break news "Ciidamada Darawiishta Puntland enter cayn fight"

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

break news "Ciidamada Darawiishta Puntland enter cayn fight"

Post by FBISOMALIA »

War deg deg ah:Ciidamada Daraawiishta Puntland uu si toosa ugaley dagaalka

Buuhoodle(Puntlandi.com) Ciidamda Daraawiishta ayaa galabta sitoosa u galey dagaalka ka socda gobolada Sool iyo Ceyn, Ciidan Xoogan oo wata qalabka gaashaaman ee dagaalka ayaa galabta ku wajahey magaalada Laascaanood. Wasaarada Abniga Puntland way ka gaabsatey iney tafaasiil ka bixiso saraakiisha hogaamineysa ciidanka, waxase naloo xaqiijiyey in ciidanku ay ku wajahan yihiin magaalada Laascaanood oo ay galabta gaareen Tuulada Gambadhe.

Dhinaca kale Wasiiro , ciidan iyo dhakhaatiir ayaa maanta Garowe ka baxey kuwasoo kusii jeeda magaalada Buuhoodle, ciidanka aadey Buuhoodle waa Guutada 54aad ee daganeyd duleedka Garowe. Madaxweyne Faroole ayaa xaley iclaamiyey Dagaal ka dhan ah kooxaha heysta Laascaanood wuxuuna u sheegey iney Laascaanood isga baxaan,hadii kale gacan la isla tagayo.

Dhinaca Madaxtooyada Puntland way ka gaabsadeen iney wax tafaasiil ah ka bixiyaan Dagaalka ay Puntland ku jirto, Warar hoose ee aan helney waxey noo sheegeen in Taliyaha Ciidanka Puntland Siciid Dheere uu Furinta hore aadey xaley uuna galabta ku sugnaa tuulada Gambadhe oo wax yar u jirta Laascaanood.
Bicir100
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 324
Joined: Fri Mar 06, 2009 10:56 am

Re: break news "Ciidamada Darawiishta Puntland enter cayn fi

Post by Bicir100 »

Ninyahow maad iska yareysid wararkaan xasaasiga ah ee aad netka u kala gudbineysid. Marka hadii xaalad dagaal lugu jiro maba haboona topika noocaan oo kale ah inaad sectionkaan keentid.
Teeda kale nimankaa maba ka badna "staffka" wasiirada meesha tagay.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: break news "Ciidamada Darawiishta Puntland enter cayn fi

Post by FBISOMALIA »

Bicir100 wrote:Ninyahow maad iska yareysid wararkaan xasaasiga ah ee aad netka u kala gudbineysid. Marka hadii xaalad dagaal lugu jiro maba haboona topika noocaan oo kale ah inaad sectionkaan keentid.
Teeda kale nimankaa maba ka badna "staffka" wasiirada meesha tagay.
thx for advice sxb in war time we have to do our duty to show the ppl where puntland stands right now in the fight thats all :ugeek:
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: break news "Ciidamada Darawiishta Puntland enter cayn fi

Post by EastAfrica »

Bicir100 wrote: Ninyahow maad iska yareysid wararkaan xasaasiga ah ee aad netka u kala gudbineysid. Marka hadii xaalad dagaal lugu jiro maba haboona topika noocaan oo kale ah inaad sectionkaan keentid.

Teeda kale nimankaa maba ka badna "staffka" wasiirada meesha tagay.



Faroole Beenaale waa fiicanyahay haduu hurdadii ka kacay uu na gartay in xaalad dagaal lagu jiro, laakiin haloo sheego inuu is ceebeen hal wasiir iyo dhowr staff oo lasoo diray dal iyo dad xoreen maayaan.


:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Bicir100
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 324
Joined: Fri Mar 06, 2009 10:56 am

Re: break news "Ciidamada Darawiishta Puntland enter cayn fi

Post by Bicir100 »

^^east walaal iska naso wakhti aad xisaab gasho kuma jidhid maanto kale dib baa loo liqa candhuuftaada word of advice :up:
Bro FBI just keep it in minimum in this section
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: break news "Ciidamada Darawiishta Puntland enter cayn fi

Post by FBISOMALIA »

Bicir100 wrote:^^east walaal iska naso wakhti aad xisaab gasho kuma jidhid maanto kale dib baa loo liqa candhuuftaada word of advice :up:
sxb bicir if so what call ssc cant Handel isaaq why they crying for hartinmo ... anyway puntland is in scene fighting in cayn lets see what will happen in cayn few days coming and ragarding lasscound the time is come to show what is puntland
Bro FBI just keep it in minimum in this section
i will try my best sxb :up:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: break news "Ciidamada Darawiishta Puntland enter cayn fi

