Beesha Sade welcome TFG in Luuq Ganaane- PIC

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Beesha Sade welcome TFG in Luuq Ganaane- PIC

Post by XimanJaale »

Image
http://somalinewsonline.com/?p=586 Banaan Bax Lagu Taageerayo Ciidamada Dawalada Oo Ka Socda Luuq.

Luuq (GMN) Wararka ka imaanaya Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ay ku soo waramayaan in halkaasi uu ka socdo banana bax lagu Taageerayo Ciidamada Dawlada KMG ah iyo Kuwa Ahlu Sunna oo gaaray degaankaasi.

Dibad badaxi oo ay ka soo qayb galeen dadwayne aad u fara badan islamarkaa wata calanka Astaanta qaran ee Soomaaliya ayaa waxaa ay isugu soo bexeen wadooyinka waa way nee Magaaladaasi Luuq.

Banaanbaxaasha ayaa la filayaa in Goor dhaw ay lahadlaan masuuliyiin ka tirsan dawlada KMG ee Soomaaliya iyo kuwo Ahlu Sunna oo degmadaasi kula wareegay dagaal uusan Dhiig ku daadan.

Masuuliyiin uu ka id ayahay Xildhibaan maxamuud Sayid Aadn nayaa la filaayaa in ay Goobtaasi ka hadlaan islamarkaana ay qudbado ka jeediyaan Goobtaasi uu ka socdo Banaanbaxa

http://gedoonline.com/?p=18104
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”