BREAKING NEWS BELED HAWO HAS BEEN CAPTURED
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
BREAKING NEWS BELED HAWO HAS BEEN CAPTURED
DEG DEG: Dawlada KMG oo Xaqiijisay in Degmada Beledxaawo ay Qabsatay
Muqdisho (RBC) Sida goordhoweyd uu xaqiijiyey wasiirka gaasnaadhiga ee DKMG Soomaaliya waxay ciidamada DKMG dagaal kula wareegeen degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo.
Wasiirka gaashaandhiga C/xakiin Xaaji Fiqi oo saxaafadda hadal kooban goor dhoweyd siiyey ayaa sheegay in ciidamada DKMG ay dagaal saaka ku absadeen degmada Beledxaawo.
“Waxaan idiin xaqiijinayaa in degmada Beledxaawo saaka 9:00 subaxnimo ay gacanteena soo gasha welina dagaal goos goos ah ayaa ka socda…”, ayuu yiri wasiirka.
Wararka aya sheegaya in dagaal u dhexeeya ciidamada xarakada Shabaab oo maamulayey magaalada iyo kuwa DKMG maalintii saddexaad uu saaka waabarigii ka dhacay duleedka degmada Beledxaawo iyadoo dagaalka uu ahaa mid culus.
Inkastoo ay DKMG si hordhac ah u sheegatay qabashada degmada Beledxaawo ayaan haddana jirin warar madax banaan oo taasi cadeynaya.
Laakiin warar saaka goor hore nasoo gaaray ayaa sheegaya in dad badan magaalada ay isaga barakeceen iyadoo dagaalkuna uu socday.

Re: BREAKING NEWS BELED HAWO HAS BEEN CAPTURED
War deg deg ah Ahlu Sunna Waljamaaca iyo Dowlada oo la wareegay Degmada Balad-xaawo.
Kadib Dagaalo Culus oo ka dhacay Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gado ayaa Ciidamada Ahlu Sunna Waljamaaca iyo kuwa Dowlada KMG Sooomaaliya,waxaa u suurta gashay in ay la wareegaan gacan ku haynta Magaalada Balad-xaawo ee Gobolka gado.
Dagaaladan oo socday Muddo Saacado ah una dhaxeeyay Ciidamada Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljmaaca iyo kuwa dowlada KMG Soomaaliya oo isku dhinac ah iyo Ciidamo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa ka qarxay degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo Barqanimadii Maanta,waxaana dagaalka ka dhashay qasaare soo kala gaaray dhinacyadii dagaalamayay iyo dad Rayid ah sida aan wararka ku helayno.
Wararka ayaa sheegaya in dagaalka ay soo qaadeen Ciidmaada Ahlu Sunna Waljamaaca iyo kuwa dowlada KMG Soomaaliya,waxaana dagaal saacdo socday kadib gacan ku haynta Magaalada Lawareegay Ciidamada Ahlu Sunna iyo kuwa dowlada oo hada ku sugan dhamaan Magaalada sida ay sheegayaan Wararka aan halkaas ka helayno.
Dagaalka ayaa lagu soo waramayaa in Magaalada la iskala baxay oo hada Duleedka Magaalada ay ka socoto rasaas Xoogan oo dhanacyada Alshabaab iyo Ahlu Sunna Waljmaaca ay isku way daarsanayaan.
Wixii kusoo kordha kala soco halkan.

sow la yaab ma ahan when Jale Bare Hirale ku biiro dagaalka inay Shiskabab jabaan
Jale Bare Hirale for president of Somalia

