Somaliland court official of Sool murdered in Laska

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Somaliland court official of Sool murdered in Laska

Post by grandpakhalif »

Waxaa caawa fiidkii lagu dilay magaalada Laascaanood Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Sool ay u soo magacaabeen maamulka la baxay Somaliland Axmed Saleebaan Abgaaloow,  waxaana goobtii dulku uu ka dhacay ka baxsaday kooxdii dilka  gaysatay.

Dilka Gudoomiyahan ayaa ku soo aadaya maalmo yar ka dib dil loo gaystay taliyihii Sirdoonka isla gobolka Sool ee Maamulka la baxay Somaliland.

Magaalada Laascaanood ayaa ah Gobol ay gacan hayntiisa isku haystaan labada maamul ee la kala baxay Puntland iyo Somaliland oo labaduba ah Dabaqoodhiyo u shaqeeya Qawmiyadda Tigreega ah ee xoogga ku haysta Ethiopia.

Shacabka ku nool Magaalada Laascaanood ayaa dhib kala kulma maamuladan jawaasiista ah waxaana ay rajaynayaan in mar uun ay gobolka soo gaaraan Mujaahidiinta Al Shabaab si ay uga kala cayriyaan qawlasatada isku haysata dhicidda shacabkeena ku nool magaalada Laascaanood.

Laascaanood ayaa lagu xasuustaa xiligii ay Maxaakimta Islaamigu ka hana qaadeen http://somalimemo.net/index.php?option= ... le&id=4287:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Somaliland court official of Sool murdered in Laska

Post by grandpakhalif »

Laascaanood(Jidbaale):-Gudoomiyahii maxakabadaha gobolka Sool ee maamulka Soomaalidiidka ah ayaa caawa fiidkii lagu toogtay badhtamaha magaalada Laascaanood.

Ninkan oo lagu magacaabi jiray Maxamed Saleebaan Geelle kana soo jeeday Magaalada Burco, ayaan ilaa hada la garanayn cida dishay,Magaalada maamulka Siilanyo xooga ku haysto ayaa bilahii ugu danbeeyey waxaa ka jiray kacdoon aad u balaadhan oo lagaga soo horjeedo maamulka sida waxashnimada ah  ula dhaqmaya dadka ku nool degaankaa.Ninkan caawa lagu toogtay magaalada Laascaanood ayaa loo magacaaabay jagadan uu caawa ka dhintay kadib markii hore loo khaarajiyey ninkii hore ugu magacawnaan jiray booskaa dhowr bilood ka hor.

Magaalada Laascaanood ayaa indhaweydba sida ugaadha loogu xasuuqayay saraakiisha sar sare ee u adeegasya maamulka Soomaalidiidka ah ee ka taliya magaalada Hargeysa, iyada oo aan ilaa gacanta lagu dhigin cid rasmi ah oo loo malaynayo in ay falalkaa ka danbaysey.
Morrison
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 298
Joined: Fri Dec 21, 2007 10:17 pm

Re: Somaliland court official of Sool murdered in Laska

Post by Morrison »

so now SSC has become Alshabaab, don't worry somalland police will apprehend the terrorist who did this heinous crime.
AUN
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Somaliland court official of Sool murdered in Laska

Post by grandpakhalif »

SNM OFFICIAL KILLED WARDEGDEG AH

War hada naga soo gaadhay magaalada Laascanood ayaa xaqiijinaya in qudha laga jaray xeer ilaaliyihii ugu magacoowna Siilaanyo gobolka SOol, ninkan oo magaciisa lagu sheegay Abgaaloow ayaa ahaa nin ka soo jeeda beesha Habarjeclo.

Ilaa hada lama garanayo cida dilkiisa ka danabsay, waxaase la xaqiijiyey
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somaliland court official of Sool murdered in Laska

Post by SahanGalbeed »

Granpakhalif
Waxaa caawa fiidkii lagu dilay magaalada Laascaanood Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Sool ay u soo magacaabeen maamulka la baxay Somaliland Axmed Saleebaan Abgaaloow, waxaana goobtii dulku uu ka dhacay ka baxsaday kooxdii dilka gaysatay.

Dilka Gudoomiyahan ayaa ku soo aadaya maalmo yar ka dib dil loo gaystay taliyihii Sirdoonka isla gobolka Sool ee Maamulka la baxay Somaliland.

Magaalada Laascaanood ayaa ah Gobol ay gacan hayntiisa isku haystaan labada maamul ee la kala baxay Puntland iyo Somaliland oo labaduba ah Dabaqoodhiyo u shaqeeya Qawmiyadda Tigreega ah ee xoogga ku haysta Ethiopia.

Shacabka ku nool Magaalada Laascaanood ayaa dhib kala kulma maamuladan jawaasiista ah waxaana ay rajaynayaan in mar uun ay gobolka soo gaaraan Mujaahidiinta Al Shabaab si ay uga kala cayriyaan qawlasatada isku haysata dhicidda shacabkeena ku nool magaalada Laascaanood.

Laascaanood ayaa lagu xasuustaa xiligii ay Maxaakimta Islaamigu ka hana qaadeen http://somalimemo.net/index.php?option= ... le&id=4287:
As far as Somaliland is concerned , assuming this is true we're duly noting the fact that Al shabaab are taking credit for this .
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Somaliland court official of Sool murdered in Laska

Post by LiquidHYDROGEN »

dadkanna SNMtii baa maskaxda ka wasstey. :down:
User avatar
Monsieur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1044
Joined: Sat Oct 23, 2010 2:44 am

Re: Somaliland court official of Sool murdered in Laska

Post by Monsieur »

:clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Somaliland court official of Sool murdered in Laska

Post by udun »

Yup he bit the dust.
User avatar
GacanSareeye
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1410
Joined: Fri Jan 15, 2010 8:39 pm
Location: Minnogadishu

Re: Somaliland court official of Sool murdered in Laska

Post by GacanSareeye »

how come mass demonstrations haven't been tired in this area that lasts as long as the last daboqoodhin surrenders or killed. this is the only way i can think of which would free the people without any bloody confrontation, no doubt between people of the same descent. The SSC should have 'Gandhi Wing' that organizes such things inside Laascaanood.
siren
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7879
Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!

Re: Somaliland court official of Sool murdered in Laska

Post by siren »

Good job.... :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”