Khilaaf Wasiiro Reer Sanaag ah

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
mashallahbro
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 685
Joined: Fri Feb 25, 2011 9:30 pm
Location: Sultan from Upstate Hadaaftimo with that Oil Paper........BALLINNNNnNN

Khilaaf Wasiiro Reer Sanaag ah

Post by mashallahbro »

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Safar ay Wasiiro Reer Sanaag ah ugu Bixi lahaayeen degmada Dhahar ee Gobolka Cusub ee Haylad, war anau Helay ayaa sheegaya in Wasiiradii Deegaankaasi Booqan lahaa ay uga Baaqdeen Sababa la xidhiidha Khilaaf aan Buurayn oo dhexdooda ah kaasi oo Salka ku haya Arimo la xidhiidha cida Gudoonka Hayland la siindoono.



Image
Wasiirada iyo Wasiiro ku Xigeeno Reer Sanaag iyo Hayland ah ayaa ku kala Aragti duwan Cida Gudoomiyaha loo Magcaabayo, Ilo war Gal ah ayaa shegaya inuu Gen Ilka Jiir iyo Madaxwayne Faroole oo Talo Wadaag la ah Garaad C/laahi Cali Ciid ay Doonayaan in Gudoomiyaha Gobolka Loo Magcaabo Nin Dhalinyaro ah oo degan Canada kaasi oo aan wali Iman Dalka.

Halka Wasiirada qaar iyo Xubnaha kale ay Quud daraynayaa Shakhiyaad kale oo aad ugu Dhow dhow Madaxtooyada Garoowe, taasi ayaa laleeyahya ayaa dibu dhac wayn ku Keentay Wafti balaadhan oo Booqan lahaa Hayland.

Dhahar,Buraan, Ceelbuh, Xingalool, Baraagaha Qol,iyo Wardheer, Bali Busle ayaa la sheegay inay Hoos imandoonaan Gobolka Cusub ee Hayland

Maxamed Yoonis

Garoowe
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”