Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia
Moderator: Moderators
- RuralMan08
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4512
- Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
- Location: His Royal Majesty
Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia
This new Xisbi Qaran is to save Somalia according to Prof Cabdi Samatar.
London (S.Voice): Xaflad Balaaran oo ay ka soo qeyb galeen siyaasiyiin, Aqoonyahano, iyo marti Sharaf kala duwan ayaa xalay waxaa ay ka dhacday Magaalada Wanbaley ee dalka Ingiriiska halkaasi oo looga dhawaaqay xisbi siyaasi ah oo loogu magacdaray Hiil Qaran.
Xisbiga oo sida la sheegay ka kooban 9 xubnood oo ay ka mid yihiin C/risaaq Xaaji Xuseen oo ah R/wasaarihii ugu horeeyay ee Soomaaliya, Pro. Cabdi Ismaaciil Samatar iyo dad kale oo magac ku leh gudaha iyo dibada Soomaaliya ayaa ujeedada loo aas aasay waxaa ay tahay in umada Soomaaliyeed walaaltanimo iyo Soomaalinimo loo abaabulo iyo qaabkii qaran Soomaaliyeed loo dhisi lahaa.
Pro. Cabdi Ismaaciil Samatar oo xaflad looga dhawaaqayay Xisbigaasi markii ay soo dhamaatay la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in xisbiga uu ka shaqeyn doono danaha iyo hormarinta dadka Soomaalida ee ku dhibaateysan gudaha dalka islamarkaana aana wax lug ah ku laheyn dhinacyada isku haya dalka Soomaaliya.
Waxaa uu sidoo kale sheegay Pro. Samatar in xisbiga Hiil Qaran xubnaha ku jira ay isugu jiraan rag iyo dumar islamarkaana saacadaha soo aadan ay kaga dhawaaqayaan Magaalada Muqdisho magacyada dadka ku mideysan xisbigaasi.
Intii munaasabada looga dhawaaqayay xisbigaasi ay socotay ayaa waxaa hadalkaasi hadalo kala duwan ka jeediyay masuuliyiin iyo siyaasiyiin kale duwan oo ka qeyb gashay munaasabada kuwaasi oo ku dheeraaday ka hadlida marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray dalka Soomaaliya.
SOMALIVOICE

Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia
Pictures of the event

-
djibsomali
- SomaliNet Super

- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia
Haa gulaystoo hill qaran!!!
long live to the new party
long live to the new party
Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia
Hiil Qaran is full of shi't if Cabdirizq xaaji xuseen's enterview on universal tv was anything to go by. For an elder and a so-called siyaasi he realy showed his true colour as far as Somaliland is concerned not to mention his childish attitude and bitter state of mind.
The great Jalaaludin Rumi said...'Hearing someone is lifting the lid off the cooking pot. You learn what’s for supper.

- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia
I like his "Closing technique" to his strategic formulation of the is new Party. From what i have gathered neither of the samatar brothers will be in the party when it is functional. They are only involved in it's setup, support and marketing.
Are they not interested in living on somali soil?
Excess of 30years living outside of somalia should exclude one from having the right to claim awareness of hard evidence on the living conditions on the ground or dictate methods of solving such problems.
I recommend the borthers to travel to somalia and live there for at least 1 year prior to claiming to being experts on somali affairs. It is only fair.
Hiil-Qarsoon

- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia
Samatar is a great man 
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia
abdirisaaq xaji xuseyn wa oday 100 jir ah oo aasaasay maskaxdisa isku daadaatay
Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia
Samatar is an idiot
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia
I HOPE HE BECOMES OUR PRESIDENT WAA GREAT MAN
Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia
In my opinion, the likes of Samatar never venture into new horizons. The guy wants to imitate Gallaidh but he can NOT.

-
siren
- SomaliNet Super

- Posts: 7879
- Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
- Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!
Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia
He's not older than your 90 year old Alcoholic Mamul president.The_Emperior5 wrote:abdirisaaq xaji xuseyn wa oday 100 jir ah oo aasaasay maskaxdisa isku daadaatay
-
Cumar-Labasuul
- SomaliNet Super

- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia
ka xishoo he's kambuli's unclesiren wrote:He's not older than your 90 year old Alcoholic Mamul president.The_Emperior5 wrote:abdirisaaq xaji xuseyn wa oday 100 jir ah oo aasaasay maskaxdisa isku daadaatay
-
siren
- SomaliNet Super

- Posts: 7879
- Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
- Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!
Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia
Cumar-Labasuul wrote:ka xishoo he's kambuli's unclesiren wrote:He's not older than your 90 year old Alcoholic Mamul president.The_Emperior5 wrote:abdirisaaq xaji xuseyn wa oday 100 jir ah oo aasaasay maskaxdisa isku daadaatay
Unlike you guys, we never claim that side of family. That came out of nowhere in the heat of the moment, I assure you it won't happen again.
-
Cumar-Labasuul
- SomaliNet Super

- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia
yeah your right I'm sure I didn't hear famaajos reer abti or was it reer ayeeyosiren wrote:![]()
Unlike you guys, we never claim that side of family. That came out of nowhere in the heat of the moment, I assure you it won't happen again.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 6 Views
-
Last post by RuralMan08
-
- 8 Replies
- 810 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 11 Replies
- 980 Views
-
Last post by udun
-
- 0 Replies
- 187 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 2 Replies
- 320 Views
-
Last post by Osman-NZ
-
- 4 Replies
- 1000 Views
-
Last post by afisoone
-
- 0 Replies
- 316 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 11 Replies
- 1397 Views
-
Last post by bashe19
-
- 5 Replies
- 951 Views
-
Last post by Diyeeshaha_Tolka
-
- 0 Replies
- 285 Views
-
Last post by RuralMan08