Galkacyo(Puntlandi.com);- Taliyaha Qaybta Bilayska Gobolka Mudug G/Dhexe Adan Nuur Qaal ayaa sheegay in aysan waxqasaaraa ka soogaarin qarax lala damacsanaa in lagu waxyeeleeyo.
Taliyaha ayaa sheegay in haatan ay hayaan raadad cad ku saabsan shakhsiyaadka qaraxa soo maleegay waxaana uu intaa ku daray in haatan ciidamada amaanka hayaan baaritaano xoogan.
Waxaa uu sheegay in maalmihii udanbeeyay ay cagta mariyeen qaarkamida dadkii falalka amaandaro soo abaabulijiray kuwan qaraxa labeegsadana ay gacanta ku soo dhigidoonaan.
Qaraxyada iyo dilalka qorshaysan ayaa maalmahan hakad kagalay magaalada Galkacyo waxaana soconayay hawlgalo xoogan oo ciidamada amaanka Gobolka Mudug iyo wafdi ka socda Dawlada Puntland ay wadeen.
Taliyaha Qaybta Bilayska Gobolka Mudug Oo ka Hadlay Qaraxii
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 426 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 350 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 6 Replies
- 904 Views
-
Last post by damu
-
- 59 Replies
- 3328 Views
-
Last post by 1nemansquad
-
- 1 Replies
- 374 Views
-
Last post by damu
-
- 11 Replies
- 893 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 2 Replies
- 452 Views
-
Last post by zaahidun
-
- 0 Replies
- 8895 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 490 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 482 Views
-
Last post by The_Emperior5