Ciidamada Raaskaambooni oo dib ula wareegay deegaanka Diif
By SomaliMirror on 13 Mar, 2011 11:04 AM in Main, Wararka
Saaraakiil ka tirsan ciidamada ururka Raskambooni oo saxaafada gudaha maanta la hadlay ayaa sheegayn in ay dib ula wareegeen deegaanka Diif oo ku taala xuduuda Kenya kaasoo shaley dagaal looga qabsaday.
Saraakiisha u hadashay ururka Raskambooniyiinta ayaa sheegay in ay dagaal ka dhacay deegaanka Diif ay u suurtasgay inay dib u qabsadaan magaalada oo hadda gacantooda ay ku jirto.
Wararka laga helaayo deegankaasi ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu shaley gelinkii dambe ka bilowday Diif isagoo socday illaa xaley fiidkii, wuxuuna dagaalkaasi u dhexeeyey ciidamada xarakada murtaddiinta al Shabaab iyo kuwa Raskambooni oo uu hogaamiyo Shiikh Axmed Maxamed Islaan.
Xaalada deegaanka Diif ayaa la soo sheegayaa in maanta ay xasilan tahay kadib dagaalkii xaley, waxaana deeegaanka isaga barakacay dadkii rayidka ahaa badankood kuwaa oo u talaabay dhanka Kiinya.
Maalmihii la soo dhaafey ayey dagaaladu iyo xiisada colaadeed kajirtey Diif iyo deegaanada kale ee gobalka oo ay ku jirto degmada Dhoobley.
Ahmed Black claims to have crushed Qawaarijta
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
- GacanSareeye
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1410
- Joined: Fri Jan 15, 2010 8:39 pm
- Location: Minnogadishu
Re: Ahmed Black claims to have crushed Qawaarijta
Imagine if somalia had oli, this people are fighting over a tuulo, the guy their fighting over will probably notice nothing when this new group takes power. ilaahay soomali diinta waa ku hanuuniyey, caqliga ha u siyaadiyo
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Ahmed Black claims to have crushed Qawaarijta
GacanSareeye wrote:Imagine if somalia had oli, this people are fighting over a tuulo, the guy their fighting over will probably notice nothing when this new group takes power. ilaahay soomali diinta waa ku hanuuniyey, caqliga ha u siyaadiyo
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 1374 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 33 Replies
- 6381 Views
-
Last post by dalalos101
-
- 5 Replies
- 1456 Views
-
Last post by AlpArsalan
-
- 0 Replies
- 379 Views
-
Last post by Canuck2
-
- 1 Replies
- 12 Views
-
Last post by Son_of_Somalia
-
- 3 Replies
- 2044 Views
-
Last post by zingii
-
- 1 Replies
- 443 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 15 Replies
- 1889 Views
-
Last post by zingii
-
- 4 Replies
- 56 Views
-
Last post by Faranacab