Puntland oo lagu jabiyey Gambadhe

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
NewHargeisaGirl
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4876
Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am

Re: Puntland oo lagu jabiyey Gambadhe

Post by NewHargeisaGirl »

Siilaanyo Sakhran's dayz are numbered :clap: :clap:

Joofeeye aka Majarafad :P
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Puntland oo lagu jabiyey Gambadhe

Post by Siciid85 »

.
Last edited by Siciid85 on Mon Mar 07, 2011 3:45 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Puntland oo lagu jabiyey Gambadhe

Post by Siciid85 »

SLJOOFAY. I have heard of this Asad maxamed guy killed AUN is it the same guy (Asad maxamed awaare) mise wa a different person?
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Puntland oo lagu jabiyey Gambadhe

Post by HooBariiska »

:sland: :up:
SLJOOFAY
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 419
Joined: Mon Aug 23, 2010 5:42 pm
Location: Somaliland my home

Re: Puntland oo lagu jabiyey Gambadhe

Post by SLJOOFAY »

Siciid85 wrote:SLJOOFAY. I have heard of this Asad maxamed guy killed AUN is it the same guy (Asad maxamed awaare) mise wa a different person?
I dont know Asad Maxamed awaare bro, i've been told that the Asad killed today (AUN) is dhulbahante.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Puntland oo lagu jabiyey Gambadhe

Post by Siciid85 »

It's properly the same guy i am talking about. Thanks for the info anyway cuz.
mashallahbro
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 685
Joined: Fri Feb 25, 2011 9:30 pm
Location: Sultan from Upstate Hadaaftimo with that Oil Paper........BALLINNNNnNN

Re: Puntland oo lagu jabiyey Gambadhe

Post by mashallahbro »

Newhargeisagirl wrote:Siilaanyo Sakhran's dayz are numbered :clap: :clap:

Joofeeye aka Majarafad :P

ASAK sister newhargesia inshallah warlords and rebels who hurt our Somali brothers and sisters will fall. Together we stand.

Hargeysa Somalia

Your Brother

Mashallahbro
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Puntland oo lagu jabiyey Gambadhe

Post by FBISOMALIA »

the fact in the ground
Dagaal u dhaxeeya Ciidamada taabacsan maamulka Puntland kuwaas oo ka amarqaata Wasiir hore uga tirsanaan jirey maamulka Puntland iyo kuwa maamulka Somaliland ayaa duhurnimadii maanta ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Sida ay wararku sheegaayan dagaalka ayaa ka dhacay degaanka lagu magacaabo Ganbara oo qiyaastii 20KM u jirta magaalada Laascaanood,waxaana uu socday mudo dhowr saacadood dagaalka.

Afhayeen u hadlay Ciidamada Somaliland ayaa BBC-da u sheegay in dagaalka ay khasaaro balaaran ku gaarsiiyeen Ciidamada isla markaana dib u riixeen,waa siduu sheegtay.wuxuuna sidoo kale tilmaamay in ay qabteen maxaabiis.

Xirrir ay warbaahinta Horseed Media la sameysay masuuliyinta Puntland ayaa dhamaantood ka gaabsaday in ay faahfaahin ka bixiyaan dagaalka iyadoo ay xuseen in saacadaha soo socda la hadli doonaan Saxaafada oo dagaalka ka warbixin doonaan.

Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashey dagaalka maanta dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa la ogeyn.

Dhowaan ayay ahayd markii Ciidamo ka tirsan Puntland ay dhaq dhaqaaq Ciidan ka bilaabeen inta u dhaxeysa Laascaanood iyo magaalada Garoowe.

Dagaalka maanta ayaa kusoo beegmaya xilli Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Puntland ku eedeyey maamulka Somaliland in colaad ka hurinayso magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Faahfaahin ku saabsan dagaalka waan idin soo gudbin doona Insha’allah

Horseed Media
Dagaalo ka Socda Duleedka Laascaanood iyo Somaliland Oo ka Huleeshay Laascaanood

Laascaanood(Puntlandi.com);- Duleedka magaalada Laascaanood ayaa waxaa ka socda dagaalo xoogan oo u dhaxeeya maleeshiyaadka mamulka Somaliland iyo ciidamo dadka deegaanka oo gacan ka helaya ciidamada qaranka Dawlada Puntland.

Dagaalka ayaa bilawday goor hore waxaana lagu soo waramayaa in haatan sii xoogaystay maleeshiyaadki Hargaysana ka huleeleen magaalada Laascaanood.

Axmad Cali Faarax oo ah wariye madaxbanaan oo ku sugan Laascaanood ayaa soo wariyay in ciidamada dadka Gobolada SSC oo gacankahelaya Puntland ay lawareegeen garoonkii diyaaradaha Laascaanood haatana ku soo wajahanyihiin gudaha magaalada.

Mamulkii magaalada Laascaanood ugu magacawnaa Somaliland ayaa gudaha magaalada isagabaxay waxaana magalada ku soo haray shacabkii uu wadooyinka u taagan in ay soo dhaweeyaan ciidamada ku soo wajahan magalada.

Laascaanood oo muda ka maqnayd gacanta Dawlada Puntland ayaa haatan dib ugu soo laabtay waxaana taasi ay ka dhabaynaysaa hadalkii Madaxwaynaha Dawlada Puntland C/raxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Faroole kaa oo ku aadanaa in dadka iyo dalka ay difaacayaan
Ganbara: (Sh. M. Network) Ciidamada Maamulka Somaliland iyo kuwa Puntland ayaa galinkii dambe ee maanta waxa ay ku dagaalameen deegaan lagu magacaabo Ganbara ee dhowr Mitir u jirta magaalada Laasacaanood ee Xarunta gobolka Sool.



Dagaaladaan ayaa galinkii dambe ee maanta waxaa ay ka qarxeen deegaan lagu magacaabo Ganbara oo 20-KM kaga beegan dhinaca Koofurta magaalada Laasacanood kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland.



Dagaalka ayaa la tilmaamay inay qaadeen ciidamada Puntland kuwaasi oo ku qaaday deegaanka Ganbara, waxaana inta la’ogyahay ku dhintay 8 qof oo dhinacyadii dagalaamay iyadoo ay ku dhaawcmeen tiro intaasi ka badan, iyadoo Saraakiil ka tirsan ciidamada Puntland ay guulo ka sheegtay dagaalkaasi kuwaasi oo tilmaamay inay la wareegeen deegaanka Ganbara oo ay dagaaladu ka dhaceen.



Dhinaca kale Afhayeen u hadlay ciidamada Somaliland oo lagu magacaabo Cismaan C/laahi ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada Puntland ay weerar kusoo qaadeen fariisin ciidamada Somaliland ay ku lahaayeen deegaanka Ganbara oo uu dagaalka ka dhacay.



Xaaladda goobihii lagu dagaalamay ayaa ah iminka mid wali laga dareemayo xiisad kacsanaan ah, iyadoo labada dhinac ay samaynayaan dhaq dhaqaaqyo ciidan, waxaana cabsi ay soo foodsaartay dadkii ka agdhawaa deegaanada lagu dagaalamay.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”