BREAKING NEWS: MUJAHDIINTA AYEEY KU WAREERAYN BELEDXAWO
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
BREAKING NEWS: MUJAHDIINTA AYEEY KU WAREERAYN BELEDXAWO
Dagaalyahannada Al-Shabaab ayaa xalay duqeeyey degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo toddobaad kadib oo ay gacantooda ka baxday markii ciidamo Isbaheysiga ah ay ka qabsadeen.
Goob-joogayaal ayaa sheegay in Shabaabku beegsadeen saldhigyada ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Ahlu-Sunna ay ku leeyihiin gudaha iyo banaanka Beledxaawo, lana dhaceen dhowr madfac, lama sheegin ilaa hadda wax khasaaro ah oo ka dhashay duqeyntaas.
Sargaal u hadlay Al-Shabaabka Gedo wuxuu sheegay in ay 20-madfac ku dhufteen fariisin ay ciidamada Ethiopia ku lahaayeen Beledxaawo, kuna dileen sida uu hadalka u dhigay askar badan oo aanu tiradoodu sheegin.
Magaalada B/xaawo maalmahan way deganeyd mana muuqan wax saan-saan colaadeed ah oo ka dhan kooxaha heysta.

- Archerr
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1242
- Joined: Fri Feb 25, 2011 2:51 pm
- Location: I think you are standing under me If you don't under-stand me.
Re: BREAKING NEWS: MUJAHDIINTA AYEEY KU WAREERAYN BELEDXAWO
It is wrong to call these morons Mujahidiin. They were doing exactly what the Habesha scum and their agents were doing in that they were shelling the city with a complete disregard for any lives that are lost or properties destroyed. Honestly fvck you and fvck Al Shabab.
Re: BREAKING NEWS: MUJAHDIINTA AYEEY KU WAREERAYN BELEDXAWO
Archer,
B Xaawo in laga guuro waaye. The town is cursed.

- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: BREAKING NEWS: MUJAHDIINTA AYEEY KU WAREERAYN BELEDXAWO
Archerr, give the kid a break man, after all your not much different to him when it comes to Shishkabaab ass kissing
Murax: now that Al$habab is attacking Beledxaawo why is there not such a big uproar ? personally i am furious as a major Mareexaan city has become a playground for thugs in cimaamads, but i refrain from this pretentious emotional BS some of the members here used to attack other members and even the leader of beesha Barre Hiiraale, which reminds me, do you still think Barre is thug/Moriyaan/fitna

Murax: now that Al$habab is attacking Beledxaawo why is there not such a big uproar ? personally i am furious as a major Mareexaan city has become a playground for thugs in cimaamads, but i refrain from this pretentious emotional BS some of the members here used to attack other members and even the leader of beesha Barre Hiiraale, which reminds me, do you still think Barre is thug/Moriyaan/fitna

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: BREAKING NEWS: MUJAHDIINTA AYEEY KU WAREERAYN BELEDXAWO
You have nothing constructive to add to the conservation so you revert to ad hominems. Go get a life coach you confused man.Archerr wrote:It is wrong to call these morons Mujahidiin. They were doing exactly what the Habesha scum and their agents were doing in that they were shelling the city with a complete disregard for any lives that are lost or properties destroyed. Honestly fvck you and fvck Al Shabab.
- ruralboy
- Posts: 171
- Joined: Wed Mar 09, 2011 11:05 pm
- Location: Soomaaliya dhankeedana dhawaaq farax leh mooyee dhiillo kama sugaayee
Re: BREAKING NEWS: MUJAHDIINTA AYEEY KU WAREERAYN BELEDXAWO
Anyone who shells or condones shelling a town full of civilians is a Mooryaan dulli dulli dhalay ah. Nacalad baana ku taal isaga iyo kii difacaba. Be it Barreh (ibrahimcw's "leader of the beesha") Habashi, Shabaab, Suufiya, etc.
Mujaahid: Someone who is fighting gaalo (only gaalo) and defending muslims (all muslims).
Leader: Elected or accepted person with moral compass and a known domain and political stand.
Sorry, but I see none around Gedo now.
Mujaahid: Someone who is fighting gaalo (only gaalo) and defending muslims (all muslims).
Leader: Elected or accepted person with moral compass and a known domain and political stand.
Sorry, but I see none around Gedo now.
- Archerr
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1242
- Joined: Fri Feb 25, 2011 2:51 pm
- Location: I think you are standing under me If you don't under-stand me.
Re: BREAKING NEWS: MUJAHDIINTA AYEEY KU WAREERAYN BELEDXAWO
You can say that again man. You know it is exactly like Xamar. The reason why Xamar can never find peace is that the people fighting over it are not from there. Even the ABgaals fighting in Xamar are the reer Baadiye ones from places Cadale and Aadan yabaal. It is the same with Beled Xaawo. Waxaan u dhalan oo farac ku laheen ayaa ku dagaalamayo and because of that dhulka iyo dadkaba uma naxariisanayaan.Murax wrote:Archer,
B Xaawo in laga guuro waaye. The town is cursed.
grandpakhalif, just out of curiosity bro let me ask you a question. Are you an only child?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: BREAKING NEWS: MUJAHDIINTA AYEEY KU WAREERAYN BELEDXAWO
I mean who is this guy, not only has he been accused of being an Ogaden disguised as a Sade, he is also a man of vice, who is promoting the division of a clan. Look buddy, how dare you insult the ones who are defending you from Tigray onslaught. Stop being twofaced, civilian casualities are inevitable in a damn war, it has been that since the dawn of time.
B) I don't see how that question is relevant to the discussion. Either contribute or shutup, some people will dismiss you for your trollery
B) I don't see how that question is relevant to the discussion. Either contribute or shutup, some people will dismiss you for your trollery
- ruralboy
- Posts: 171
- Joined: Wed Mar 09, 2011 11:05 pm
- Location: Soomaaliya dhankeedana dhawaaq farax leh mooyee dhiillo kama sugaayee
Re: BREAKING NEWS: MUJAHDIINTA AYEEY KU WAREERAYN BELEDXAWO