Jale Bare Hirale for president of Somalia
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: BREAKING NEWS BELED HAWO HAS BEEN CAPTURED
Waxaa manta magalada Balad xaawo ka socda Dagaal aad U culus oo la isku adegsanayo hubka nocyadisa kala duwaan kaas oo u dhexeye Ciidamada Dowlada kmg oo kashanaya Xarakada ahlu sunah iyo Alshabab oo dhinac ah Dagaalka ayaa sakay waxaa uu ku bilowdaay Madafiic Meel dheer laga soo gamayay .
Mudo yar ka dib ayaa waxaa soo galaay Ciidamo u horkaayo Col; Bare hiraale oo aan ka qayb qadaan dagaalki ayan dhawayd ka dhacaay Balad Xaawo waxana Dagaal Folka fol ah u ka bilowdaay Gudaha magalada
Xarakada Alshabaab oo waxaay Ciidan haysay iskugu kentay Gudaha Magalada ayaa waxaay ku dadalayaan sidi ay magalada gacantoda ugu sii jirri lahayd .
Dhanka kale Ciidamada Huwanta ah oo manta ka awood badaan sidi hore ayaa waxaay isku dayayaan in ay jiraan dhufays yada Alshabaab Xabaduna wali si Xoowli ah ayay uga socta magalada Gudaheeda.
Wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco Warbahinta Kismaayo24.com

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: BREAKING NEWS BELED HAWO HAS BEEN CAPTURED
dude even if this true then tonight beledxaawo is part of xabashiland
But dont worry Alshabaab willl destroy the xabashis inshallah
But dont worry Alshabaab willl destroy the xabashis inshallah
Re: BREAKING NEWS BELED HAWO HAS BEEN CAPTURED
bro how do you feel markey tirgie uwacdo bare hiirale 
Re: BREAKING NEWS BELED HAWO HAS BEEN CAPTURED
These rats will be sprinting to Doolow within 24 hours as soon as al kelaab make a counter attack. The sprint by the way will be titled "tactical retreat" or some sort of "logistical, planning issue" 
- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: BREAKING NEWS BELED HAWO HAS BEEN CAPTURED
great news, alkalab waa la jabiye, one of the most importan cities in Jubaland has been liberated, this is a huge loss for alkalab.
what are the casualties ?
what are the casualties ?
- mudugawi
- SomaliNetizen

- Posts: 697
- Joined: Wed Jun 17, 2009 5:10 pm
- Location: Ras Asir to Ras Kamboni
Re: BREAKING NEWS BELED HAWO HAS BEEN CAPTURED
My own prediction is Al Shabaab will break up sooner than we think. In Xamar they have and still are losing bases. They will send Gurmad to Xamar,as a consequent their manpower and resistance will weaken in gobolada where they are also facing TFG offensive. Leaving Shabaab disorientated and demoralised.
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: BREAKING NEWS BELED HAWO HAS BEEN CAPTURED
indeed gul for somaliamudugawi wrote:My own prediction is Al Shabaab will break up sooner than we think. In Xamar they have and still are losing bases. They will send Gurmad to Xamar,as a consequent their manpower and resistance will weaken in gobolada where they are also facing TFG offensive. Leaving Shabaab disorientated and demoralised.
Re: BREAKING NEWS BELED HAWO HAS BEEN CAPTURED
i hate alshabaab but they are not losing this war saxibyaal yaan ben laiskushegin
remember alshabaab are too groups united with one goal and our TFG is far from unity and thankx to uganda they are still alive
waxan soxasustay president of villa somalia
remember alshabaab are too groups united with one goal and our TFG is far from unity and thankx to uganda they are still alive
waxan soxasustay president of villa somalia
Re: BREAKING NEWS BELED HAWO HAS BEEN CAPTURED
Al- Shabab is an international organization. No clan or corrupt entity can ever match it. But the ilks of CoolZero will
Keep dreaming.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 2726 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 6 Replies
- 1047 Views
-
Last post by Advo
-
- 21 Replies
- 2450 Views
-
Last post by Murax
-
- 3 Replies
- 879 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 6 Replies
- 957 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 7 Replies
- 1441 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 18 Replies
- 1899 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 4 Replies
- 797 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 9 Replies
- 1077 Views
-
Last post by zingii
-
- 1 Replies
- 5 Views
-
Last post by CoolPoisons