by XimanJaale on Mon Feb 21, 2011 4:58 pm, edited 1 time in total.
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: shabab apostates, amisom mercenaris, tfg tuugo fight 3th
we ahlul sunnah dont curse the sahaba and have rejected the false imamah systemKukri wrote:Anyone against Iran is a kafir and enfidel lapdog.grandpakhalif wrote:you love rafadha state iran who curse the sahaba and arrest sunnis you are an enemy to the ummah
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: shabab apostates, amisom mercenaris, tfg tuugo fight 3th
Dude no i dont care about the paper government and there is no pressure From the hotel government,, but Killing your self in islam is Haraam,,so i dont support suicide bombings. what i do support is the fight against the bantu infidels. oo ku soo duulay wadan anay lahayn,, But Also wa in shacabka loo tudha fighting inside a city will only Kill civilians which is very bad Both groups needs to stop fightin inside The City.XimanJaale wrote:did u enjoy the suicide bomb made by qarandiid? P.S Why are u ignoring the suicide bomb threads? Feeling guilty eh?? And why should they stop now when the government are winning eh? Why not when al shabab were strong. First time u saying this, maybe u feeling the pressure of the government offenseThe_Emperior5 wrote:They should stop fighting in civilian populated areas all the 3 groups only civilians are caught in between
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: shabab apostates, amisom mercenaris, tfg tuugo fight 3th
wooow, first time u saying these stuff about how they should stop fighting in the city? Did godane tell u he is losing land? Cause today u sound different. Also the government u call paper government is wat feeds the country, just yesterday the government gave dayniile hospital in dayniile district controlled by qarandiid 10 ton of medicines, the government doesn't care about enemies they still provide help to shacab that live in that area. Also why u supporting group that commit suicide bombs?The_Emperior5 wrote:Dude no i dont care about the paper government and there is no pressure From the hotel government,, but Killing your self in islam is Haraam,,so i dont support suicide bombings. what i do support is the fight against the bantu infidels. oo ku soo duulay wadan anay lahayn,, But Also wa in shacabka loo tudha fighting inside a city will only Kill civilians which is very bad Both groups needs to stop fightin inside The City.XimanJaale wrote:did u enjoy the suicide bomb made by qarandiid? P.S Why are u ignoring the suicide bomb threads? Feeling guilty eh?? And why should they stop now when the government are winning eh? Why not when al shabab were strong. First time u saying this, maybe u feeling the pressure of the government offenseThe_Emperior5 wrote:They should stop fighting in civilian populated areas all the 3 groups only civilians are caught in between
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: shabab apostates, amisom mercenaris, tfg tuugo fight 3th
Wahabis like you loves hind, abu sufyan, muawiya, yazid .grandpakhalif wrote: we ahlul sunnah dont curse the sahaba and have rejected the false imamah system .
May Allah unite you with them in hereafter, and unite us with ahlulbayt Ali, Fatima Al Hussain, Al-Hassan radiyallah anhum.
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: shabab apostates, amisom mercenaris, tfg tuugo fight 3th
God bless Abu sufyan who died a shahiid and was a noble sahabi, Muawiyah was a man who was mistaken but he was only wrong politically, he was wrong to attack Ali RH who we ahlul sunnah love. god curse hind the killer of ahluul bait Hamza.
Stop calling me wahabi only Allah has the right to bear that name. Al-Wahab allahuakbar
Stop calling me wahabi only Allah has the right to bear that name. Al-Wahab allahuakbar
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: shabab apostates, amisom mercenaris, tfg tuugo fight 3th

Gran's twin brother(suffering from same flipflop symptom) left behind by shabab

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 19 Replies
- 1320 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 6 Replies
- 966 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 5 Replies
- 584 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 0 Replies
- 656 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 2 Replies
- 573 Views
-
Last post by JamalAddow
-
- 1 Replies
- 738 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 4 Replies
- 872 Views
-
Last post by udun
-
- 2 Replies
- 479 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 2 Replies
- 845 Views
-
Last post by KeligiiJabhad
-
- 9 Replies
- 100 Views
-
Last post by grandpakhalif