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: BREAKING NEWS: MUJAHDIINTA AYEEY KU WAREERAYN BELEDXAWO
Idoor boy? Why are you here?ruralboy wrote:Mujaahid: Someone who is fighting gaalo (only gaalo) and defending muslims (all muslims).
Leader: Elected or accepted person with moral compass and a known domain and political stand.
- ruralboy
- Posts: 171
- Joined: Wed Mar 09, 2011 11:05 pm
- Location: Soomaaliya dhankeedana dhawaaq farax leh mooyee dhiillo kama sugaayee
Re: BREAKING NEWS: MUJAHDIINTA AYEEY KU WAREERAYN BELEDXAWO
Get the xaar outta here, nacas.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: BREAKING NEWS: MUJAHDIINTA AYEEY KU WAREERAYN BELEDXAWO

This is SNM's prototype flag, you are Idoor
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

isha ka tuurtey. Archer waa langaab cagdheer talking about the affairs oo an shuqul ku lahaynibrahimcw wrote:Archerr, give the kid a break man, after all your not much different to him when it comes to Shishkabaab ass kissing![]()
Murax: now that Al$habab is attacking Beledxaawo why is there not such a big uproar ? personally i am furious as a major Mareexaan city has become a playground for thugs in cimaamads, but i refrain from this pretentious emotional BS some of the members here used to attack other members and even the leader of beesha Barre Hiiraale, which reminds me, do you still think Barre is thug/Moriyaan/fitna
wuxu yiri, dad aan u dhalan Gedo ayaa meesha ka dagaalamaya. ofcourse Shiskabab uma dhalan Gedo laakin ciidanka Dolow are Rer Gedo. teeda kale, Jale Bare Hirale's much as Rer Gedo as the oldest Rer Gedo alive. xaaskiisana waa Rer Ahmed (Rer Beled Hawo)
Last edited by CoolPoisons on Sun Mar 13, 2011 4:44 am, edited 1 time in total.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: BREAKING NEWS: MUJAHDIINTA AYEEY KU WAREERAYN BELEDXAWO
i called Beled Hawo. 20 mooryaan Shiskabab ayaa ku haray duleedka waana la qabandoona
- ruralboy
- Posts: 171
- Joined: Wed Mar 09, 2011 11:05 pm
- Location: Soomaaliya dhankeedana dhawaaq farax leh mooyee dhiillo kama sugaayee
Re: BREAKING NEWS: MUJAHDIINTA AYEEY KU WAREERAYN BELEDXAWO
Can't you read, waryaa? This is tawxiid and no one owns it.grandpakhalif wrote:
This is SNM's prototype flag, you are Idoor
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 1946 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 36 Replies
- 4115 Views
-
Last post by zidane88
-
- 15 Replies
- 1946 Views
-
Last post by Nomand
-
- 4 Replies
- 906 Views
-
Last post by Caytame
-
- 90 Replies
- 60691 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 1 Replies
- 253 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 21 Replies
- 9821 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 14 Replies
- 5714 Views
-
Last post by LionHeart-112
-
- 0 Replies
- 3546 Views
-
Last post by MenaceToSociety