Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia

Post by RuralMan08 »

This new Xisbi Qaran is to save Somalia according to Prof Cabdi Samatar.

London (S.Voice): Xaflad Balaaran oo ay ka soo qeyb galeen siyaasiyiin, Aqoonyahano, iyo marti Sharaf kala duwan ayaa xalay waxaa ay ka dhacday Magaalada Wanbaley ee dalka Ingiriiska halkaasi oo looga dhawaaqay xisbi siyaasi ah oo loogu magacdaray Hiil Qaran.

Xisbiga oo sida la sheegay ka kooban 9 xubnood oo ay ka mid yihiin C/risaaq Xaaji Xuseen oo ah R/wasaarihii ugu horeeyay ee Soomaaliya, Pro. Cabdi Ismaaciil Samatar iyo dad kale oo magac ku leh gudaha iyo dibada Soomaaliya ayaa ujeedada loo aas aasay waxaa ay tahay in umada Soomaaliyeed walaaltanimo iyo Soomaalinimo loo abaabulo iyo qaabkii qaran Soomaaliyeed loo dhisi lahaa.

Pro. Cabdi Ismaaciil Samatar oo xaflad looga dhawaaqayay Xisbigaasi markii ay soo dhamaatay la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in xisbiga uu ka shaqeyn doono danaha iyo hormarinta dadka Soomaalida ee ku dhibaateysan gudaha dalka islamarkaana aana wax lug ah ku laheyn dhinacyada isku haya dalka Soomaaliya.

Waxaa uu sidoo kale sheegay Pro. Samatar in xisbiga Hiil Qaran xubnaha ku jira ay isugu jiraan rag iyo dumar islamarkaana saacadaha soo aadan ay kaga dhawaaqayaan Magaalada Muqdisho magacyada dadka ku mideysan xisbigaasi.

Intii munaasabada looga dhawaaqayay xisbigaasi ay socotay ayaa waxaa hadalkaasi hadalo kala duwan ka jeediyay masuuliyiin iyo siyaasiyiin kale duwan oo ka qeyb gashay munaasabada kuwaasi oo ku dheeraaday ka hadlida marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray dalka Soomaaliya.

SOMALIVOICE
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia

Post by RuralMan08 »

Pictures of the event

Image

Image

Image
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia

Post by djibsomali »

Haa gulaystoo hill qaran!!!

long live to the new party
User avatar
Kukri
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6571
Joined: Thu Oct 02, 2008 8:21 am
Location: Jigjiga

Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia

Post by Kukri »

Hiil Qaran is full of shi't if Cabdirizq xaaji xuseen's enterview on universal tv was anything to go by. For an elder and a so-called siyaasi he realy showed his true colour as far as Somaliland is concerned not to mention his childish attitude and bitter state of mind.

The great Jalaaludin Rumi said...'Hearing someone is lifting the lid off the cooking pot. You learn what’s for supper.
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia

Post by Cirwaaq »

I like his "Closing technique" to his strategic formulation of the is new Party. From what i have gathered neither of the samatar brothers will be in the party when it is functional. They are only involved in it's setup, support and marketing.

Are they not interested in living on somali soil?

Excess of 30years living outside of somalia should exclude one from having the right to claim awareness of hard evidence on the living conditions on the ground or dictate methods of solving such problems.

I recommend the borthers to travel to somalia and live there for at least 1 year prior to claiming to being experts on somali affairs. It is only fair.

:up: Hiil-Qarsoon
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia

Post by kambuli »

Samatar is a great man :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia

Post by The_Emperior5 »

abdirisaaq xaji xuseyn wa oday 100 jir ah oo aasaasay maskaxdisa isku daadaatay
melo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2483
Joined: Mon Nov 29, 2010 4:27 pm

Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia

Post by melo »

Samatar is an idiot
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia

Post by hargaysaay »

I HOPE HE BECOMES OUR PRESIDENT WAA GREAT MAN
User avatar
LooxJiid
Posts: 220
Joined: Tue Feb 22, 2011 9:16 am
Location: Caasimadda

Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia

Post by LooxJiid »

In my opinion, the likes of Samatar never venture into new horizons. The guy wants to imitate Gallaidh but he can NOT.

:geek: :geek: :geek:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia

Post by Cali_Gaab »

:lol:
siren
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7879
Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!

Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia

Post by siren »

The_Emperior5 wrote:abdirisaaq xaji xuseyn wa oday 100 jir ah oo aasaasay maskaxdisa isku daadaatay
He's not older than your 90 year old Alcoholic Mamul president. :?
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia

Post by Cumar-Labasuul »

siren wrote:
The_Emperior5 wrote:abdirisaaq xaji xuseyn wa oday 100 jir ah oo aasaasay maskaxdisa isku daadaatay
He's not older than your 90 year old Alcoholic Mamul president. :?
ka xishoo he's kambuli's uncle
siren
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7879
Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!

Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia

Post by siren »

Cumar-Labasuul wrote:
siren wrote:
The_Emperior5 wrote:abdirisaaq xaji xuseyn wa oday 100 jir ah oo aasaasay maskaxdisa isku daadaatay
He's not older than your 90 year old Alcoholic Mamul president. :?
ka xishoo he's kambuli's uncle
:lol:

Unlike you guys, we never claim that side of family. That came out of nowhere in the heat of the moment, I assure you it won't happen again. :mrgreen:
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Pro. Cabdi Samatar creates New Xisbi Qaran for Somalia

Post by Cumar-Labasuul »

siren wrote::lol:

Unlike you guys, we never claim that side of family. That came out of nowhere in the heat of the moment, I assure you it won't happen again. :mrgreen:
yeah your right I'm sure I didn't hear famaajos reer abti or was it reer ayeeyo
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”