Waxaa goordhaw soo gaba gaboobay dagaallo culus oo maanta baraqadii ka qarxay duleedka magaalada Dhuusamareeb ee wilaayada Galguduud.
Dagaalka oo ay qeyb ka ahaayeen ciidamada Kirishtanka Itoobiya ayaa soo dhamaaday waxaana khasaara dhabarka loo saariyey cadawgii soo duulay.
Idaacadda Islaamiga Andalus Gobolada dhexe ayaa goordhaw lagasii daayay natiijadii ka dhalatay dagaalka waxaana laxaqiijiyay in Jab aad u culus uu gaaray ciidanka Itoobiya iyo Maleeshiyaadkii la socday.
Meydad iyo dhaawacyo ay ka carareen cadawga ayaa lagu arkay aagaga dagaalka waxaana dhacday in dhaawacyada qaar ay Mujahidiintu nolosha ku toogteen halka weli Bakhtiga cadawga daadsanyahay goobta.
Halkaan ka Dhageyso Dagaalka oo Live ah
Weriye C/qaadir Rabaani oo katirsan Idaacadda Andalus Gobolada dhexe ayaa Wakaaladda SomaliMeMo ugu waramay khadka taleefanka wuxuuna sharaxayaa sida ay wax u dheceen.
Kumanaan shacab ah oo ku sugan magaalooyinka Ceelbuur, Ceelgaras, Xiindheere, Galhareeri, Galcad, Ceeldheere, Masagawaa iyo tuulooyinka ku dhaw dhaw ayaa dhegta ku haya Idaacadda Andalus oo maanta si toos ah u tebinaysa dagaalka u dhexeeya Xaqqa iyo baadilka ee Galguduud ka socda.
Shacabka ku dhaqan Dhuusamareeb iyo Guriceel ayaa iyana Andalus is toos ah u dhegaysanaya waloow ay Mushrikiintu cadaadis ku hayaan shacabka.
Saraakiisha Mujaahidiinta ee saaxada dagaalka waxay soo sheegayaan in Meydadka Mushrikiinta iyo ciidanka Itoobiya daadsanyihiin dhulka dhagaxa ah waxaana lasoo xusuusanayaa Malxamadii sanado ka hor ka dhacday Warxoolo iyo Wabxo halkaasi oo lagu laayay Mushrikiinta.
Wakaaladda Wararka SomaliMeMo
Allahuakbar ethiopians have been defeated in d/mareeb
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Allahuakbar ethiopians have been defeated in d/mareeb
You monkey faced boon, we victrious can't be stopped

- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Allahuakbar ethiopians have been defeated in d/mareeb
lol@SomaliMemo
AS will be destroyed, get used to it.
AS will be destroyed, get used to it.
Re: Allahuakbar ethiopians have been defeated in d/mareeb
Good news that Ethiopians are feeling the heat.
Ethiopia will never support the TFG and any Somali group for getting Somalia stabilized. As a matter fact, Ethiopia always used its influences to create fitna among the Somali groups.
Ethiopia will never support the TFG and any Somali group for getting Somalia stabilized. As a matter fact, Ethiopia always used its influences to create fitna among the Somali groups.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1133 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 52 Replies
- 4080 Views
-
Last post by gemini07
-
- 1 Replies
- 537 Views
-
Last post by Borne2Lead
-
- 2 Replies
- 525 Views
-
Last post by Mr.Wise
-
- 31 Replies
- 2531 Views
-
Last post by MrSinister
-
- 36 Replies
- 1825 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 0 Replies
- 416 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 59 Replies
- 3592 Views
-
Last post by Colonel