Dhahar(Puntlandi.com);- Wafdi balaaran oo ka socda xukuumada Puntland ayaa todobaadyadii la soo dhaafay ku sugnaa Gobolada Sanaag iyo Hayland ee Puntland.
Ujeedada socdaalka ayaa lagu sheegay u kuurgalka xaalada Goboladaa iyo mamul rasmiya oo loo sameeyo iyadoo ismarinwaa uu dhaxmaray masuuliyiintii iyo dadka Goboladaas.
Wafdiga waxay ka koobnaayeen laba xubnood qaybkamida waxaa ay ku jihaysnaayeen Gobolka Sanaag waxaana horkacayay wasiirka arimaha gudaha Puntland Gen.ilka Jiir waxaana wehliyay wasiir ku xigeenka maliyada Puntland,wasiiru dawlaha amniga madaxtooyada puntland,iyo saraakiil kale.
Dhinaca Gobolka Hayland waxaa ku baxay wafdi uu horkacayo wasiir xanaanada xoolaha Puntland,wasiir ku xigeenka amniga puntland wasiir ku xigeenka shaqada iyo shaqaalaha.iyo lataliyaha dhinaca amniga ee madaxwaynaha puntland.
Guud ahaan xubnahaas ayaa deegaanadaa u gaaray sidii xadayn iyo mamulo loogu samaynlahaa Gobolada sanaag iyo hayland oo ah Gobol cusub oo dhawaan xukuumada ku dhawaaqday.
wadaxaajoodyo ay laqaateen Odayaasha dhaqanka iyo bulshada qaybaheeda kaladuwan ayaa laysku mariwaayay sida mamulka loo samaynayo iyo cida talada loo dhiibayo waxaana taasi ay dhalisay in guud ahaan masuuliyiintii halkaasi gaaray ay ka soo anbabaxaan.
Muran iyo Ismaandhaaf ka Dhashay Mamul Usamaynta G.sanaag
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 1125 Views
-
Last post by mahoka
-
- 31 Replies
- 839 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 21 Replies
- 1082 Views
-
Last post by Mystic_Angel
-
- 0 Replies
- 222 Views
-
Last post by Miles8
-
- 0 Replies
- 276 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 315 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 5 Replies
- 1150 Views
-
Last post by sahal80
-
- 20 Replies
- 2290 Views
-
Last post by WadaniggaBarakaysan
-
- 30 Replies
- 3371 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 74 Replies
- 3820 Views
-
Last post by Young Wadani *