Cida siyasadi baratay

User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

Cida siyasadi baratay

Post by new-york24 »

When i heard reer kulbiyoow oo samestay ASWJ ayaan iri la ilbax,mareykanka in lacagta laga gurto cidaha kalaan ku ogaa lakiin hada inagina baranay :lol:

http://www.kismaayotimes.com/modules/ne ... toryid=226
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Cida siyasadi baratay

Post by Faranacab »

Looooooool....waa kolkaan dhihi jirey waa ima ONLF, wa imaa Shabaab , wa imaa Mellez..aan ahayn waa imaa shacab...

Wa maxay tanina, ma hadaan furin kale furnaa... :lol:
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Cida siyasadi baratay

Post by ina aadan »

Ugaas iyo Ugaas yare idinku ku heshiiya oo.

Siyaasada aduunka, somaliya, kiiniya iyo ogadeniya midna yaynaan ka qadin, mar hadii aynaan meel isu raacayn,,,,,miyayna ahay ilamderayalow.
User avatar
Shift
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1740
Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin

Re: Cida siyasadi baratay

Post by Shift »

Waa runtaa ina-adanow lakiin tan sufiyada wiil unbaa inooga dhiman moyee meel gaari meyso.
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Cida siyasadi baratay

Post by ina aadan »

Shift wrote:Waa runtaa ina-adanow lakiin tan sufiyada wiil unbaa inooga dhiman moyee meel gaari meyso.
Suufiyada waxa ogol itoobiya waxayna daba socdaan siyaasada ibraahin dheere iyo ina ilay ee odhanaysa annagoo itobiyaan ah cidi noo kala turjumi mayso yaci intii itobiyaan naloo isticmaalilaha annagaa u isticmalayna somalida kale.
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Cida siyasadi baratay

Post by Faranacab »

Garaad,

Nin iyo naadir, inta danta guud iyo sharafteena difaacda. Tusaale ahaan, Liyu dhalinta raacday gabdhahay ilaalin lahaayeen, ayaa laga ilaaliyaa.
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Cida siyasadi baratay

Post by ina aadan »

Faranacab wrote:Garaad,

Nin iyo naadir, inta danta guud iyo sharafteena difaacda. Tusaale ahaan, Liyu dhalinta raacday gabdhahay ilaalin lahaayeen, ayaa laga ilaaliyaa.
Danta guu waa muqadas, lakin beeshu haday is maqliwaydo wax walba ka filo.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”