Caawa waxaa laga duulayaa the letter "H",todays lesson is brought to you by the the letter "H"
A battalion of the GORGOR brigade
- new-york24
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

Re: A battalion of the GORGOR brigade
This is a battalion of the HANQADH brigade..guuleysta
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: A battalion of the GORGOR brigade
Mansha alaah,,, markii war murugale la iiga keno dhulkii waxan niyada ku dhisto waa ragan oo waxaan ogahay inay xaqii dadkeen iyo inaga xaqeenba u dagalamayaan.
Horta waxaan idin waydiiyay O.N.L.F waa imisa guuda iyo magacyadooda,,anigu waxaan aqana.
1.gorgor
2.hanqadh
3.axmad guray.
Horta waxaan idin waydiiyay O.N.L.F waa imisa guuda iyo magacyadooda,,anigu waxaan aqana.
1.gorgor
2.hanqadh
3.axmad guray.
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: A battalion of the GORGOR brigade
Ku dar
.Qeybta Dufaan
.Qeybta Bari-Gaashaan
.Qeybta BirJeex
.Qeybta Heegan
.Qeybta Halgan
.Qeybta Danab
.Qeybta Mandad
.Qeybta Ciiltire
Iyo Qeybo badan oo Ciidamo Infantary ah iyo kuwo ah qeybaha sida gaarka u tababa baran oo ay ku jiraan qeybo ka tirsan magacyada korka ku xusan.

JWXO nimanka hoogaamiya waa wada wadaado, waxaa u dheer aftahanimo ma bugaag bay cuneen baad is dhihi.
Gorgor Brigade is lead by a fierce warrior of the karinle-Hawiye who has decimated Tigree along the Oromo-Ogadeniya border all the way to the Canfar border in Shiniile.
Hanqadh units were the one's responsible for Cobole, where whole Ethiopian brigades were wiped out.
Gorgor Brigade is lead by a fierce warrior of the karinle-Hawiye who has decimated Tigree along the Oromo-Ogadeniya border all the way to the Canfar border in Shiniile.
Hanqadh units were the one's responsible for Cobole, where whole Ethiopian brigades were wiped out.
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: A battalion of the GORGOR brigade
Guutada duufaan seen ku iloobay shiidh,, nimankii ka qaybgalay dagaalkii sadex geeso magiciisi ban iloobe wuxuuse ka dhacay sadexda gobol ee kore wuxuuna dhacay hal mar oo wakii diyaarada xida lagaga so riday wayaanaha.
Hanqadhow inaar i xasuusi hawl-galkan maxaa loo bixiyay.
Hanqadhow inaar i xasuusi hawl-galkan maxaa loo bixiyay.
- new-york24
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: A battalion of the GORGOR brigade
I didnt know gor-gor was led by non absame,that in it self is guul weyn
Hanqadh thnx once for the valuble info.
Hanqadh thnx once for the valuble info.
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: A battalion of the GORGOR brigade
Diyaradii lagu soo riday Gabo-Gabo iyo hawlgalkii magaciisa hada amba ma hayo, waa 2006kii Diyaarada waxaa ku bakhtiyay 20 sargaal oo sar-sare waliba uu ku jiray mid ay meles qaraabo ahayeen.Waa markii ay shacabka ku gododeen Tigreegu, ka bacdi jabkii kasoo gaadhay hawlgaladii sanadkaa.
Re: A battalion of the GORGOR brigade
Hanqadh howl galkii april 2005 ee wiilasha maxaa biisata ahaa qabri dahare lagu layn jiray wax ma ka xasuusataa? Guutada waagaa soo caan baxday tay ahayd? Hawl galkaas bal wax nooga sheeg...
Guutooyinka cir guje so ma ka mid aha?
Guutooyinka cir guje so ma ka mid aha?
- kismayogedojubaland
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1115
- Joined: Sun Jul 25, 2010 12:20 pm
- Location: Ceelcade, Gedo, Jubbaland State of Somalia
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: A battalion of the GORGOR brigade
Hey hanqadh keep up the information sxb any way guutadan baase geel jirayasha shacabka loo soo diray ma guutadadaadan hanqadh baa 
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: A battalion of the GORGOR brigade
Farancab hawlgalkaas inuu ahaa "MANDAD" baan u malayn,
Ina adan isla Hawlgalkan MANDAD in lagu soo riday diyaaradii waday saraakiisha Tigreega in ay ahayd baan ku qiyaasayaa...hawlgalkan wuxuu dhacay wuxuu dhacay 2005 dhexdhexaadkeedii baan u malayn, hawlgal wuxuu ahaa ay JWXO soo saartay awood Militari oon horay looga baran argagax'na ku riday Tigree.....MANDAD hawgal taariikhi ah buu u ahaa JWXO, waa kay dhahaan " Militariga JWXO'iyo MANDAD baa Wacdara Dhigay" cajalad aan ka daawaday, barigaana waa markii xoog gudaha ku galeen dhamaan JWXO uuna nafar dibada u joogin...Gola Dhexe ila Gola sare Ilaa Ciidan.
Hargeysay, Maya Markaad is dishaan Jilibyada Reer Cali baad dhahdaan ONLF baa na laysay....

Exactly, hanqadh I fully remember now. It was operation Mandad the objective of which was to cripple enemy troops that were preparing to oversee a so-called election. Heavily loses were inflicted on the colonial forces. Before Mandad, April 2005, the Melle regime used to hide and deny the resistance of the liberation forces.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 524 Views
-
Last post by paperino
-
- 25 Replies
- 2595 Views
-
Last post by mahoka
-
- 46 Replies
- 5092 Views
-
Last post by original dervish
-
- 17 Replies
- 4940 Views
-
Last post by Thuganomics
-
- 13 Replies
- 879 Views
-
Last post by gedo_gurl
-
- 20 Replies
- 1352 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 15 Replies
- 2156 Views
-
Last post by WadaniggaBarakaysan
-
- 12 Replies
- 1495 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 8 Replies
- 1219 Views
-
Last post by Victorious26
-
- 51 Replies
- 3905 Views
-
Last post by S-D-M