Post by FBISOMALIA »

War Deg Deg ah:Ciidanka Difaaca Puntland oo in kayar 30-Km ujira Laascaano & Gurmad gaaray Buuhoodle

Tukaraq:(Allpuntland)-Wararka imika laga helayo deegaano katirsan gobolka Sool ee Puntland ayaa hoosta ka xariiqaya in ciidamo farabadan oo isugujira hay’adaha kaladuwan ee Milatariga Puntland islamarkaasna qeyb ka ah kuwa difaaca ee Puntland oo wata hub aad u badan & gaadiid dagaal oo aanan tiradooda la xaqiijin ay galabta gaareen deegaano katirsan gobolka Sool ee Puntland gaar ahaana Tukaraq & Gambara oo inkayar 28-Km oo kaliya u jirta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Warar ay APL ku kalsoontahay ayaa sheegaya in ciidamadan katirsan kuwa Difaaca ee Puntland ay wadaan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ah kii ugu danbeeyey oo ay kusoo celinayaan deegaanada ka maqan Puntland,waxaana sidoo kale jira ciidamo beeleedyo ay dadka deegaanku iska abaabuleen oo uu madax u yahay Wasiirkii hore ee duulista hawada Puntland ay qeyb ka qaadanayaan dhaqdhaqaayada culus ee dib gacanta Puntland loogu soo celinayo magaalada Laascaanood.

Taliye sare oo katirsan Hogaanka ciidanka Difaaca Puntland ayaa APL u sheegey in dhaqdhaqaaqani uu ka danbeeyey kadib markii ay u dulqaadan waayeen dhibaatooyinka ay Somaliland ka wado gobolada SSC,waxaana uu taliyahani intaas kudaray inay diyaar u yihiin difaaca dalkooda & soo celinta gobolada Maqan mudo kayar 2-Cisho iyagoo gurmad & garaba ka helaya Taliska guud ee Difaaca Puntland & shacabka reer Puntland oo uu sheegey inay imika soo jeesteen.

Dhinaca kalena waxaa maanta duhurnimadii magaalada Buuhoodle gaaray Wafti sare oo katirsan Puntland oo isugujira saraakiil ciidan & Xubno katirsan dawlada Puntland kuwaas oo uu horkacayo Gudoomiye kuxigeenka golaha Wakiilada Puntland oo deegaankaas laga soo doorto,waxaana waftigan galbinayey Tobonaan katirsan gawaarida dagaalka ee Puntland kuwaas oo isla galabtaba gaaray deegaanada Kalshaale,Hagoogane & Meygaag islamarkaasna si rasmi ah uga qeybqaadanaya difaacista gobolka Ceyn iyadoo tanina ay noqonayso talaabadii ugu horeysay ee ay Puntland qeybteeda ka qaadanayso.

Dhaqdhaqaaqyada ciidan ee Puntland oo laga dareemayo Talisyada Puntland & Magaalooyinka Boosaaso & Garoowe ayaa bilowday xalay saqdhexe kadib markii uu madaxweynaha Puntland xalay ku dhawaaqay inay diyaar u yihiin difaaca dalkooda,waxaana ay tani imaanaysa xili ay deegaanada dalka oo dhan ka dheceen banaanbaxyo ka dhan ah duulaanka Somaliland ee gobolada SSC & sida aysan dawlada Puntland wax tilaabo ah uga qaadin.

Wixii War ah ee kasoo kordha Dhaqdhaqaaqyadan APL kalasoco Daqiiqad kasta.
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: break news "Ciidamada Darawiishta Puntland enter cayn fi

Post by EastAfrica »

Bicir100 wrote:^^east walaal iska naso wakhti aad xisaab gasho kuma jidhid maanto kale dib baa loo liqa candhuuftaada word of advice :up:
Bicir, cid xisaabtamasa, cid lala xisaabtamo, iyo wax la xisaabiyo midna ma jiraan, markaa aduu iska naso oo cadhuutaada dib u liq, waana ku mahadsantahay talada waana lagaa qaatay

Dadka wax wadaaga ee wax ka dhaxeeyaan ayaa xisaabtama, lakiin dad aanba waxba wadaagin, waxna isku darsan, Bal maxay ka xisaabta mayaan?????????????

Waana runtaa hal wasiira oo lasoo diro iyo labo shaqaala ah, dal xoreenmaayaan, markaa dadka beenta iyo khiyaamada haa laga daayo

Bicir100 wrote:This is the thanks we get :down:
Cumar maxamuud maxaa waalay horta war fuduusha iska dhaafa dadkaan walahi iidoorka unbaa fahma
Dhulbahante/SSC know how to deal with Idoor, last year SSC defeated snm-Idoor in Widhwidh. And in this month alone SSC forces defeated Idoor twice in Kalshaale, and more than 100 idoors were killed.

