Sheekh Cali dheere oo Shir jaraa’id qabtay kana hadlay dagaalladii Beled Xaawo iyo Ciidamada Itoobiyaanka ee soo galay Dhuusamareeb. (Dhageyso)
01,Ra/Awal1432, 06,March,2011.
Waxaa goordhow magaalada Muqdisho Shir jaraa’id ku qabtay Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali dheere.
Afhayeenka waxa uu Shirkiisa jaraa’id kaga hadlay dagaalladii dhacay degmada Beled-Xaawo ee wilaayada Gedo iyo Ciidamadii Itoobiyaanka ee halkaasi la wareegay, Afhayeenku wuxuu sidoo kale soo hadal qaaday Ciidamada Itoobiyaan ah oo soo galay magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel.
Dhageyso Shirka Jaraa'id ee Sheekh Cali dheere
Sheekh Cali dheer wuxuu tilmaamay in duullaanka ay Ciidamada Itoobiyaanka kusoo qaadeen qaar ka tirsan gobolada dalka Soomaaliya uu qeyb ka yahay dagaallada magaalada Muqdisho ay wadaan Ciidamada Ugandha iyo Buruundi.
Waxa uu wacad ku maray in Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ay si adag isaga difaaci doonto weerarka lagu soo qaaday. Isagoona farriin culus u diray Dowladda Wadanka Itoobiya.
Shirka jaraa’id ee Sheekh Cali dheere ayaa waxa uu kusoo aadayaa xilli maalintii shalay Ciidamo Itoobiyaan ah ay qabsadeen mgaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo, iyagoona sidoo kale la wareegay magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel.
Sheekh Cali dheere oo ka hadlay Amxaaradi dalka ku so duleen
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Sheekh Cali dheere oo ka hadlay Amxaaradi dalka ku so du
sxb grand..ma adeerada bare adan shire, cabdi cigaal, warfaa,kaalin, maxamuud siyaad iyo ragaa taqaanid baa amxaaraa. Sxb walaahi wax wayn baa kaa qaldan. Hutu ga yaa ugu been bada. Mataqaan .. Aan kuu sheego. Waa murusdaha.. Afhayeenada oo dhan waa iyaga afhayeenka khawarijka shabaab, alsuna the hutu wing.. And tfg shareef wing. Bal u fiirso. dayniil.com bay shahaado ka soo wada qaateen.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Sheekh Cali dheere oo ka hadlay Amxaaradi dalka ku so du
Khawaariji cali dheere, cali uraaaye may allah give him painfull death is a lier, beenloow fooqul beenloow, duliga cali dheere mar waliba oo dagaal looga guuleeysto wuxuu yiraahdaa ETHIOPIAN ayaa naga guuleeysatey.
marka ay al shabaab guuleeystaana wuxuu yiraahdaa ciidankii dawlada (soomaali) ayaan ka guuleeysaney.
bal naaag cali dheeere guusha uu AXMAARADA uu u quuro muxuu ugu quuri waayey somaalida uu la dagaalamayo.
waxaaa u qurux badneeyd inuu yiraahdo AHLU SUNAHAA soomaali ayaa dagaalka nooga guuleeysatay.
xaasid cali dheere bal caqli xumadiisa AXMAAARO kaliya inay ka guuleeysan karto ayuu aamisan yahay IIMAAN LAAWE CALI DHEERE, CALI URAAAYE
dhinaca kale khawaarijta al shabaab maanta ayey iska dhigayaan NATIONALIST wadiniyiin ethiopianka neceb. bal ma oga maanta SOOMAALIDA 90% INAY AL SHABAAB aduunka ugu neceb yihiin.
axmaarada waxaa ka sii xun al shabaab sababtoo ah ah.
1;.- AL SHABAAB waxay ka soo horjeedaan calanka buluuga ee jamhuuriyad SOMALIA
2:- AL SHABAAB ma ogola madax banaaniada qaranka SOMALIA-
3:-al shabaaba waxay aamisan yihiin inuu AMIIRKOODA YAHAY child molester carab goat fucKer USAMA BEN LADEN
4:-AL SHABAAB danbiilayaal carab ah ee argagaxiso alqaida ee ku dhuunta Somalia ayaa ugala qiimo baddan 9 million soomaali ah eee ku nool SOMALIA
ethiopia waa aqoonsan tahay UNITED SOMALIA IYO CALANKA BULUUGA.
OF COURSE ETHIOPIA WAA CADAWGEENA LAAKIIN ethiopia maanta waxaan iska kaashaneyeynaaa khawaarijta al shabaab sidii loo tirtiri lahaa waayo NABIGA SCW ayaa yahuudii MAKA DEGANEEYD dagaaal kula wadaagey sidii MADIINA loo difaaci lahaa.
CADAWGA KOOWAAD EE SOMALIA= KHAWAARIJTA AL SHABAAB IYO USAMA BEN LADEN WORSHIPERS

Making up tales of an Ethiopian invasion is simply a cheap propaganda trick by the shababs. They've lost all the legitimacy that they had by abandoning somalinimo in favor of aligning themselves with Afghan dogs against the Somali people and state.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Sheekh Cali dheere oo ka hadlay Amxaaradi dalka ku so du
This apostate dog called sh.cali dheere(may Allah curse him and his likes) will certaintly flee if saliibiga tigreey came to xamar.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 544 Views
-
Last post by Strategic
-
- 0 Replies
- 388 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 479 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 1 Replies
- 965 Views
-
Last post by Nubis
-
- 9 Replies
- 894 Views
-
Last post by Vivacious
-
- 30 Replies
- 2881 Views
-
Last post by kaliil
-
- 3 Replies
- 444 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 3 Replies
- 2372 Views
-
Last post by abdirisak22
-
- 7 Replies
- 1403 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 1 Replies
- 2345 Views
-
Last post by BABYGIRL123