Siilaanyo oo diiday inuu la kulmo Faroole
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Siilaanyo oo diiday inuu la kulmo Faroole
Madaxweyne Siilaanyo oo la Filayo inuu ka baaqsado kulan ay Faroole ku wada yeelan lahaayeen Addis-Ababa
Xisbiga UCID oo la sheegay inuu Madaxweynaha ka dalbaday inuu ka qanciyo intaanu tegin Shirarkaa
Hargaysa (Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa la filayaa inuu ka baaqdo safar uu bari ku tagi lahaa Dalka Itoobiya Caasimadiisa Addis Ababa oo la sheegay inuu wadahadalo ay Itoobiya ku dhex dhexaadinayso isaga iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo hada ku sugan halkaasi uu la yeelan lahaa.
Ilaa hada si rasmi ah looma oga in Madaxweyne Siilaanyo Safarkaasi u bixi doono iyo inkale hase yeeshee warar xogogaal ah oo Waaheen uu helay ayaa iftiiminaya in Madaxweyne Siilaanyo safarkaasi ku gacansaydhay inuu ka qayb galo isla markaasna uu Dawladda Itoobiya ku wargaliyay sidaasi.
Sida ay sheegeen warar u dhuundaloola Kulanka la doonayay inuu Itoobiya ku dhex maro labada Dhinac, oo la xidhiidha sidii loo soo Af-jari lahaa Colaadii dhawaan ka dhacday Deegaanka Kalshaale oo ah dhul Somaliland ka tirsan, taasi oo ay ku soo Duuleen Maleeshiyo ka soo gurmatay dhinaca Puntland, kuwaasoo xaalada deegaankaasi sii adkeeyay.
Hore Dawladda Itoobiya waxay deegaankaasi ugu dirtay wefti culus oo soo qiimeeya xaalada Deegaankaas, waftigaas oo booqday jiida colaadu ka taagnayd isla markaana dhinaca Puntland waxa la sheegay inay Itoobiya ka dalbatay inay ciidamadooda dib ugala baxaan dhulkaasi iyadoo sidoo kalena kuwa Somaliland Dib looga soo saaray.
Madaxweyne Faroole oo hada ku sugan dalka Itoobiya ayaa la filayaa inuu ku hungoobo kulankaasi uu doonayay in lagu dhexdhexaadiyo isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo.
Sida wararku sheegayaan Fariinta Itoobiya ugu yeedhay Madaxwayne Silanyo waxa soo gaadhsiiyay Wasiirka Arrimaha Dibada Maxamed C/laahi Cumar oo maalmihii u danbeeyay dhawr safar ugu baxay Dalka Itoobiya, si rasmi ahna shaaca loogama qaadin in Madaxwaynuhu ka baaqsanayo kulankaas waxa se la filayaa inaanu kulankaasi ka qayb gelin.
Sida la sheegay kulankani waxa uu hor dhac u yahay kulamo kale oo maalmaha soo socda lagaga hadlayo arrimaha Somaliya , oo lagu kala qabanayo Kenya iyo Maraykanka kuwaasoo ay dabada ka riixayaan Urur Goboleedka IGAD iyo Qaramada Midoobay oo lagu doonayo in wax lagaga qabto Xaalada Cakiran ee Soomaaliya, kuwaasoo dhamaantood lagu wada martiqaaday Somaliland, mana cada in Xukuumadu ka qayb-gelayso kulamadaa iyo in kale.

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Siilaanyo oo diiday inuu la kulmo Faroole
"Siilnyaanyo oo diiday inuu la kulmo Futoole"

- Shift
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1740
- Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
- Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin
Re: Siilaanyo oo diiday inuu la kulmo Faroole
Zenawi is a najis playboy,dumarkisuu isku diraa 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Siilaanyo oo diiday inuu la kulmo Faroole
Did you here yesterday hutuboy reporting that Futoole is planning a coupe to oust Sharif DameerShift wrote:Zenawi is a najis playboy,dumarkisuu isku diraa

Funny is the way folks use the word "Dawldad xuun wexey dantaa dawldad laan"

- Shift
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1740
- Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
- Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin
Re: Siilaanyo oo diiday inuu la kulmo Faroole
Waa dad madaxoodu fooraro.The_Patriot wrote:Did you here yesterday hutuboy reporting that Futoole is planning a coupe to oust Sharif DameerShift wrote:Zenawi is a najis playboy,dumarkisuu isku diraa![]()
![]()
![]()
Funny is the way folks use the word "Dawldad xuun wexey dantaa dawldad laan"![]()
![]()
I wonder how zenawis main wife(ileey)feels about the concubines(silaanyo&faroole) fighting over her man

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Siilaanyo oo diiday inuu la kulmo Faroole
Every qawil in somalia is fighting to have their own Iley in Somalia latest are our cuz who want botindheere to be a "govonor" little do they know what is installed for them when they start seeing motoande taking charge of every subclan gathering of theirs in Gedo

- Cirwaaq
- SomaliNet Super
- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Siilaanyo oo diiday inuu la kulmo Faroole
I would not share a meeting with a man holding 850 internation hostages and a man under observation in connection with the murder of 4 americans. Faroole has lost all credibility and hius militia have hit the terror alert radar a dozen times in 2011, The current Danish families with children being held should be his prioriy concern instead of roaming the globe in the believe that he can claim he had no awareness.
There is no negotiation with this man and anyone that does negotiate with him will only loose all credibility and respect.
Like Xaabsade said Faroole "Show what you got nigga".
Unless Siilanyo is going to be involved in the negotiation for the realse of the Danish Hostages there is nothing to warrant a meeting with such a man who despite all his home grown problems only has one objective to take his leadership style to Moqadishu.
He won't survive long and maybe facing a revolution soon. That is if his people want change and are not accomplices to the crimes of Faroole.

- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super
- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: Siilaanyo oo diiday inuu la kulmo Faroole
Cirwaaq your full of hate seek treatment my Somali sister.
As for War_lord Siilaanyo still leading the SNM rebel group in 2011 there isn't much to be said.
As for War_lord Siilaanyo still leading the SNM rebel group in 2011 there isn't much to be said.
- Cirwaaq
- SomaliNet Super
- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Siilaanyo oo diiday inuu la kulmo Faroole
There is a very thin line between Love and Hate.Somalian_Boqor wrote:Cirwaaq your full of hate seek treatment my Somali sister.
As for War_lord Siilaanyo still leading the SNM rebel group in 2011 there isn't much to be said.
I am willing to critisize for sake of change so i may see a better day... is that not Love?
You critisize for the sake of your gain so you may see another diminish one day... is that not Hate?
I HATE in order to show my LOVE for change.
You LOVE to show your HATE for change.
Which of us is sane?
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super
- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: Siilaanyo oo diiday inuu la kulmo Faroole
Cirwaaq wrote:There is a very thin line between Love and Hate.Somalian_Boqor wrote:Cirwaaq your full of hate seek treatment my Somali sister.
As for War_lord Siilaanyo still leading the SNM rebel group in 2011 there isn't much to be said.
I am willing to critisize for sake of change so i may see a better day... is that not Love?
You critisize for the sake of your gain so you may see another diminish one day... is that not Hate?
I HATE in order to show my LOVE for change.
You LOVE to show your HATE for change.
Which of us is sane?

Only the weak hate, as that is their only option.
You say ur for Somaliweyn yet bad mouth Faroole and keep quiet on the sessionalists Siilaanyo.

- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super
- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: Siilaanyo oo diiday inuu la kulmo Faroole
Twisted Logic welcome back, I see ur logic is still twisted.Cirwaaq wrote:I would not share a meeting with a man holding 850 internation hostages and a man under observation in connection with the murder of 4 americans. Faroole has lost all credibility and hius militia have hit the terror alert radar a dozen times in 2011, The current Danish families with children being held should be his prioriy concern instead of roaming the globe in the believe that he can claim he had no awareness.
There is no negotiation with this man and anyone that does negotiate with him will only loose all credibility and respect.
Like Xaabsade said Faroole "Show what you got nigga".
Unless Siilanyo is going to be involved in the negotiation for the realse of the Danish Hostages there is nothing to warrant a meeting with such a man who despite all his home grown problems only has one objective to take his leadership style to Moqadishu.
He won't survive long and maybe facing a revolution soon. That is if his people want change and are not accomplices to the crimes of Faroole.

- Cirwaaq
- SomaliNet Super
- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Siilaanyo oo diiday inuu la kulmo Faroole
Somalian_Boqor wrote:Twisted Logic welcome back, I see ur logic is still twisted.Cirwaaq wrote:I would not share a meeting with a man holding 850 internation hostages and a man under observation in connection with the murder of 4 americans. Faroole has lost all credibility and hius militia have hit the terror alert radar a dozen times in 2011, The current Danish families with children being held should be his prioriy concern instead of roaming the globe in the believe that he can claim he had no awareness.
There is no negotiation with this man and anyone that does negotiate with him will only loose all credibility and respect.
Like Xaabsade said Faroole "Show what you got nigga".
Unless Siilanyo is going to be involved in the negotiation for the realse of the Danish Hostages there is nothing to warrant a meeting with such a man who despite all his home grown problems only has one objective to take his leadership style to Moqadishu.
He won't survive long and maybe facing a revolution soon. That is if his people want change and are not accomplices to the crimes of Faroole.![]()
![]()
Brother you amaze me but you have to the 2nd Plander that has anything worth reading after Monk.
Siilanyo is a legitimate elected president who has the confidence of his population

From a somaliweyn perspective we somalis have failed to differentiate between:
- Town politics
- Region politics
- State politics
- Pan somali politics

- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super
- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: Siilaanyo oo diiday inuu la kulmo Faroole
Twiste_logic know where you belong and we shall we no problem, just like in history. 

- gurey25
- SomaliNet Super
- Posts: 19349
- Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
- Location: you dont wana know, trust me.
- Contact:
Re: Siilaanyo oo diiday inuu la kulmo Faroole
this is not his job, to meet with regional leaders..
faroole should meet the somaliland foriegn minister..

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 1447 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 1 Replies
- 16 Views
-
Last post by Son_of_Somalia
-
- 1 Replies
- 589 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 2 Replies
- 629 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 0 Replies
- 375 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 13 Replies
- 1233 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 3 Replies
- 658 Views
-
Last post by CaynabaX
-
- 10 Replies
- 1183 Views
-
Last post by samadoon-waaxid
-
- 4 Replies
- 782 Views
-
Last post by FBISOMALIA