Bicir100 wrote:This is the thanks we get :down:
i dont even understand why we bother they call us majeerteenia and we are raising money For them :down:
You never raised one cent for anyone, Puntland is Majeerteenia thats the truth you must face it, and Somaliland is Isaaqia.


Bicir100 wrote:
F.uck those terrorists they deserve to die, faroole is right nothing but a bunch of terrorists.
Mr. Bicir, you hate Dhulbahante/SSC for no reason, and SSC freedom fighters are heroes.

Warlord Faroole & his pirate militia, and Warlord Siilaanyo and his somalidiid militia deserve to die, because both groups are terrorists and mafia groups.
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: break news "Ciidamada Darawiishta Puntland enter cayn fi

Post by garoweboy »

Hala Kala Seexdo.
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: break news "Ciidamada Darawiishta Puntland enter cayn fi

Post by EastAfrica »

FBISOMALIA wrote: sxb bicir if so what call ssc cant Handel isaaq

SSC Army last year defeated snm idoor militia in widhwidh and Bali hadhac, and in this moth alone SSC force twice defeated snm idoor militia in Kalshaale, Hogaane and Meygaagle. In 2007 Puntland was defested in Las anod , because Puntland militia run away days before somaliland invaded Las Anod , meaning Somaliland defeated Puntland without a war. Somaliland took over Las Anod easily, both Puntland and somaliland never lost one soldier. 4 years later no one word from warlord faroole and his pirates.

FBISOMALIA wrote: why they crying for hartinmo
No wants a help from pirates. SSC forces already receiving help from all dhulbahante, all warsangali, all ogaadeen, all mareexaan, Galmudug State of Somalia, and from TFG Somali Government in Mogadishu. No wants a help from weak pirates.

FBISOMALIA wrote: anyway puntland is in scene fighting in cayn lets see what will happen in cayn few days coming
Lies, lies, Puntland is no near Cayn, Sool, or sanaag. Pirates are losers they want to claim the victory of Buhoodle people and SSC forces.

FBISOMALIA wrote: ragarding lasscound the time is come to show what is puntland

Laas Caanood and all SSC regions will liberated by SSC people and freedom fighters, no one needs pirates/munafiqiin. Warlord Faroole left to see his habashi master
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: break news "Ciidamada Darawiishta Puntland enter cayn fi

Post by abdalla11 »

Eastafrica waa calaacal miiran, war ama dood fiican la imo ama inaga tag. You debate about everything, you even claimed Galkaacyo airport is run by Galmudug :lol:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: break news "Ciidamada Darawiishta Puntland enter cayn fi

Post by FBISOMALIA »

abdalla11 wrote:Eastafrica waa calaacal miiran, war ama dood fiican la imo ama inaga tag. You debate about everything, you even claimed Galkaacyo airport is run by Galmudug :lol:
really east africa like child you give him small candy and cant stop using it :lol:
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: break news "Ciidamada Darawiishta Puntland enter cayn fi

Post by EastAfrica »

abdalla11 wrote:Eastafrica waa calaacal miiran, war ama dood fiican la imo ama inaga tag. You debate about everything, you even claimed Galkaacyo airport is run by Galmudug :lol:

Abdalle waa oohin badanyahay, yaa raba in pirate la doodo, idinkaa na soo doonaya, ee faragalinta naga daaya. you and your walord Faroole claimed that SSC Movement are terrorists and you said that SSC Leaders cannot use Pirateland airports. I said fine we will not use your SSDF Airports. SSC Leaders will use Galmudug Airports, Caabudwaaq Airports, Mogadisho International Airport, and other Somali Airports. For no reason Warlord Faroole and SSDF pirates are waging war against SSC people and SSC Freedom fighters. Faroole is munaafaq to get support from his xabashi mkasters Melex zenawi he calls both people of SSC and Galgala/Maakhir terrorists.

People of SSC demanding that Warlord Faroole to respect SSC Freedom fighters, and they reminding him that "One people's terrorist is another people's freedom fighter"
Last edited by EastAfrica on Mon Feb 21, 2011 9:17 pm, edited 1 time in total.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: break news "Ciidamada Darawiishta Puntland enter cayn fi

Post by hargaysaay »

east africa let me ask you straight question sxb do you realy believe that ssc front can beat somaliland army, its is not the first time established frony fights against a government but it takes 10years 15 years and some times more for the front to achieve its goal so are you realy ready to fight for freedom that already exists in you state for the next decade come on be realistic
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: break news "Ciidamada Darawiishta Puntland enter cayn fi

Post by quark »

guyz, stop messing with my boy east africa :)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”